Luukos 21 ~ 路 加 福 音 21

picture

1 K or buu u eegay, oo wuxuu arkay kuwa hodanka ah oo hadiyadahoodii khasnadda ku ridaya.

耶 穌 抬 頭 觀 看 , 見 財 主 把 捐 項 投 在 庫 裡 ,

2 W uxuuna arkay carmal miskiin ah oo meeshaas laba lacag ah oo yaryar ku ridaysa.

又 見 一 個 窮 寡 婦 投 了 兩 個 小 錢 ,

3 M arkaasuu yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Carmalkan miskiinta ah waxay ku ridday wax ka badan wixii ay dhammaan ku rideen.

就 說 : 我 實 在 告 訴 你 們 , 這 窮 寡 婦 所 投 的 比 眾 人 還 多 ;

4 W aayo, kuwaas oo dhan waxoodii badnaa ayay wax kaga rideen hadiyadaha, iyaduse miskiinnimadeeda waxay kaga ridday wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dumidda Macbudka

因 為 眾 人 都 是 自 己 有 餘 , 拿 出 來 投 在 捐 項 裡 , 但 這 寡 婦 是 自 己 不 足 , 把 他 一 切 養 生 的 都 投 上 了 。

5 O o qaar kolkay macbudka ka hadlayeen in dhagaxyo wanaagsan iyo hadiyado lagu qurxiyey, wuxuu yidhi,

有 人 談 論 聖 殿 是 用 美 石 和 供 物 妝 飾 的 ;

6 W axaa imanaya maalmo goortii kuwaas aad arkaysaan aan dhagax dhagax kale dushiisa lagu dul dayn doonin oo aan la dumin doonin. Belaayooyinka Imanaya

耶 穌 就 說 : 論 到 你 們 所 看 見 的 這 一 切 , 將 來 日 子 到 了 , 在 這 裡 沒 有 一 塊 石 頭 留 在 石 頭 上 , 不 被 拆 毀 了 。

7 M arkaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamadu maxay ahaan doontaa goortii waxyaalahanu ay dhowaan doonaan?

他 們 問 他 說 : 夫 子 ! 甚 麼 時 候 有 這 事 呢 ? 這 事 將 到 的 時 候 有 甚 麼 豫 兆 呢 ?

8 M arkaasuu yidhi, Iska eega yaan laydin khiyaanayn, waayo, qaar badan ayaa magacayga ku iman doona, oo waxay odhan doonaan, Anigu waxaan ahay isaga; iyo, Wakhtigu waa soo dhowaaday. Ha raacina.

耶 穌 說 : 你 們 要 謹 慎 , 不 要 受 迷 惑 ; 因 為 將 來 有 好 些 人 冒 我 的 名 來 , 說 : 我 是 基 督 , 又 說 : 時 候 近 了 , 你 們 不 要 跟 從 他 們 !

9 O o markaad dagaallo iyo rabshooyin maqashaan ha baqanina, waayo, kolka hore waxyaalahanu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku kolkiiba ma aha.

你 們 聽 見 打 仗 和 擾 亂 的 事 , 不 要 驚 惶 ; 因 為 這 些 事 必 須 先 有 , 只 是 末 期 不 能 立 時 就 到 。

10 M arkaasuu ku yidhi, Quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo.

當 時 , 耶 穌 對 他 們 說 : 民 要 攻 打 民 , 國 要 攻 打 國 ;

11 W axaa meelo kala duwan ka dhici doona dhulgariir iyo abaaro iyo cudurro, samadana waxaa laga arki doonaa waxyaalo cabsi leh iyo calaamooyin waaweyn.

地 要 大 大 震 動 , 多 處 必 有 饑 荒 、 瘟 疫 , 又 有 可 怕 的 異 象 和 大 神 蹟 從 天 上 顯 現 。

12 W axyaalahan oo dhan hortood gacmahooday idin saari doonaan oo idin silcin doonaan oo idiin dhiibi doonaan sunagogyada iyo xabsiyada, oo waxaa magacayga aawadiis laydiin hor geeyn doonaa boqorro iyo taliyayaal.

但 這 一 切 的 事 以 先 , 人 要 下 手 拿 住 你 們 , 逼 迫 你 們 , 把 你 們 交 給 會 堂 , 並 且 收 在 監 裡 , 又 為 我 的 名 拉 你 們 到 君 王 諸 侯 面 前 。

13 W axayna idinku noqon doontaa marag.

但 這 些 事 終 必 為 你 們 的 見 證 。

14 S idaa darteed qalbiyadiinna geliya inaydnaan hore ugu fikirin waxaad ku jawaabi doontaan.

所 以 , 你 們 當 立 定 心 意 , 不 要 預 先 思 想 怎 樣 分 訴 ;

15 W aayo, waxaan idin siin doonaa af iyo xigmad aanay cadaawayaashiinna oo dhammu ka adkaan karin oo aanay ka gees hadli karin.

因 為 我 必 賜 你 們 口 才 、 智 慧 , 是 你 們 一 切 敵 人 所 敵 不 住 、 駁 不 倒 的 。

16 L aakiin idinka waxaa idin gacangelin doona waalidkiinna, iyo walaalahiinna, iyo xigaalkiinna, iyo saaxiibbadiinna, qaarkiinnana waa la dili doonaa.

連 你 們 的 父 母 、 弟 兄 、 親 族 、 朋 友 也 要 把 你 們 交 官 ; 你 們 也 有 被 他 們 害 死 的 。

17 D adka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona.

你 們 要 為 我 的 名 被 眾 人 恨 惡 ,

18 T inna madaxiinna kama lumi doono.

然 而 , 你 們 連 一 根 頭 髮 也 必 不 損 壞 。

19 W aa inaad naftiinna ku haysataan dulqaadashadiinna.

你 們 常 存 忍 耐 , 就 必 保 全 靈 魂 ( 或 作 : 必 得 生 命 ) 。

20 L aakiin goortaad aragtaan Yeruusaalem oo colal ku wareegsan yihiin, markaas ogaada in hallaynteedu dhow dahay.

你 們 看 見 耶 路 撒 冷 被 兵 圍 困 , 就 可 知 道 他 成 荒 場 的 日 子 近 了 。

21 M arkaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen, kuwa gudaheeda ku jiraana ha ka baxeen, kuwa beeraha joogaana yaanay gelin.

那 時 , 在 猶 太 的 應 當 逃 到 山 上 ; 在 城 裡 的 應 當 出 來 ; 在 鄉 下 的 不 要 進 城 ;

22 W aayo, kuwanu waa maalmo aargudasho in wixii la qoray oo dhammu ay noqdaan.

因 為 這 是 報 應 的 日 子 , 使 經 上 所 寫 的 都 得 應 驗 。

23 L aakiin waa u hoog kuwa uurka leh iyo kuwa wakhtigaas ilmo nuujinaya, waayo, dhulka dhib weyn ayaa ka dhici doonta, dadkanna cadho.

當 那 些 日 子 , 懷 孕 的 和 奶 孩 子 的 有 禍 了 ! 因 為 將 有 大 災 難 降 在 這 地 方 , 也 有 震 怒 臨 到 這 百 姓 。

24 W axayna ku dhici doonaan seef afkeeda, oo waa la qabsan doonaa, oo quruumaha oo dhan la geeyn doonaa; quruumuhuna Yeruusaalem ayay ku tuman doonaan ilaa wakhtiga quruumuhu ka dhammaado. Wakhtiga Dhammaadkiisa

他 們 要 倒 在 刀 下 , 又 被 擄 到 各 國 去 。 耶 路 撒 冷 要 被 外 邦 人 踐 踏 , 直 到 外 邦 人 的 日 期 滿 了 。

25 C alaamooyin ayaa laga arki doonaa qorraxda, iyo dayaxa, iyo xiddigaha; dhulkana waxaa ku jiri doona dhib quruumahu ka welwelaan guuxa badda iyo hirarka aawadood.

日 、 月 、 星 辰 要 顯 出 異 兆 , 地 上 的 邦 國 也 有 困 苦 ; 因 海 中 波 浪 的 響 聲 , 就 慌 慌 不 定 。

26 D adkuna waxay la suuxi doonaan baqdin iyo filasho waxa dunida iman doona, waayo, xoogagga cirka ayaa la gariirin doonaa.

天 勢 都 要 震 動 , 人 想 起 那 將 要 臨 到 世 界 的 事 , 就 都 嚇 得 魂 不 附 體 。

27 M arkaasay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruur ku imanaya, isagoo leh xoog iyo ammaan weyn.

那 時 , 他 們 要 看 見 人 子 有 能 力 , 有 大 榮 耀 駕 雲 降 臨 。

28 L aakiin goortii ay waxaasu bilaabaan inay dhacaan, kor eega, madaxyadiinnana kor u qaada, waayo, madaxfurashadiinnu waa dhow dahay. Soo Jeedid Baa Loo Baahan Yahay

一 有 這 些 事 , 你 們 就 當 挺 身 昂 首 , 因 為 你 們 得 贖 的 日 子 近 了 。

29 M arkaasuu masaal kula hadlay, Bal eega berdaha iyo dhirta oo dhan;

耶 穌 又 設 比 喻 對 他 們 說 : 你 們 看 無 花 果 樹 和 各 樣 的 樹 ; 他 發 芽 的 時 候 , 你 們 一 看 見 , 自 然 曉 得 夏 天 近 了 。

30 g oortay caleemo bixiyaan waad arkaysaan oo garanaysaan inuu roobku haddaba dhow yahay.

a

31 S idaas oo kale idinkuna goortaad aragtaan waxaas oo dhacaya, garta in boqortooyadii Ilaah dhow dahay.

這 樣 , 你 們 看 見 這 些 事 漸 漸 的 成 就 , 也 該 曉 得 神 的 國 近 了 。

32 R untii waxaan idinku leeyahay, Qarniganu ma idlaan doono intaanay wax walba dhicin.

我 實 在 告 訴 你 們 , 這 世 代 還 沒 有 過 去 , 這 些 事 都 要 成 就 。

33 C irka iyo dhulku waa idlaan doonaan, laakiinse ereyadaydu ma idlaan doonaan.

天 地 要 廢 去 , 我 的 話 卻 不 能 廢 去 。

34 L aakiin iska jira, yaan qalbiyadiinnu la cuslaan dhereg badan iyo sakhraannimo iyo ka welwelidda ifkan, oo yaan maalintaasu idiin soo kedin sida dabin oo kale.

你 們 要 謹 慎 , 恐 怕 因 貪 食 、 醉 酒 , 並 今 生 的 思 慮 累 住 你 們 的 心 , 那 日 子 就 如 同 網 羅 忽 然 臨 到 你 們 ;

35 W aayo, sidaas oo kale ayaa ku dhacaysa kulli kuwa dunida oo dhan jooga.

因 為 那 日 子 要 這 樣 臨 到 全 地 上 一 切 居 住 的 人 。

36 L aakiin wakhti walbaba soo jeeda, idinkoo Ilaah baryaya inaad xoog yeelataan si aad uga baxsataan waxaas dhici doonaa oo dhan, oo aad Wiilka Aadanaha isu hor taagtaan.

你 們 要 時 時 儆 醒 , 常 常 祈 求 , 使 你 們 能 逃 避 這 一 切 要 來 的 事 , 得 以 站 立 在 人 子 面 前 。

37 M aalin walba ayuu macbudka wax ku bari jiray, habeen walbana dibadda ayuu u bixi jiray, oo wuxuu baryi jiray buurta la odhan jiray Buur Saytuun.

耶 穌 每 日 在 殿 裡 教 訓 人 , 每 夜 出 城 在 一 座 山 , 名 叫 橄 欖 山 住 宿 。

38 D adka oo dhammuna aroortii ayay macbudka ugu iman jireen inay dhegaystaan.

眾 百 姓 清 早 上 聖 殿 , 到 耶 穌 那 裡 , 要 聽 他 講 道 。