Taariikhdii Kowaad 7 ~ 1-я Паралипоменон 7

picture

1 W iilashii Isaakaarna waxay ahaayeen Toolac, iyo Fuwaah, iyo Yaashuub, iyo Shimroon, afar bay ahaayeen.

Сыновья Иссахара: Фола, Фуа, Иашув и Шимрон, четверо.

2 W iilashii Toolacna waxay ahaayeen Cusii, iyo Refaayaah, iyo Yerii'eel, iyo Yahmay, iyo Yibsaam, iyo Shemuu'eel, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahoodii oo ahaa reer Toolac, oo qarnigoodiina rag xoog badan bay ku ahaayeen. Wakhtigii Daa'uud joogayna tiradoodu waxay ahayd laba iyo labaatan kun iyo lix boqol.

Сыновья Фолы: Уззий, Рефаия, Иериил, Иахмай, Ивсам и Самуил, главные в поколениях Фолы, люди воинственные в своих поколениях; число их во дни Давида было двадцать две тысячи и шестьсот.

3 F arcankii Cusiina waxay ahaayeen Yisraxyaah, iyo wiilashii Yisraxyaah oo ahaa Miikaa'eel, iyo Cobadyaah, iyo Yoo'eel, iyo Yishiyaah, oo waxay isku ahaayeen shan, dhammaantoodna waxay ahaayeen rag madax ah.

Сын Уззия: Израхия; а сыновья Израхии: Михаил, Овадиа, Иоиль и Ишшия, пятеро. Все они главные.

4 O o iyaga waxaa la jiray guutooyin ah ciidankii dagaalka sidii ay u kala dhasheen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, waxayna ahaayeen lix iyo soddon kun oo nin, waayo, waxay lahaayeen naago iyo wiilal badan.

У них, по родам их, по поколениям их, было готово к сражению войска тридцать шесть тысяч; потому что у них было много жен и сыновей.

5 O o walaalahoodii qolooyinka reer Isaakaar ku dhex jiray oo dhammu waxay ahaayeen rag xoog badan, oo kulligoodna abtiriskooda la tiriyey, oo waxayna ahaayeen toddoba iyo siddeetan kun oo qof. Farcankii Benyaamiin

Братьев же их, во всех поколениях Иссахаровых, людей воинственных, было восемьдесят семь тысяч, внесенных в родословные записи.

6 W iilashii Benyaamiinna waxay ahaayeen Belac, iyo Beker, iyo Yediica'eel, oo ahaa saddex.

У Вениамина: Бела, Бехер и Иедиаил, трое.

7 W iilashii Belacna waxay ahaayeen Esboon, iyo Cusii, iyo Cusii'eel, iyo Yeriimood, iyo Ciirii, oo ahaa shan, oo reerahoodana madax bay u ahaayeen, rag xoog badan bayna ahaayeen, oo abtiriskoodana waa la tiriyey, oo waxay ahaayeen laba iyo labaatan kun iyo afar iyo soddon nin.

Сыновья Белы: Ецбон, Уззий, Уззиил, Иеримоф и Ири, пятеро, главы поколений, люди воинственные. В родословных списках записано их двадцать две тысячи тридцать четыре.

8 W iilashii Bekerna waxay ahaayeen Semiiraah, iyo Yoo'aash, iyo Eliiceser, iyo Eliyooceenay, iyo Comrii, iyo Yereemood, iyo Abiiyaah, iyo Canaatood, iyo Calemed. Oo intaas oo dhammu waxay wada ahaayeen wiilashii Beker.

Сыновья Бехера: Земира, Иоаш, Елиезер, Елиоенай, Омри, Иремоф, Авия, Анафоф и Алемеф: все эти сыновья Бехера.

9 O o iyaga sidii abtiriskoodii ahaa waa loo tiriyey iyo sidii ay u kala dhasheen, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ah rag xoog badan, tiradooduna waxay ahayd labaatan kun iyo laba boqol.

В родословных списках записано их по родам их, по главам поколений, людей воинственных--двадцать тысяч и двести.

10 F arcankii Yediica'eelna waxay ahaayeen Bilhaan, iyo wiilashii Bilhaan oo ahaa Yecuush iyo Benyaamiin, iyo Eehuud, iyo Kenacanaah, iyo Seetaan, iyo Tarshiish, iyo Axiishaxar.

Сын Иедиаила: Билган. Сыновья Билгана: Иеус, Вениамин, Егуд, Хенаана, Зефан, Фарсис и Ахишахар.

11 O o intaas oo dhammu waxay ahaayeen farcankii Yediica'eel sidii ay ahaayeen madaxdii reerahoodu, rag xoog badan bayna ahaayeen, oo intoodii dagaal aawadiis ciidanka u geli kartay waxay ahaayeen toddoba iyo toban kun iyo laba boqol,

Все эти сыновья Иедиаила были главами поколений, люди воинственные; семнадцать тысяч и двести было выходящих на войну.

12 i yo weliba Shufiim iyo Xufiim oo ahaa wiilashii Ciir, iyo Xushiim oo ahaa ina Axeer. Farcankii Naftaali

И Шупим и Хупим, сыновья Ира; Хушим, сын Ахера;

13 W iilashii Naftaalina waxay ahaayeen Yaxsii'eel, iyo Guunii, iyo Yeser, iyo Shalluum, oo intaasu waxay ahaayeen wiilashii Bilhah. Farcankii Manaseh

сыновья Неффалима: Иахцеил, Гуни, Иецер и Шиллем, дети Валлы.

14 W iilashii Manasehna waxay ahaayeen Casrii'eel, oo ay naagtiisii dhashay: (oo naagtiisii addoonta ahaydna waxay u dhashay Maakiir oo ahaa Gilecaad aabbihiis,

Сыновья Манассии: Асриил, которого родила наложница его Арамеянка; она же родила Махира, отца Галаадова.

15 M aakiirna wuxuu guursaday walaashii Xufiim iyo Shufiim, oo magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah, ) oo wiilkii labaad magiciisana waxaa la odhan jiray Selaafexaad, oo Selaafexaadna wuxuu lahaa gabdho.

Махир взял в жену сестру Хупима и Шупима, --имя сестры их Мааха; имя второму Салпаад. У Салпаада были дочери.

16 O o Macakaah oo ahayd Maakiir naagtiisiina waxay dhashay wiil, oo magiciisiina waxay u bixisay Feresh, oo walaalkiis magiciisana waxaa la odhan jiray Shereesh, wiilashiisiina waxay ahaayeen Uulaam iyo Raaqem.

Мааха, жена Махирова, родила сына и нарекла ему имя Кереш, а имя брату его Шереш. Сыновья его: Улам и Рекем.

17 I na Uulaamna wuxuu ahaa Bedaan. Kuwaasu waxay ahaayeen wiilashii Gilecaad oo ahaa ina Maakiir, oo ka sii ahaa ina Manaseh.

Сын Улама: Бедан. Вот сыновья Галаада, сына Махира, сына Манассиина.

18 O o walaashiis Hammolekedna waxay dhashay Iishood, iyo Abiiceser, iyo Maxlaah.

Сестра его Молехеф родила Ишгода, Авиезера и Махлу.

19 W iilashii Shemiidaacna waxay ahaayeen Axyaan, iyo Shekem, iyo Liqxii, iyo Aniicaam. Farcankii Efrayim

Сыновья Шемиды были: Ахиан, Шехем, Ликхи и Аниам.

20 F arcankii Efrayimna waxay ahaayeen Shuutelax oo dhalay Bered, oo isna dhalay Taxad, oo isna dhalay Elcaadaah, oo isna dhalay Taxad,

Сыновья Ефрема: Шутелах, и Беред, сын его, и Фахаф, сын его, и Елеада, сын его, и Фахаф, сын его,

21 o o isna dhalay Saabaad, oo isna dhalay Shuutelax, iyo weliba Ceser, iyo Elcaad oo ay dileen dadkii reer Gad oo dalka ku dhashay, maxaa yeelay, iyagu waxay u soo degeen inay xoolahooda dhacaan.

и Завад, сын его, и Шутелах, сын его, и Езер и Елеад. И убили их жители Гефа, уроженцы той земли, за то, что они пошли захватить стада их.

22 O o aabbahood Efrayimna maalmo badan ayuu aawadood u barooranayay, laakiinse waxaa isaga u yimid walaalihiis inay tacsiyeeyaan.

И плакал о них Ефрем, отец их, много дней, и приходили братья его утешать его.

23 O o isna markaasuu naagtiisii u tegey, kolkaasay uuraysatay oo waxay dhashay wiil. Markaasuu magiciisii u bixiyey Beriicaah, maxaa yeelay, belaayaa reerkiisii ku dhacday.

Потом он вошел к жене своей, и она зачала и родила сына, и он нарек ему имя: Берия, потому что несчастье постигло дом его.

24 O o gabadhiisana waxaa la odhan jiray She'eraah, oo iyadu waxay dhistay Beytxooroon tan hoose iyo tan sareba, iyo weliba Useen She'eraah.

И дочь у него Шеера. Она построила Беф-Орон нижний и верхний и Уззен-Шееру.

25 O o wuxuu dhalay Refax, oo isna dhalay Reshef, iyo wiilkiisii Telax, oo isna dhalay Tahan,

И Рефай, сын его, и Решеф, и Фелах, сын его, и Фахан, сын его,

26 o o isna dhalay Lacdaan, oo isna dhalay Cammiihuud, oo isna dhalay Eliishaamaa,

Лаедан, сын его, Аммиуд, сын его, Елишама, сын его,

27 o o isna dhalay Nuun, oo isna dhalay Yashuuca.

Нон, сын его, Иисус, сын его.

28 O o hantidoodii iyo hoygoodiiba waxay ahaayeen Beytel iyo magaalooyinkeeda, iyo xagga bari Nacaraan, iyo xagga galbeed Geser, iyo magaalooyinkeeda, iyo weliba Shekem iyo magaalooyinkeedii, iyo Casaah iyo magaalooyinkeedii,

Владения их и места жительства их: Вефиль и зависящие от него города; к востоку Нааран, к западу Гезер и зависящие от него города; Сихем и зависящие от него города до Газы и зависящих от нее городов.

29 i yo xagga reer Manasehna Beytshe'aan iyo magaalooyinkeedii, iyo Tacanaag iyo magaalooyinkeedii, iyo Megiddoo iyo magaalooyinkeedii, iyo Door iyo magaalooyinkeedii. Magaalooyinkaas waxaa degganaa reer Yuusuf ina Israa'iil. Farcankii Aasheer

А со стороны сыновей Манассииных: Беф-Сан и зависящие от него города, Фаанах и зависящие от него города, Мегиддо и зависящие от него города, Дор и зависящие от него города. В них жили сыновья Иосифа, сына Израилева.

30 I lma Aasheerna waxay ahaayeen Yimnaah, iyo Yishwaah, iyo Yishwii, iyo Beriicaah, iyo Serax oo ahayd walaashood.

Сыновья Асира: Имна, Ишва, Ишви и Берия, и сестра их Серах.

31 W iilashii Beriicaahna waxay ahaayeen Xeber, iyo Malkii'eel oo ahaa Birsaawid aabbihiis.

Сыновья Берии: Хевер и Малхиил. Он отец Бирзаифа.

32 O o Xeber wuxuu dhalay Yafleed, iyo Shomeer, iyo Xootaam, iyo walaashood Shuucaa.

Хевер родил Иафлета, Шомера и Хофама, и Шую, сестру их.

33 W iilashii Yafleedna waxay ahaayeen Faasag, iyo Bimhaal, iyo Cashwaad. Intaasu waa ilma Yafleed.

Сыновья Иафлета: Пасах, Бимгал и Ашваф. Вот сыновья Иафлета.

34 W iilashii Shemerna waxay ahaayeen Axii, iyo Raahgaah, iyo Yehubbaah, iyo Araam.

Сыновья Шемера: Ахи, Рохга, Ихубба и Арам.

35 O o walaalkiisii Xeelem wiilashiisiina waxay ahaayeen Soofax, iyo Yimnaac, iyo Sheelesh iyo Caamaal.

Сыновья Гелема, брата его: Цофах, Имна, Шелеш и Амал.

36 W iilashii Soofaxna waxay ahaayeen Suu'ax, iyo Xarnefer, iyo Shuucaal, iyo Beerii, iyo Yimraah,

Сыновья Цофаха: Суах, Харнефер, Шуал, Бери, Имра,

37 i yo Beser, iyo Xood, iyo Shammaa, iyo Shilshaah, iyo Yitraan, iyo Be'eeraa.

Бецер, Год, Шамма, Шилша, Ифран и Беера.

38 W iilashii Yeterna waxay ahaayeen Yefunneh, iyo Fisfaah, iyo Araa.

Сыновья Иефера: Иефунни, Фиспа и Ара.

39 W iilashii Cullaana waxay ahaayeen Aarax, iyo Xannii'eel, iyo Risyaa.

Сыновья Уллы: Арах, Ханниил и Риция.

40 O o kulli intaas oo dhammuna waxay wada ahaayeen ilma Aasheer oo ah madaxdii reerahooda, oo waxay ahaayeen rag xoog badan oo la doortay, oo weliba waxay ahaayeen madaxdii amiirrada. Oo tiradoodii abtiriska loogu tiriyey hawsha dagaalka waxay ahayd lix iyo labaatan kun oo nin.

Все эти сыновья Асира, главы поколений, люди отборные, воинственные, главные начальники. Записано у них в родословных списках в войске, для войны, по счету двадцать шесть тысяч человек.