Ayuub 11 ~ Job 11

picture

1 M arkaasaa Soofar oo ahaa reer Nacamaatii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi,

Respondió Zofar, el naamatita, y dijo:

2 W ar sow waajib ma aha in laga jawaabo erayada faraha badan? Balse ninka hadalka badan xaq ma laga dhigaa?

«¿Las muchas palabras no habrán de tener respuesta? El hombre que habla mucho, ¿será por ello justificado?

3 A mase faankaagu miyuu dadka aamusiin karaa? Oo markaad majaajilootid miyaan ninna ku kashifi karin?

¿Harán tus falacias callar a los hombres? ¿Te burlarás, sin que nadie te avergüence?

4 W aayo, waxaad leedahay, Cilmigaygu waa daahir, Oo nadiif baan ku ahay indhahaaga hortooda.

Tú dices: “Mi doctrina es recta, y yo soy puro delante de tus ojos.”

5 B al muu Ilaah hadlo! Oo bal muu bushimihiisa furo isagoo kaa gees ah!

Mas ¡ah, quién diera que Dios hablara, que abriera para ti sus labios

6 O o bal muu ku tuso waxyaalaha qarsoon ee xigmadda ah, Waayo, way badan yihiin. Haddaba bal ogow in Ilaah kaa jisaynayo in ka sii yar ciqaabta dembigaagu istaahilo.

y te declarara los secretos de la sabiduría, que son de doble valor que las riquezas! Sabrías entonces que Dios te ha castigado menos de lo que tu iniquidad merece.

7 W ar miyaad baadhi kartaa Ilaah axwaalkiisa moolka dheer? Miyaadse Ilaaha Qaadirka ah si kaamil ah u garan kartaa?

»¿Descubrirás tú los secretos de Dios? ¿Llegarás a la perfección del Todopoderoso?

8 X igmaddiisu way u sarraysaa sida samada, ee bal maxaad samayn kartaa? Oo She'oolna way ka sii mool dheer tahay, ee maxaad garan kartaa?

Es más alta que los cielos: ¿qué harás? Es más profunda que el seol: ¿cómo la conocerás?

9 Q iyaasteeduna waa ka sii dheer tahay dhulka, waana ka sii ballaadhan tahay badda oo dhan.

En longitud sobrepasa a la tierra, y es más ancha que el mar.

10 O o isagu hadduu dhex gudbo, wax kastana xidho, Oo uu garsoorid isugu yeedho, bal yaa isaga hor joogsan kara?

Si él pasa y aprisiona, y si llama a juicio, ¿quién podrá oponérsele?

11 W aayo, wuu gartaa dadka waxmatarayaasha ah, Weliba xumaantana wuu arkaa, sow kama fikirin?

Y si él conoce a los hombres vanos, al ver asimismo la iniquidad, ¿no hará caso?

12 L aakiinse ninkii waxmatare ahu waxgarasho waa ka madhan yahay, Hubaal dadku wuxuu u dhashaa sida qayl dameerdibadeed,

Pero un hombre vano será inteligente cuando la cría del asno montés nazca hombre.

13 H addaad qalbigaaga hagaajisid, Oo aad isaga gacmaha u fidsatid,

»Si tú dispones tu corazón, y tiendes hacia Dios las manos;

14 H addii xumaanu gacantaada ku jirto iska fogee, Oo xaqdarrona yaanay teendhooyinkaaga degin.

si alguna iniquidad hay en tus manos, pero la apartas de ti, y no consientes que en tu casa more la injusticia,

15 H ubaal markaasaad wejigaaga kor u qaadi doontaa isagoo aan ceeb lahayn; Oo waad adkaan doontaa, mana aad baqi doontid,

entonces levantarás tu rostro limpio de mancha, serás fuerte y nada temerás.

16 W aayo, dhibaatadaada waad illoobi doontaa, Oo waxaad u xusuusan doontaa sidii biyo ku dhaafay,

Olvidarás tu miseria, o te acordarás de ella como de aguas que pasaron.

17 O o noloshaaduna way ka sii dhalaal dheeraan doontaa hadhkii, Oo in kastoo gudcur jiro, waxay ahaan doontaa sida subaxda.

La vida te será más clara que el mediodía; aunque oscurezca, será como la mañana.

18 O o ammaan baad ahaan doontaa, maxaa yeelay, rajaa jirta, Hareerahaagaad fiirin doontaa, oo nabaadiinona waad ku nasan doontaa.

Tendrás confianza, porque hay esperanza; mirarás alrededor y dormirás seguro.

19 W eliba waad jiifsan doontaa, oo waxba kuma cabsiin doonaan; Hubaal kuwa badan ayaa raallinimo kaa baryi doona.

Te acostarás y no habrá quien te espante; y muchos suplicarán tu favor.

20 L aakiinse kuwa sharka ahu way indhabbeeli doonaan. Mana ay heli doonaan jid ay ku cararaan, Rajadooduna waxay ahaan doontaa nafta oo ka dhacda.

Pero los ojos de los malos se consumirán; no encontrarán refugio, y toda su esperanza será dar su último suspiro.»