1 O o Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad,
Benjamín engendró a Bela su primogénito, Asbel el segundo, Ahara el tercero,
2 i yo Nooxaah oo ahaa kii afraad, iyo Rafaa oo ahaa kii shanaad.
Noha el cuarto, y Rafa el quinto.
3 O o Belacna wiilal buu lahaa, oo waxay ahaayeen Addaar, iyo Geeraa, iyo Abiihuud,
Y Bela tuvo hijos: Adar, Gera, Abiud,
4 i yo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax,
Abisúa, Naamán, Ahoa,
5 i yo Geeraa, iyo Shefuufaan, iyo Xuuraam.
Gera, Sefufán e Hiram.
6 K uwanuna waa wiilashii Eehuud, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ahaa dadkii Gebac degganaa, oo iyaga maxaabiis ahaan waa loogu kaxaystay Maanahad.
Y estos son los hijos de Aod: estos son los jefes de las casas paternas de los habitantes de Geba, y que fueron llevados al destierro a Manahat,
7 O o weliba wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay Nacaman, iyo Axiiyaah, iyo Geeraa, oo wuxuu dhalay Cuusaah iyo Axiixud.
es decir, Naamán, Ahías y Gera; éste los llevó al destierro, y engendró a Uza y a Ahiud.
8 O o Shaxarayimna wuxuu carruur ku dhalay dalkii Moo'aab markuu iska diray naagihiisii ahaa Xushiim iyo Bacaraa dabadeed.
Y Saharaim engendró hijos en la tierra de Moab, después de repudiar a sus mujeres Husim y Baara.
9 O o naagtiisii Xodeshna wuxuu ka dhalay Yoobaab, iyo Sibyaa, iyo Meeshaa, iyo Malkaam,
Y de su mujer Hodes engendró a Jobab, Sibia, Mesa, Malcam,
10 i yo Yecuus, iyo Shaakyaah, iyo Mirmaah. Intaasu waa wiilashiisii oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda.
Jeúz, Saquías y Mirma. Estos fueron sus hijos, jefes de las casas paternas.
11 O o Xushiimna wuxuu ka dhalay Abiituub iyo Elfacal.
Y de Husim engendró a Abitob y a Elpaal.
12 W iilashii Elfacalna waxay ahaayeen Ceeber iyo Mishcaam iyo Shemed oo ahaa kii dhisay Oonoo iyo Lod iyo magaalooyinkooda oo dhan,
Los hijos de Elpaal fueron Heber, Misam y Semed, que edificó a Ono y Lod con sus aldeas;
13 i yo Beriicaah, iyo Shemac, oo ahaa madaxdii reeraha dadkii Ayaaloon degganaa oo ahaa kuwii eryay dadkii Gad degganaa,
y Bería y Sema, que fueron jefes de las casas paternas de los habitantes de Ajalón, que hicieron huir a los habitantes de Gat;
14 i yo Axiyoo, iyo Shaashaq, iyo Yereemood,
y Ahío, Sasac y Jeremot.
15 i yo Sebadyaah, iyo Caraad, iyo Ceeder,
Y Zebadías, Arad, Ader,
16 i yo Miikaa'eel, iyo Yishfaah, iyo Yooxaa, oo ahaa wiilashii Beriicaah,
Micael, Ispa y Joha fueron los hijos de Bería.
17 i yo Sebadyaah, iyo Meshullaam, iyo Xisqii, iyo Xeber,
Y Zebadías, Mesulam, Hizqui, Heber,
18 i yo Yishmeray, iyo Isliyaah, iyo Yoobaab, oo ahaa wiilashii Elfacal,
Ishmerai, Jezlías y Jobab fueron los hijos de Elpaal.
19 i yo Yaaqiim, iyo Sikrii, iyo Sabdii,
Y Jaquim, Zicri, Zabdi,
20 i yo Eliiceenay, iyo Silletay, iyo Elii'eel,
Elienai, Ziletai, Eliel,
21 i yo Cadaayaah, iyo Beraayaah, iyo Shimraad, oo wada ahaa wiilashii Shimcii,
Adaías, Beraías y Simrat fueron los hijos de Simei.
22 i yo Yishfaan, iyo Ceeber, iyo Elii'eel,
E Ispán, Heber, Eliel,
23 i yo Cabdoon, iyo Sikrii iyo Xaanaan,
Abdón, Zicri, Hanán,
24 i yo Xananyaah, iyo Ceelaam, iyo Cantotiyaah,
Hananías, Elam, Anatotías,
25 i yo Yifdeyaah, iyo Fenuu'eel, oo wada ahaa wiilashii Shaashaq,
Ifdaías y Peniel fueron los hijos de Sasac.
26 i yo Shamsheray, iyo Shexaryaah, iyo Catalyaah,
Y Samserai, Seharías, Atalías,
27 i yo Yacareshyaah, iyo Eliiyaah, iyo Sikrii, oo wada ahaa wiilashii Yeroxaam.
Jaresías, Elías y Zicri fueron los hijos de Jeroham.
28 O o kuwaasu qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen madaxdii reerahooda, oo waxay degganaayeen Yeruusaalem.
Estos fueron jefes de las casas paternas conforme a sus generaciones, hombres principales que vivieron en Jerusalén.
29 O o Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah,
Y en Gabaón habitaba Jehiel, padre de Gabaón, y el nombre de su mujer era Maaca;
30 i yo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal,
y su primogénito fue Abdón; después Zur, Cis, Baal, Nadab,
31 i yo Naadaab, iyo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Seker.
Gedor, Ahío y Zequer.
32 M iqloodna wuxuu dhalay Shime'aah. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda.
Y Miclot engendró a Simea. Y habitaban también con sus parientes en Jerusalén enfrente de sus otros parientes.
33 N eerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Melkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.
Ner engendró a Cis, Cis engendró a Saúl y Saúl engendró a Jonatán, Malquisúa, Abinadab y Es-baal.
34 W iilkii Yoonaataanna wuxuu ahaa Meriibacal, Meriibacalna wuxuu dhalay Miikaah.
El hijo de Jonatán fue Merib-baal, y Merib-baal engendró a Micaía.
35 W iilashii Miikaahna waxay ahaayeen Fiitoon, iyo Meleg, iyo Tareeca, iyo Aaxaas.
Los hijos de Micaía fueron Pitón, Melec, Tarea y Acaz.
36 A axaasna wuxuu dhalay Yehoocaddaah, Yehoocaddaahna wuxuu dhalay Calemed, iyo Casmaawed, iyo Simrii, Simriina wuxuu dhalay Moosaa.
Acaz engendró a Joada, Joada engendró a Alemet, Azmavet y Zimri, y Zimri engendró a Mosa;
37 M oosaana wuxuu dhalay Bincaa, oo wiilkiisiina wuxuu ahaa Rafaah, oo dhalay Elecaasaah, oo isna dhalay Aaseel.
y Mosa engendró a Bina; Rafa fue su hijo, Elasa su hijo, Azel su hijo.
38 A aseelna wuxuu lahaa lix wiil, oo magacyadoodiina waa kuwan: Casriiqaam, iyo Bokeruu, iyo Ismaaciil, iyo Shecaryaah, iyo Cobadyaah, iyo Xaanaan. Oo kulli intaas oo dhammu waxay ahaayeen wiilashii Aaseel.
Azel tuvo seis hijos y estos eran sus nombres: Azricam, Bocru, Ismael, Searías, Obadías y Hanán. Todos estos fueron hijos de Azel.
39 C eesheq oo ahaa walaalkiis wiilashiisiina waa kuwan, Uulaam oo curadkiisii ahaa, iyo Yecuush oo ahaa kii labaad, iyo Eliifeled oo ahaa kii saddexaad.
Los hijos de Esec su hermano fueron Ulam su primogénito, Jehús el segundo, y Elifelet el tercero.
40 W iilashii Uulaamna waxay ahaayeen rag xoog badan, iyo qaansoley, oo waxay lahaayeen wiilal badan iyo wiilal ay wiilashoodu sii dhaleen, oo isku ah boqol iyo konton nin. Oo intaas oo dhammuna waxay ka yimaadeen wiilashii Benyaamiin.
Y los hijos de Ulam eran hombres fuertes de gran valor, arqueros, y tuvieron muchos hijos y nietos, ciento cincuenta en total. Todos éstos fueron de los hijos de Benjamín.