O o kulli intaas oo dhammuna waxay wada ahaayeen ilma Aasheer oo ah madaxdii reerahooda, oo waxay ahaayeen rag xoog badan oo la doortay, oo weliba waxay ahaayeen madaxdii amiirrada. Oo tiradoodii abtiriska loogu tiriyey hawsha dagaalka waxay ahayd lix iyo labaatan kun oo nin.
Все эти сыновья Асира, главы поколений, люди отборные, воинственные, главные начальники. Записано у них в родословных списках в войске, для войны, по счету двадцать шесть тысяч человек.
Continue reading Report error