Sabuurradii 20 ~ Salmos 20

picture

1 R abbigu ha kuu jawaabo maalinta dhibta, Ilaaha Yacquub magiciisu meel sare ha ku taago,

Jehová te escuche en el día de conflicto; el nombre del Dios de Jacob te defienda.

2 C aawimaadna ha kaaga soo diro meesha quduuska ah, Oo Siyoonna ha kaa xoogeeyo,

Te envíe ayuda desde el santuario y desde Sión te sostenga.

3 H a xusuusto qurbaannadaadii oo dhan, Oo ha aqbalo allabarigaagii gubnaa, (Selaah)

Traiga a la memoria todas tus ofrendas y acepte tu holocausto. Selah

4 O o ha ku siiyo waxa qalbigaagu doono, Oo ha kuu yeelo muraadkaaga oo dhan.

Te dé conforme al deseo de tu corazón y cumpla todos tus planes.

5 I nnagu waxaynu ku guulaysanaynaa badbaadintaada, Oo calammadeennana waxaynu ku sudhaynaa magaca Ilaaheenna, Rabbigu ha ku siiyo waxaad weyddiisato oo dhan.

Nosotros nos alegraremos en tu salvación y alzaremos bandera en el nombre de nuestro Dios. Conceda Jehová todas tus peticiones.

6 A nigu hadda waan ogahay in Rabbigu badbaadiyo kii uu isagu subkaday, Oo wuxuu isaga uga soo jawaabi doonaa samadiisa quduuska ah, Oo wuxuuna ugu jawaabi doonaa xooggiisa wax badbaadiya oo gacantiisa midig.

Ahora conozco que Jehová salva a su ungido; lo atenderá desde sus santos cielos con la potencia salvadora de su diestra.

7 Q aar waxay isku halleeyaan gaadhifardoodyo, qaarna waxay isku halleeyaan fardo, Laakiinse innagu waxaynu xusuusanaynaa magaca Rabbiga Ilaaheenna ah.

Estos confían en carros, y aquellos en caballos; mas nosotros del nombre de Jehová, nuestro Dios, haremos memoria.

8 I yagu way foororsadeen, wayna dheceen, Laakiinse innagu waynu kacnay, oo waynu taagan nahay.

Ellos flaquean y caen, mas nosotros nos levantamos y resistimos a pie firme.

9 R abbiyow, ina badbaadi, Oo Boqorku ha inoo jawaabo markii aynu u qayshanno.

Salva, Jehová; que el Rey nos oiga en el día que lo invoquemos.