1 R abbigu isagaa taliya, dadyowgu ha gariireen, Isagu wuxuu ku fadhiyaa keruubiimta, dhulku ha dhaqdhaqaaqo.
¡Jehová reina! Temblarán los pueblos. Él está sentado sobre los querubines; se conmoverá la tierra.
2 R abbigu Siyoon dhexdeeda waa ku weyn yahay, Oo dadyowga oo dhanna wuu ka wada sarreeyaa.
Jehová en Sión es grande y exaltado sobre todos los pueblos.
3 I yagu ha ammaaneen magacaaga weyn oo laga cabsado, Isagu waa quduus.
¡Alaben tu nombre grande y temible! ¡Él es santo!
4 O o weliba boqorka xooggiisu wuxuu jecel yahay garsoorid, Caddaalad baad adkaysaa, Garsoorid iyo xaqnimo baad u samaysaa reer Yacquub.
La gloria del rey es amar la justicia; tú confirmas la rectitud; tú ejerces en Jacob la justicia y el derecho.
5 R abbiga Ilaaheenna ah sarraysiiya, Oo meeshuu cagaha saartona ku sujuuda, Isagu waa quduus.
Exaltad a Jehová, nuestro Dios, y postraos ante el estrado de sus pies. ¡Él es santo!
6 M uuse iyo Haaruun waxay ka mid ahaayeen wadaaddadiisa, Samuu'eelna wuxuu ka mid ahaa kuwa magiciisa u yeedha, Iyagu waxay baryeen Rabbiga, oo isna wuu u jawaabay.
Moisés y Aarón entre sus sacerdotes, y Samuel entre los que invocaron su nombre; invocaban a Jehová y él les respondía.
7 W uxuu iyagii kala dhex hadlay tiirkii daruurta ahaa, Iyana waxay xajiyeen markhaatifurkiisii iyo qaynuunkii uu iyaga siiyey.
En columna de nube hablaba con ellos; guardaban sus testimonios y el estatuto que les había dado.
8 R abbiyow Ilaahayagiiyow, waad u jawaabtay, Oo waxaad ahayd Ilaah iyaga cafiyey, In kastoo aad falimahoodii ka aargoosatay.
Jehová Dios nuestro, tú les respondías; fuiste para ellos un Dios perdonador y retribuidor de sus obras.
9 R abbiga Ilaaheenna ah sarraysiiya, Oo isaga ku caabuda buurtiisa quduuska ah, Waayo, Rabbiga Ilaaheenna ahu waa quduus.
Exaltad a Jehová, nuestro Dios, y postraos ante su santo monte, porque Jehová, nuestro Dios, es santo.