1 R abbiyow, Sayidkayagiiyow, Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa! Waayo, sharaftaadii waxaad ka sarraysiisay samooyinka.
¡Oh Señor, Señor nuestro, cuán glorioso es tu nombre en toda la tierra, que has desplegado tu gloria sobre los cielos!
2 W axaad xoog u yeeshay afka ilmaha yaryar iyo caanonuugga, Waana cadaawayaashaada daraaddood, Si aad u aamusiisid cadowga iyo aardoonka.
Por boca de los infantes y de los niños de pecho has establecido tu fortaleza, por causa de tus adversarios, para hacer cesar al enemigo y al vengativo.
3 M arkaan ka fiirsado samooyinka farahaaga lagu sameeyey, Iyo dayaxa iyo xiddigaha aad amartay,
Cuando veo tus cielos, obra de tus dedos, la luna y las estrellas que tú has establecido,
4 B al waa maxay dadku oo aad u xusuusataa isaga? Iyo wiilka aadanaha oo aad u soo booqataa?
digo: ¿Qué es el hombre para que de él te acuerdes, y el hijo del hombre para que lo cuides ?
5 W aayo, waxaad isaga wax yar ka hoosaysiisay malaa'igaha, Waxaanad taaj uga dhigtay ammaan iyo murwad.
¡Sin embargo, lo has hecho un poco menor que los ángeles, y lo coronas de gloria y majestad!
6 O o waxaad isaga ka dhigtay inuu u taliyo shuqullada gacmahaaga, Oo wax walbana cagihiisaad ka hoosaysiisay,
Tú le haces señorear sobre las obras de tus manos; todo lo has puesto bajo sus pies:
7 I daha iyo lo'da oo dhan, Iyo xayawaanka duurka joogaba,
ovejas y bueyes, todos ellos, y también las bestias del campo,
8 I yo haadka hawada, iyo kalluunka badda, Iyo wax alla waxa ku dhex socda waddooyinka badaha.
las aves de los cielos y los peces del mar, cuanto atraviesa las sendas de los mares.
9 R abbiyow, Sayidkayagiiyow, Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa!
¡Oh Señor, Señor nuestro, cuán glorioso es tu nombre en toda la tierra!