Sabuurradii - 134

picture

1 B al eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow.

2 G acmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana.

3 R abbigu Siyoon ha idinka soo barakeeyo, Kaasoo ah kii sameeyey samada iyo dhulkaba.