Yashuuca 4 ~ Иисус Навин 4

picture

1 O o markii quruuntii oo dhammu ay ka wada gudubtay Webi Urdun, ayaa Rabbigu Yashuuca la hadlay, oo ku yidhi,

Когда весь народ перешел чрез Иордан, Господь сказал Иисусу:

2 D adka kala bax laba iyo toban nin, qabiil walba nin,

возьмите себе из народа двенадцать человек, по одномучеловеку из колена,

3 o o waxaad iyaga ku amartaa oo ku tidhaahdaa, Webi Urdun dhexdiisa oo ah meeshii cagaha wadaaddadu istaageen, waxaad ka qaaddaan laba iyo toban dhagax, oo waxaad ula gudubtaan dhanka kale, oo waxaad dhigtaan meeshaad caawa ku dhaxaysaan.

и дайте им повеление и скажите: возьмите себе отсюда, изсредины Иордана, где стояли ноги священников неподвижно, двенадцать камней, и перенесите их с собою, и положите их наночлеге, где будете ночевать в эту ночь.

4 M arkaasaa Yashuuca u yeedhay laba iyo tobankii nin, oo uu ka diyaariyey reer binu Israa'iil, oo qabiil walbana nin buu ka soo soocay.

Иисус призвал двенадцать человек, которых назначил из Сыновизраилевых, по одному человеку из колена,

5 O o Yashuuca wuxuu ku yidhi iyagii, Ka hor gudba sanduuqa Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waxaad tagtaan Webi Urdun dhexdiisa, oo midkiin waluba dhagax garabka ha ku qaado, inta reer binu Israa'iil qabiilooyinkooda tiradoodu tahay,

и сказал им Иисус: пойдите пред ковчегом Господа Бога вашегов средину Иордана и и положите на плечо своекаждый по одному камню, по числу колен сынов Израилевых,

6 i n taasu idiin ahaato calaamo idin dhex taal, oo wakhtiga soo socda markii carruurtiinnu idin weyddiiyaan, oo idinku yidhaahdaan, Maxaad ula jeeddaan dhagaxyadan?

чтобы они были у вас знамением; когдаспросят вас в последующее время сыны ваши и скажут: 'к чему у васэти камни?',

7 W axaad ku odhan doontaan, Sababtu waxa weeye, biyihii Webi Urdun baa ku hor kala go'ay sanduuqa axdiga Ilaah; oo markii uu ka gudbayay Webi Urdun ayay biyihii Webi Urdun kala go'een; oo dhagaxyadanu xusuus bay u ahaan doonaan reer binu Israa'iil weligood.

вы скажете им: ', что вода Иорданаразделилась пред ковчегом завета Господа; когда онпереходил чрез Иордан, тогда вода Иордана разделилась'; такимобразом камни сии будут для сынов Израилевых памятникомна век.

8 O o reer binu Israa'iil waxay yeeleen sidii Yashuuca ku amray, oo waxay Webi Urdun dhexdiisa ka qaadeen laba iyo toban dhagax, oo ah intii qabiilooyinka reer binu Israa'iil tiradoodu ahayd sidii Rabbigu u sheegay Yashuuca, oo waxay u gudbiyeen meeshii ay ku dhaxeen, oo halkaasay dhigeen.

И сделали сыны Израилевы так, как приказал Иисус: взялидвенадцать камней из Иордана, как говорил Господь Иисусу, почислу колен сынов Израилевых, и перенесли их с собою на ночлег, иположили их там.

9 O o Yashuuca wuxuu laba iyo toban dhagax qotomiyey Webi Urdun dhexdiisa, taasoo ah meeshii wadaaddada sida sanduuqa axdiga ay cagahoodu istaageen; oo ilaa maantadan weli meeshii bay jiraan.

И двенадцать камней поставил Иисус среди Иордана наместе, где стояли ноги священников, несших ковчег завета. Они там и до сего дня.

10 W aayo, wadaaddadii siday sanduuqa waxay istaageen Webi Urdun dhexdiisa, ilaa ay dhammaadeen wax waluba wixii Rabbigu ku amray Yashuuca inuu dadka kula hadlo, sidii wixii Muuse ku amray Yashuuca oo dhan, oo dadkiina way degdegeen oo gudbeen.

Священники, несшие ковчег, стояли Средииордана, доколе не окончено было все, что Господьповелел Иисусу сказать народу г так, как завещал Моисей Иисусу; анарод между тем поспешно переходил.

11 O o waxaa dhacday markii ay dadkii oo dhammu wada gudbeen inuu sanduuqii Rabbiguna gudbay, isaga iyo wadaaddadiiba, dadkii oo arka.

Когда весь народ перешел Иордан, тогда перешел и ковчег Господня, и священники пред народом;

12 O o reer Ruubeen, iyo reer Gaad, iyo qabiilkii reer Manaseh badhkiis ayaa reer binu Israa'iil ka hor gudbay, iyagoo hub leh, sidii Muuse kula hadlay iyaga.

и сыны Рувима и сыны Гада и половина колена Манассиинаперешли вооруженные впереди сынов Израилевых, как говорил Иммоисей.

13 Q iyaas afar kun oo nin oo hub leh oo dagaal diyaar u ah ayaa Rabbiga hortiisa ka gudubtay oo dagaal ugu kacday xagga bannaanka Yerixoo.

Около сорока тысяч вооруженных на брань перешло Предгосподом на равнины Иерихонские, чтобы сразиться.

14 O o maalintaas Rabbigu wuxuu Yashuuca ku weyneeyey reer binu Israa'iil oo dhan hortooda; oo cimrigiisii oo dhanba way ka cabsadeen isagii, sidii ay Muuse uga baqi jireen oo kale.

В тот день прославил Господь Иисуса пред очами Всегоизраиля и стали бояться его, как боялись Моисея, во все дни жизниего.

15 M arkaasaa Rabbigu Yashuuca la hadlay, oo ku yidhi,

И сказал Господь Иисусу, говоря:

16 W adaaddada sanduuqa maragga sida waxaad ku amartaa inay ka soo baxaan Webi Urdun.

прикажи священникам, несущим ковчег откровения, выйти Изиордана.

17 O o sidaas daraaddeed Yashuuca baa amray wadaaddadii, oo ku yidhi, Ka soo baxa Webi Urdun.

Иисус приказал священникам и сказал: выйдите из Иордана.

18 O o markii wadaaddadii siday sanduuqa axdigii Rabbiga ay ka soo dhex bexeen Webi Urdun, oo ay cagaha u qaadeen dhul engegan, ayay biyihii Webi Urdun meeshoodii ku soo noqdeen, oo ay qararkiisii oo dhan ka daateen sidii markii hore.

И когда священники, несшие ковчег завета Господня, вышли Изиордана, то, лишь только стопы ног их ступили на сушу, Водаиордана устремилась по своему месту и пошла, как вчера и третьегодня, выше всех берегов своих.

19 O o dadku waxay Webi Urdun ka soo bexeen maalintii tobnaad oo bishii kowaad, oo waxay degeen Gilgaal oo xagga bari ka xigta Yerixoo.

И вышел народ из Иордана в десятый день первого месяца ипоставил стан в Галгале, на восточной стороне Иерихона.

20 O o laba iyo tobankii dhagax oo ay ka soo qaadeen Webi Urdun dhexdiisa ayuu Yashuuca qotomiyey Gilgaal.

И двенадцать камней, которые взяли они из Иордана, Иисуспоставил в Галгале

21 M arkaasuu ka hadlay reer binu Israa'iil, oo wuxuu ku yidhi, Wakhtiga soo socda markii carruurtiinnu aabbayaashood weyddiiyaan, oo yidhaahdaan, Maxaad ula jeeddaan dhagaxyadan?

и сказал сынам Израилевым: когда спросят в последующеевремя сыны ваши отцов своих: 'что значат эти камни?',

22 W axaad carruurtiinna ogeysiisaan, oo ku tidhaahdaan, Reer binu Israa'iil Webigan Urdun waxay kaga soo gudbeen dhul engegan.

скажите сынам вашим: 'Израиль перешел чрез Иордан сей посуше',

23 W aayo, Rabbiga Ilaahiinna ah baa hortiinna ka engejiyey biyihii Webi Urdun, ilaa aad ka soo gudubteen, sidii Rabbiga Ilaahiinna ahu u galay Badda Cas oo kale, tii uu hortayada ka engejiyey ilaa aannu ka gudubnay,

ибо Господь Бог ваш иссушил воды Иордана для вас, доколе вы не перешли его, так же, как Господь Бог ваш сделал с Чермным морем, которое иссушил пред нами, доколе мыне перешли его,

24 s i ay dadka dhulka jooga oo dhammu u ogaadaan gacanta Rabbigu inay xoog badan tahay; oo ay weligood uga cabsadaan Rabbiga Ilaahiinna ah.

дабы все народы земли познали, что рука Господня сильна, идабы вы боялись Господа Бога вашего во все дни.