1 K aalaya, aynu Rabbiga u gabaynee, Oo aynu farxad ugu qaylinno dhagaxa badbaadadeenna.
(94-1) Приидите, воспоем Господу, воскликнем твердыне спасения нашего;
2 A ynu hortiisa la nimaadno mahadnaq, Oo aynu isaga farxad ugu qaylinno innagoo sabuurro ugu gabyayna.
(94-2) предстанем лицу Его со славословием, в песнях воскликнем Ему,
3 W aayo, Rabbigu waa Ilaah weyn, Waana boqor weyn oo ilaahyada oo dhan ka wada sarreeya.
(94-3) ибо Господь есть Бог великий и Царь великий над всеми богами.
4 D hulka meelihiisa ugu mool dheeru gacantiisay ku jiraan, Oo buuraha dheeraantoodana isagaa iska leh.
(94-4) В Его руке глубины земли, и вершины гор--Его же;
5 B addana isagaa iska leh, oo isagaa sameeyey, Oo dhulka engeganna isagaa gacmihiisa ku sameeyey.
(94-5) Его--море, и Он создал его, и сушу образовали руки Его.
6 H addaba kaalaya aynu isaga caabudnee oo u sujuudnee, Oo Rabbiga ina abuuray aan hortiisa ku jilba joogsanno,
(94-6) Приидите, поклонимся и припадем, преклоним колени пред лицем Господа, Творца нашего;
7 W aayo, isagu waa Ilaaheen, Oo innaguna waxaynu nahay dadkii daaqsintiisa, iyo idaha gacantiisa ku jira. Bal maanta maad codkiisa maqashaan!
(94-7) ибо Он есть Бог наш, и мы--народ паствы Его и овцы руки Его. О, если бы вы ныне послушали гласа Его:
8 Q albigiinna ha adkaynina, sidii markii Meriibaah la joogay, Iyo sidii maalintii la joogay Masaah oo cidlada ku dhex taal,
(94-8) 'не ожесточите сердца вашего, как в Мериве, как в день искушения в пустыне,
9 M arkay awowayaashiin i jirrabeen, Oo ay i tijaabiyeen, oo ay shuqulkaygii arkeen.
(94-9) где искушали Меня отцы ваши, испытывали Меня, и видели дело Мое.
10 D adkii qarnigaas afartan sannadood waan u cadhaysnaa, Oo waxaan idhi, Waa dad qalbigooda ka qaldama, Oo iyagu ma ay aqoon jidadkaygii,
(94-10) Сорок лет Я был раздражаем родом сим, и сказал: это народ, заблуждающийся сердцем; они не познали путей Моих,
11 S idaas daraaddeed anigoo cadhaysan waxaan ku dhaartay Inaanay nasashadayda gelin.
(94-11) и потому Я поклялся во гневе Моем, что они не войдут в покой Мой'.