1 R abbiga ciidammadow, taambuugyadaadu sidee bay u yihiin wax la jeclaado!
How amiable are thy tabernacles, O Jehovah of hosts!
2 N aftaydu waxay u xiisaysan tahay Rabbiga barxadihiisa, Qalbigayga iyo jiidhkayguba waxay u dhawaaqaan Ilaaha nool.
My soul longeth, yea, even fainteth for the courts of Jehovah; My heart and my flesh cry out unto the living God.
3 H aah, shimbirtu waxay nafsaddeeda u heshay guri, Dabafallaadhuna buul ay yaryarkeeda ku dhasho, Kaas oo ah meelaha allabarigaaga, Rabbiga ciidammadow, Boqorkaygiiyow, Ilaahaygiiyow.
Yea, the sparrow hath found her a house, And the swallow a nest for herself, where she may lay her young, Even thine altars, O Jehovah of hosts, My King, and my God.
4 W axaa barakaysan kuwa gurigaaga deggan, Weligoodba way ku sii ammaani doonaan.
Blessed are they that dwell in thy house: They will be still praising thee. Selah
5 W axaa barakaysan ninkii xooggiisu xaggaaga ka yimaado, Oo ay jidadka sare oo Siyoon qalbigiisa ku jiraan.
Blessed is the man whose strength is in thee; In whose heart are the highways to Zion.
6 M arkay dhex maraan Dooxadii Oohinta waxay ka dhigaan meel ilo badan leh, Haah, oo roobka hore ayaa barakooyin ka buuxiya.
Passing through the valley of Weeping they make it a place of springs; Yea, the early rain covereth it with blessings.
7 W ay xoogaystaan, oo weliba way sii xoogaystaan, Oo midkood kastaaba Ilaah buu ka hor muuqdaa Siyoon dhexdeeda.
They go from strength to strength; Every one of them appeareth before God in Zion.
8 R abbiyow, Ilaaha ciidammadow, baryadayda maqal, Ilaaha Yacquubow, bal dhegta ii dhig, (Selaah)
O Jehovah God of hosts, hear my prayer; Give ear, O God of Jacob. Selah
9 I laahow, gaashaankayagiiyow, bal eeg, Oo bal kaaga la subkay wejigiisa fiiri.
Behold, O God our shield, And look upon the face of thine anointed.
10 W aayo, maalin barxadahaaga la joogo way ka sii wanaagsan tahay kun maalmood oo kale. Intaan teendhooyinka sharka joogi lahaa, Waxaan ka sii jeclaan lahaa inaan guriga Ilaah iridjooge u ahaado.
For a day in thy courts is better than a thousand. I had rather be a doorkeeper in the house of my God, Than to dwell in the tents of wickedness.
11 W aayo, Rabbiga Ilaaha ahu waxa weeye qorrax iyo gaashaan, Rabbigu wax wanaagsan kalama hadhi doono kuwa si qumman u socda. Wuxuuna siin doonaa naxariis iyo sharaf.
For Jehovah God is a sun and a shield: Jehovah will give grace and glory; No good thing will he withhold from them that walk uprightly.
12 R abbiga ciidammadow, Waxaa barakaysan ninkii isku kaa halleeya.
O Jehovah of hosts, Blessed is the man that trusteth in thee.