Sabuurradii 75 ~ Псалтирь 75

picture

1 I laahow, adaan kuu mahadnaqnaa, Waannu kuu mahadnaqnaa, waayo, magacaagu waa noo dhow yahay, Dadku waxay ka sheekeeyaan shuqulladaada yaabka badan.

(74-1) ^^Начальнику хора. Не погуби. Псалом Асафа. Песнь.^^ (74-2) Славим Тебя, Боже, славим, ибо близко имя Твое; возвещают чудеса Твои.

2 W akhtiga aan qawimay, Ayaan si qumman wax u xukumi doonaa.

(74-3) 'Когда изберу время, Я произведу суд по правде.

3 D hulka iyo waxa kor deggan oo dhammuba way wada dhalaaleen, Tiirarkiisa anigaa qotomiyey. (Selaah)

(74-4) Колеблется земля и все живущие на ней: Я утвержу столпы ее'.

4 K uwa kibirka leh waxaan ku idhi, Ha kibrina, Kuwa sharka lehna waxaan ku idhi, Geeskiinna kor ha u taagina,

(74-5) Говорю безумствующим: 'не безумствуйте', и нечестивым: 'не поднимайте рога,

5 G eeskiinna kor ha u taagina, Oo madaxadayg ha ku hadlina.

(74-6) не поднимайте высоко рога вашего, говорите жестоковыйно',

6 W aayo, sarrayntu kama timaado xagga bari ama xagga galbeed, Ama xataa xagga koonfureed toona.

(74-7) ибо не от востока и не от запада и не от пустыни возвышение,

7 L aakiinse Ilaah baa xaakin ah, Isagu mid buu dejiyaa, ku kalena wuu sarraysiiyaa.

(74-8) но Бог есть судия: одного унижает, а другого возносит;

8 W aayo, Rabbiga gacantiisa waxaa ku jira koob, oo waxaa ka xumbaynaysa khamri, Oo waxaa ka buuxa wax laysku qooshay, oo kaasuu wax ka shubaa, Hubaal huubadiisa waxaa heenheensan doona oo cabbi doona dunida kuweeda sharka leh oo dhan.

(74-9) ибо чаша в руке Господа, вино кипит в ней, полное смешения, и Он наливает из нее. Даже дрожжи ее будут выжимать и пить все нечестивые земли.

9 L aakiinse anigu weligayba waan rayrayn doonaa, Oo waxaan ammaan ugu gabyi doonaa Ilaaha Yacquub.

(74-10) А я буду возвещать вечно, буду воспевать Бога Иаковлева,

10 O o weliba kuwa sharka leh geesahooda oo dhan waan wada jejebin doonaa, Laakiinse kuwa xaqa ah geesahooda waa la sarraysiin doonaa.

(74-11) все роги нечестивых сломлю, и вознесутся роги праведника.