1 R abbiyow, dalkaagii waad u roonaatay, Oo waxaad soo celisay maxaabiistii reer Yacquub.
Fuiste propicio a tu tierra, Jehová; volviste la cautividad de Jacob.
2 X umaantii dadkaagana waad cafiday, Oo dembigoodii oo dhanna waad qarisay. (Selaah)
Perdonaste la maldad de tu pueblo; todos los pecados de ellos cubriste. Selah
3 C adhadaadii oo dhan waad fogaysay, Oo waad ka soo noqotay kulaylkii xanaaqaaga.
Reprimiste todo tu enojo; te apartaste del ardor de tu ira.
4 I laaha Badbaadadayadow, na soo celi, Oo dhirifkaaga naga jooji.
Restáuranos, Dios de nuestra salvación, y haz cesar tu ira contra nosotros.
5 M iyaad weligaaba noo cadhaysnaanaysaa? Oo xanaaqaaga miyaad sii dheeraynaysaa tan iyo ka ab ka ab?
¿Estarás enojado contra nosotros para siempre? ¿Extenderás tu ira de generación en generación?
6 M iyaanad mar dambe na soo noolaynayn, Si ay dadkaagu kuugu reyreeyaan?
¿No volverás a darnos vida, para que tu pueblo se regocije en ti?
7 R abbiyow, naxariistaada na tus, Oo badbaadadaada na sii.
¡Muéstranos, Jehová, tu misericordia y danos tu salvación!
8 W aan maqli doonaa waxa Ilaaha Rabbiga ahu ku hadlo, Waayo, nabad buu kula hadli doonaa dadkiisa iyo quduusiintiisa, Laakiin yaanay nacasnimo ku noqon.
Escucharé lo que hablará Jehová Dios, porque hablará paz a su pueblo y a sus santos, para que no se vuelvan a la locura.
9 H ubaal badbaadadiisu way u dhow dahay kuwa isaga ka cabsada, Si ay ammaanu dalkayaga u degganaato.
Ciertamente cercana está su salvación a los que lo temen, para que habite la gloria en nuestra tierra.
10 N axariis iyo runu way isla kulmeen, Xaqnimo iyo nabaduna way isdhunkadeen.
La misericordia y la verdad se encontraron; la justicia y la paz se besaron.
11 R untu waxay ka soo baxdaa dhulka, Xaqnimaduna waxay hoos ka soo fiirisaa samada.
La verdad brotará de la tierra y la justicia mirará desde los cielos.
12 H aah, Rabbigu wuxuu ina siin doonaa waxa wanaagsan, Oo dalkeennuna wuxuu soo bixin doonaa midhihiisa.
Jehová dará también el bien y nuestra tierra dará su fruto.
13 H ortiisa waxaa socon doonta xaqnimo, Oo waxay tallaabooyinkiisa ka dhigi doontaa jid la maro.
La justicia irá delante de él y sus pasos nos pondrá por camino.