Wacdiyahii 7 ~ Екклесиаст 7

picture

1 M agac wanaagsanu waa ka sii fiican yahay saliid qaali ah, oo maalinta dhimashaduna waa ka fiican tahay maalinta dhalashada.

Доброе имя лучше дорогой масти, и день смерти--дня рождения.

2 I n guriga diyaafadda la tago waxaa ka wanaagsan in guriga baroorashada la tago, waayo, taasaa dadka oo dhan u dambaysa, oo kuwa nooluna qalbigay taas gashan doonaan.

Лучше ходить в дом плача об умершем, нежели ходить в дом пира; ибо таков конец всякого человека, и живой приложит к своему сердцу.

3 Q osol waxaa ka wanaagsan murug, waayo, qalbigu wuxuu ku wanaagsanaadaa wejiga caloolxumadiisa.

Сетование лучше смеха; потому что при печали лица сердце делается лучше.

4 Q albiga kuwa xigmadda lahu wuxuu ku jiraa guriga baroorashada, laakiinse qalbiga nacasyadu wuxuu ku jiraa guriga farxadda.

Сердце мудрых--в доме плача, а сердце глупых--в доме веселья.

5 N in intuu nacasyada gabaygooda maqli lahaa waxaa ka wanaagsan inuu canaanta kuwa xigmadda leh maqlo.

Лучше слушать обличения от мудрого, нежели слушать песни глупых;

6 W aayo, qosolka nacasku waa sida qodxo dheri hoostiis ka jacjac leh, oo taasuna waa wax aan waxba tarayn.

потому что смех глупых то же, что треск тернового хвороста под котлом. И это--суета!

7 H ubaal dulmigu nin xigmad leh wuu waalaa, oo laaluushkuna qalbiguu ka kharribaa.

Притесняя других, мудрый делается глупым, и подарки портят сердце.

8 W ax bilowgiisa waxaa ka wanaagsan dhammaadkiisa, oo kii dulqaadasho badanuna waa ka wanaagsan yahay kii kibir badan.

Конец дела лучше начала его; терпеливый лучше высокомерного.

9 X anaaq ha ku degdegin, waayo, xanaaqu wuxuu ku jiraa laabta nacasyada.

Не будь духом твоим поспешен на гнев, потому что гнев гнездится в сердце глупых.

10 H a odhan, Waayihii hore bal maxay kuwan uga fiicnaayeen? Waayo, xaalkan si caqliya u weyddiin maysid.

Не говори: 'отчего это прежние дни были лучше нынешних?', потому что не от мудрости ты спрашиваешь об этом.

11 X igmaddu sida dhaxal oo kale ayay u wanaagsan tahay, oo waa u faa'iido kuwa qorraxda arka.

Хороша мудрость с наследством, и особенно для видящих солнце:

12 W aayo, xigmaddu waxay wax u daafacdaa sida lacagtu wax u daafacdo oo kale, laakiinse aqoonta faa'iidadeedu waa in xigmaddu ay nabadgeliso kuwa iyada haysta.

потому что под сенью ее под сенью серебра; но превосходство знания в мудрость дает жизнь владеющему ею.

13 B al Ilaah shuqulkiisa ka fiirso, waayo, wixii uu isagu qalloociyey bal yaa toosin kara?

Смотри на действование Божие: ибо кто может выпрямить то, что Он сделал кривым?

14 M aalintii aad barwaaqaysan tahay aad u faraxsanow, oo maalintii aad dhibaataysan tahayna aad u fiirso in Ilaah mid u sameeyey sida kan kale si uusan ninna u ogaan karin waxa isaga dabadiis jiri doona.

Во дни благополучия пользуйся благом, а во дни несчастья размышляй: то и другое соделал Бог для того, чтобы человек ничего не мог сказать против Него.

15 W axaa jira nin xaq ah oo xaqnimadiisa ku halligma iyo nin shar ah oo sharnimadiisa ku cimri dheeraada; labadaba wakhtigii aan waxtarka lahayn ee aan noolaa ayaan arkay.

Всего насмотрелся я в суетные дни мои: праведник гибнет в праведности своей; нечестивый живет долго в нечестии своем.

16 A ad xaq ha u noqon oo hana iska dhigin mid aad xigmad u leh, waayo, bal maxaad isu baabbi'inaysaa?

Не будь слишком строг, и не выставляй себя слишком мудрым; зачем тебе губить себя?

17 A ad sharrow ha u noqon, oo nacasna ha noqon, waayo, bal maxaad wedkaaga ka hor u dhimanaysaa?

Не предавайся греху, и не будь безумен: зачем тебе умирать не в свое время?

18 W axaa kuu wanaagsan inaad tan xagsatid, oo aadan gacantaadana dib uga ceshan, waayo, kii Ilaah ka cabsada waxan oo dhan ayuu ka soo bixi doonaa.

Хорошо, если ты будешь держаться одного и не отнимать руки от другого; потому что кто боится Бога, тот избежит всего того.

19 X igmaddu kan xigmadda leh way uga xoog badan tahay toban taliye oo magaalada jooga.

Мудрость делает мудрого сильнее десяти властителей, которые в городе.

20 W aayo, dhulka laguma arag nin xaq ah oo wanaag fala, oo aan dembaabin.

Нет человека праведного на земле, который делал бы добро и не грешил бы;

21 W ax kasta oo lagu hadlo ha dhegaysan, waaba intaasoo aad maqashaa addoonkaaga oo ku habaarayee.

поэтому не на всякое слово, которое говорят, обращай внимание, чтобы не услышать тебе раба твоего, когда он злословит тебя;

22 W aayo, marar badan ayaa qalbigaagu og yahay inaad adba saasoo kale u habaartid kuwo kale.

ибо сердце твое знает много случаев, когда и сам ты злословил других.

23 W axyaalahan oo dhan xigmad baan ku tijaabiyey. Waxaan is-idhi, Xigmad baan yeelan doonaa, laakiinse xigmaddii way iga fogayd.

Все это испытал я мудростью; я сказал: 'буду я мудрым'; но мудрость далека от меня.

24 W aayo, bal yaa gaadhi kara wixii aad u fog ee mool dheer?

Далеко то, что было, и глубоко--глубоко: кто постигнет его?

25 W axaan qalbigayga oo dhan u diyaariyey oo u soo jeediyey inaan ogaado, oo baadho, oo aan doondoono xigmad iyo wax kasta sababtiisa, iyo inaan ogaado in sharnimadu tahay nacasnimo, iyo in doqonnimadu tahay waalli.

Обратился я сердцем моим к тому, чтобы узнать, исследовать и изыскать мудрость и разум, и познать нечестие глупости, невежества и безумия, --

26 O o waxaan soo ogaaday wax xataa dhimashada ka sii qadhaadh, waana naag qalbigeedu yahay dabinno iyo shabagyo, oo ay gacmeheeduna yihiin jeebbooyin. Ku alla kii Ilaah ka farxiyo iyaduu ka baxsan doonaa, laakiinse dembilaha way qabsan doontaa.

и нашел я, что горче смерти женщина, потому что она--сеть, и сердце ее--силки, руки ее--оковы; добрый пред Богом спасется от нее, а грешник уловлен будет ею.

27 W acdiyuhu wuxuu leeyahay, Bal eega, si aan sababta u garto ayaan midba mid ku daray oo waxaasaan soo helay.

Вот это нашел я, сказал Екклесиаст, испытывая одно за другим.

28 O o weliba waan sii doondoonayaa, laakiinse ma aan helo. Kun nin dhexdood ayaan nin qudha ka helay, laakiinse kuwaas oo dhan xataa naag qudha kama helin.

Чего еще искала душа моя, и я не нашел? --Мужчину одного из тысячи я нашел, а женщину между всеми ими не нашел.

29 B al eeg, waxan keliya oo aan soo ogaaday in Ilaah binu-aadmiga sameeyey iyagoo qumman, laakiinse waxay doondooneen hindisooyin badan.

Только это я нашел, что Бог сотворил человека правым, а люди пустились во многие помыслы.