Wacdiyahii 11 ~ 傳 道 書 11

picture

1 K ibistaada biyaha korkooda ku tuur, waayo, maalmo badan dabadood waad heli doontaa.

當 將 你 的 糧 食 撒 在 水 面 , 因 為 日 久 必 能 得 著 。

2 O o toddoba qaybood u kala qaybi iyo weliba siddeed, waayo, masiibada dhulka iman doonta garan maysid.

你 要 分 給 七 人 , 或 分 給 八 人 , 因 為 你 不 知 道 將 來 有 甚 麼 災 禍 臨 到 地 上 。

3 H addii daruuruhu roob ka buuxsamaan, dhulkay ku soo daataan, oo haddii geed xagga koonfureed amase xagga woqooyi u dhaco, meeshuu u dhacay ayuu oolli doonaa.

雲 若 滿 了 雨 , 就 必 傾 倒 在 地 上 。 樹 若 向 南 倒 , 或 向 北 倒 , 樹 倒 在 何 處 , 就 存 在 何 處 。

4 K ii dabaysha eegaa waxba ma uu beeran doono, oo kii daruuraha fiiriyaana waxba ma goosan doono.

看 風 的 , 必 不 撒 種 ; 望 雲 的 , 必 不 收 割 。

5 S ida aadan dabaysha jidkeeda u garanayn, ama aadan sida lafuhu ugu dhex samaysmaan naag uur leh maxalkeed u garanayn, saas oo kale ayaadan shuqulka Ilaaha wax walba sameeya u garanayn.

風 從 何 道 來 , 骨 頭 在 懷 孕 婦 人 的 胎 中 如 何 長 成 , 你 尚 且 不 得 知 道 ; 這 樣 , 行 萬 事 之 神 的 作 為 , 你 更 不 得 知 道 。

6 I niinahaaga aroorta beero, oo fiidkana gacantaada ha ceshan, waayo, innaba garan maysid mid liibaani doona, kan ama kaas, iyo inay labadooduba isku si u wanaagsanaan doonaan iyo in kale. Xusuuso Abuurahaaga Inta Aad Dhallinyar Tahay

早 晨 要 撒 你 的 種 , 晚 上 也 不 要 歇 你 的 手 , 因 為 你 不 知 道 哪 一 樣 發 旺 ; 或 是 早 撒 的 , 或 是 晚 撒 的 , 或 是 兩 樣 都 好 。

7 S ida runta ah iftiinku waa macaan yahay, oo indhahana way u wanaagsan tahay inay qorraxda arkaan.

光 本 是 佳 美 的 , 眼 見 日 光 也 是 可 悅 的 。

8 H addii nin sannado badan noolaado, kulligood ha ku farxo, laakiinse ha xusuusto maalmaha gudcurka, waayo, iyagu way badnaan doonaan. Waxa imanaya oo dhammu waa wax aan waxba tarayn.

人 活 多 年 , 就 當 快 樂 多 年 ; 然 而 也 當 想 到 黑 暗 的 日 子 。 因 為 這 日 子 必 多 , 所 要 來 的 都 是 虛 空 。

9 B arbaarkow, barbaarnimadaada ku farax, oo wakhtiga dhallinyaranimadaadana qalbigaagu ha ku istareexiyo, oo sida qalbigaagu doonayo oo ay indhahaagu arkaanba u soco, laakiinse waxaad ogaataa in Ilaah waxyaalahaas aawadood oo dhan kuu xukumi doono.

少 年 人 哪 , 你 在 幼 年 時 當 快 樂 。 在 幼 年 的 日 子 , 使 你 的 心 歡 暢 , 行 你 心 所 願 行 的 , 看 你 眼 所 愛 看 的 ; 卻 要 知 道 , 為 這 一 切 的 事 , 神 必 審 問 你 。

10 H addaba sidaa daraaddeed qalbigaaga murugta ka durki, oo jidhkaagana xumaanta ka fogee, waayo, carruurnimada iyo dhallinyaranimaduba waa wax aan waxba tarayn.

所 以 , 你 當 從 心 中 除 掉 愁 煩 , 從 肉 體 克 去 邪 惡 ; 因 為 一 生 的 開 端 和 幼 年 之 時 , 都 是 虛 空 的 。