1 H addaba kuwanu waxa weeye farcammadii Haaruun iyo Muuse waagii Rabbigu Muuse kula hadlay Buur Siinay.
Aceştia sunt urmaşii lui Aaron şi ai lui Moise, de pe vremea când Domnul a vorbit cu Moise pe muntele Sinai.
2 O o kuwanu waa wiilashii Haaruun magacyadoodii, Naadaab oo curadkii ahaa, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar.
Acestea sunt numele fiilor lui Aaron: Nadab, întâiul născut, Abihu, Elazar şi Itamar;
3 K uwaasu waa wiilashii Haaruun magacyadoodii, oo waa wadaaddadii la subkay oo uu gooni uga dhigay inay adeegaan shuqulka wadaadnimada.
acestea sunt numele fiilor lui Aaron, preoţii care au primit ungerea, pe care el i-a învestit în slujba preoţiei.
4 N aadaab iyo Abiihuu waxay ku dhinteen Rabbiga hortiisa, markay dab qalaad ku bixiyeen Rabbiga hortiisa iyagoo cidlada Siinay jooga, oo iyagu carruurna ma ay lahayn. Markaasay Elecaasaar iyo Iitaamaar shuqulkii wadaadnimada kaga adeegi jireen aabbahood Haaruun hortiisa.
Nadab şi Abihu au murit înaintea Domnului în pustia Sinai, atunci când au adus foc străin înaintea Domnului; ei n-au avut copii. Elazar şi Itamar au slujit ca preoţi în prezenţa tatălui lor Aaron.
5 K olkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
Domnul i-a zis lui Moise:
6 Q abiilka reer Laawi soo dhowee oo wadaadka Haaruun hortiisa keen inay isaga u adeegaan.
„Adu-i pe cei din seminţia lui Levi şi pune-i înaintea preotului Aaron ca să-i slujească.
7 O o iyagu waa inay amarkiisa iyo amarka shirka oo dhan ku yeelaan teendhada shirka horteeda si ay hawsha taambuugga u sameeyaan.
Ei să-l ajute în lucrurile pe care le are de făcut pentru el şi pentru întreaga adunare înaintea Cortului Întâlnirii, slujind la Tabernacul;
8 O o waa inay dhawraan alaabta teendhada shirka oo dhan, iyo amarka reer binu Israa'iil, si ay hawsha taambuugga u sameeyaan.
atunci când slujesc la Tabernacul, ei trebuie să aibă grijă de toate lucrurile din Cortul Întâlnirii şi să ajute la ceea ce li s-a poruncit israeliţilor să facă.
9 O o adigu waa inaad reer Laawi siisaa Haaruun iyo wiilashiisaba, oo iyaga dhammaantood waa la siiyey reer binu Israa'iil aawadood.
Să-i încredinţezi pe leviţi lui Aaron şi urmaşilor săi; ei sunt aceia dintre israeliţi care trebuie să-i fie încredinţaţi lui cu totul.
10 O o waa inaad Haaruun iyo wiilashiisa doorataa, oo iyagu waa inay dhawraan wadaadnimadooda, oo shisheeyihii u soo dhowaadana waa in la dilaa.
Să-i pui pe Aaron şi pe urmaşii lui să-şi păzească preoţia, iar străinul care se va apropia să fie omorât.“ Leviţii şi întâii născuţi ai lui Israel
11 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
Domnul i-a mai zis lui Moise:
12 O o bal eeg, anna waxaan reer Laawi kala dhex baxay reer binu Israa'iil intii aan ka qaadan lahaa curadyada reer binu Israa'iil ee maxalka furta oo dhan, oo reer Laawi waxay ahaanayaan kuwaygii,
„Iată că i-am luat pe leviţi din mijlocul israeliţilor, în locul tuturor întâilor născuţi care li se nasc israeliţilor. Leviţii vor fi ai Mei,
13 w aayo, curadyada oo dhan anigaa iska leh. Maalintii aan curadyadii Masar oo dhan wada laayay ayaan quduus ka wada dhigtay curadyada reer binu Israa'iil, dad iyo duunyoba, oo iyagu kuwaygay ahaanayaan, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.
pentru că toţi întâii născuţi sunt ai Mei; când i-am lovit cu moartea pe toţi întâii născuţi din ţara Egiptului, Mi i-am pus deoparte pe toţi întâii născuţi din Israel, atât dintre oameni, cât şi dintre animale; ei vor fi ai Mei. Eu sunt Domnul. “
14 O o haddana Rabbigu wuxuu Muuse kula hadlay cidlada Siinay, oo wuxuu ku yidhi,
Domnul i-a vorbit lui Moise în pustia Sinai şi i-a zis:
15 R eer Laawi oo dhan u soo wada tiri reer reer iyo qolo qolo. Nin kasta oo bil jira ama ka sii weyn waa inaad tirisaa.
„Numără-i pe leviţi după familiile şi clanurile lor. Să numeri fiecare bărbat de la vârsta de o lună în sus.“
16 M arkaasaa Muuse iyagii u tiriyey sidii eraygii Rabbigu ahaa oo uu isaga ugu amray.
Moise i-a numărat după Cuvântul Domnului, aşa cum i s-a poruncit.
17 K uwanu waxay ahaayeen wiilashii Laawi magacyadoodii: Gershoon, iyo Qohaad, iyo Meraarii.
Acestea sunt numele fiilor lui Levi: Gherşon, Chehat şi Merari.
18 O o kuwanuna waa magacyadii wiilashii Gershoon siday qolooyinkoodu yihiin, Libnii iyo Shimcii.
Acestea sunt numele fiilor lui Gherşon, potrivit clanurilor lor: Libni şi Şimei.
19 O o wiilashii Qohaad siday qolooyinkoodu yihiin waa Camraam, iyo Isehaar, iyo Xebroon, iyo Cusii'eel.
Fiii lui Chehat, potrivit clanurilor lor: Amram, Iţhar, Hebron şi Uziel.
20 O o wiilashii Meraariina siday qolooyinkoodu yihiin waa Maxlii iyo Mushii, kuwanu waa qolooyinkii reer Laawi siday reerahoodu yihiin.
Iar fiii lui Merari, potrivit clanurilor lor: Mahli şi Muşi. Acestea sunt clanurile leviţilor, potrivit familiilor lor.
21 O o Gershoon waxaa ka soo farcamay reer Libnii iyo reer Shimcii, kuwaasu waa qolooyinkii reer Gershoon.
Din Gherşon provin clanul lui Libni şi clanul lui Şimei; acestea alcătuiesc clanurile gherşoniţilor.
22 O o kuwii iyaga laga tiriyey siday ahayd tiradii kuwii lab ahaa oo dhan, intii bil jirtay ama ka sii weynayd, kulli intoodii la tiriyey waxay ahaayeen toddoba kun iyo shan boqol.
Cei ieşiţi la numărătoare, după ce au fost număraţi toţi bărbaţii de la vârsta de o lună în sus, erau în număr de şapte mii cinci sute.
23 O o reer Gershoon qolooyinkoodii waa inay taambuugga dabadiisa xagga galbeedka teendhooyinkooda ka dhistaan.
Clanurile gherşoniţilor îşi făceau tabăra în spatele Tabernaculului, în partea de apus.
24 O o amiirka reer Gershoonna waa inuu ahaadaa Eliyaasaaf ina Laa'eel.
Căpetenia familiilor gherşoniţilor era Eliasaf, fiul lui Lael.
25 O o reer Gershoonna waa inay teendhada shirka ugu taliyaan taambuuga, iyo Teendhada, iyo dedkeeda, iyo daaha iridda teendhada shirka,
Responsabilitatea fiilor lui Gherşon în Cortul Întâlnirii era să aibă grijă de Tabernacul, de cort cu acoperitoarea lui, de draperia de la intrarea în Cortul Întâlnirii,
26 i yo barxadda daahyadeeda, iyo daaha iridda barxadda oo taambuugga iyo meesha allabariga ku wareegsan iyo xadhkihii hawsha lagu qabto oo dhan.
de draperiile curţii, de draperia de la intrarea în curtea dimprejurul Tabernaculului şi a altarului şi de funii.
27 O o Qohaadna waxaa ka soo farcamay reer Camraam, iyo reer Isehaar, iyo reer Xebroon, iyo reer Cusii'eel; kuwaasu waa qolooyinkii reer Qohaad.
Din Chehat provin clanul amramiţilor, clanul iţhariţilor, clanul hebroniţilor şi clanul uzieliţilor; acestea alcătuiesc clanurile chehatiţilor.
28 S iday ahayd tiradii kuwii lab ahaa oo dhan intii bil jirtay ama ka sii weynayd waxay ahaayeen siddeed kun iyo lix boqol, oo waxay u taliyeen meesha quduuska ah.
După ce au fost număraţi toţi bărbaţii de la vârsta de o lună în sus, s-au găsit opt mii şase sute de bărbaţi care aveau grijă de lucrurile Lăcaşului.
29 O o qolooyinka reer Qohaad waa inay taambuugga dhankiisa koonfureed teendhooyinkooda ka dhistaan.
Clanurile chehatiţilor îşi făceau tabăra în partea de sud a Tabernaculului.
30 O o amiirka reer Qohaadna waa inuu ahaadaa Eliisaafaan ina Cusii'eel.
Căpetenia familiilor din clanurile chehatiţilor era Eliţafan, fiul lui Uziel.
31 O o iyana waxay u talin doonaan sanduuqa, iyo miiska, iyo laambadda, iyo meelaha allabariga, iyo weelasha meesha quduuska ah oo ay ku adeegaan, iyo daaha, iyo hawsha oo dhan.
Responsabilitatea lor era să aibă grijă de chivot, masă, sfeşnic, altare, de uneltele Lăcaşului cu care preoţii îşi făceau slujba şi de draperie.
32 O o Elecaasaar ina wadaadka Haaruun waa inuu ahaadaa amiirka amiirrada reer Laawi, oo wuxuu korka ka ilaalin doonaa kuwa u taliya meesha quduuska ah.
Căpetenia conducătorilor leviţilor era Elazar, fiul preotului Aaron; el îi supraveghea pe cei care aveau grijă de Lăcaş.
33 O o Meraariina waxaa ka soo farcamay reer Maxlii iyo reer Mushii, kuwaasu waa qolooyinkii reer Meraarii.
Din Merari provin clanul lui Mahli şi clanul lui Muşi; acestea alcătuiesc clanurile lui Merari.
34 O o kuwoodii loo tiriyey siday ahayd tiradii kuwii labka ahaa oo dhan, intii bil jirtay ama ka sii weynayd, waxay ahaayeen lix kun iyo laba boqol.
Cei ieşiţi la numărătoare, după ce au fost număraţi toţi bărbaţii de la vârsta de o lună în sus, erau şase mii două sute de bărbaţi.
35 O o qabiilka reer Meraarii amiirkoodii wuxuu ahaa Surii'eel ina Abiixayil, oo iyana waa inay taambuugga dhankiisa woqooyi teendhooyinkooda ka dhistaan.
Căpetenia familiilor din clanurile lui Merari era Ţuriel, fiul lui Abihail. Ei îşi făceau tabăra în partea de nord a Tabernaculului.
36 O o reer Meraarii waxaa loo amray inay u taliyaan taambuugga looxyadiisa, iyo ulihiisa gudban, iyo tiirarkiisa, iyo saldhigyadiisa, iyo alaabtiisa oo dhan, iyo hawshiisa oo dhan,
Responsabilitatea dată fiilor lui Merari era să aibă grijă de scândurile Tabernaculului, de drugi, stâlpi, piedestale şi de toate uneltele ce ţin de ele;
37 i yo tiirarka barxadda ku wareegsanna, iyo saldhigyadooda, iyo musaamiirtooda iyo xadhkahooda.
de asemenea, ei aveau grijă de stâlpii care împrejmuiau curtea, de piedestalele acestora, de ţăruşi şi de funii.
38 O o kuwa teendhooyinkooda ka dhistaa taambuugga xaggiisa bari iyo teendhada shirka horteeda xagga qorrax ka soo baxa waa inay ahaadaan Muuse iyo Haaruun iyo wiilashiisa, oo waxay reer binu Israa'iil ugu talinayaan meesha quduuska ah; oo shisheeyaha u soo dhowaadana waa in la dilaa.
Cei care-şi făceau tabăra înaintea Tabernaculului, în partea de răsărit – chiar înaintea Cortului Întâlnirii, spre răsărit – erau Moise, Aaron şi fiii lui Aaron. Ei aveau în grijă Lăcaşul cu tot ce trebuia făcut pentru israeliţi; oricine altcineva care se apropia era omorât.
39 O o kulli intii reer Laawi ah ee la tiriyey, oo Muuse iyo Haaruun ay qolo qolo ugu tiriyeen amarkii Rabbiga, kuwii lab ahaa oo dhan oo bil jiray ama ka sii weynaa, waxay ahaayeen laba iyo labaatan kun.
Toţi leviţii pe care i-a numărat Moise şi Aaron după porunca Domnului, potrivit clanurilor lor, şi anume toţi bărbaţii de la vârsta de o lună în sus, au fost douăzeci şi două de mii.
40 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Tiri curadyada labka ah oo reer binu Israa'iil oo dhan, intii bil jirta ama ka sii weyn, oo magacyadooda ku soo xisaab.
Apoi Domnul i-a zis lui Moise: „Numără-i pe toţi întâii născuţi băieţi ai israeliţilor, de la vârsta de o lună în sus, şi fă o listă cu numele lor.
41 O o waa inaad ii qaaddaa reer Laawi intii aad ii qaadi lahayd curadyada reer binu Israa'iil oo dhan, oo waa inaad xoolaha reer Laawina ii qaaddaa intii aad ii qaadi lahayd curadyada xoolaha reer binu Israa'iil oo dhan, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.
Pe leviţi să-i iei pentru Mine – Eu sunt Domnul – în locul tuturor întâilor născuţi ai israeliţilor, iar vitele leviţilor să le iei în locul tuturor întâilor născuţi ai vitelor israeliţilor.“
42 M arkaasaa Muuse curadyadii reer binu Israa'iil oo dhan u tiriyey sidii Rabbigu ugu amray.
Moise i-a numărat pe toţi întâii născuţi ai israeliţilor, aşa cum i-a poruncit Domnul.
43 O o curadyadii labka ahaa oo dhammu, sidii tirada magacyadoodu ahayd, intii bil jirtay ama ka sii weynayd, kuwii iyaga laga soo tiriyey waxay ahaayeen laba iyo labaatan kun iyo laba boqol iyo saddex iyo toddobaatan.
Toţi întâii născuţi băieţi de la vârsta de o lună în sus, înscrişi după numele lor, au fost douăzeci şi două de mii două sute şaptezeci şi trei.
44 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,
După aceea, Domnul i-a zis lui Moise:
45 R eer Laawi ii qaad intii aad ii qaadi lahayd curadyada reer binu Israa'iil oo dhan, oo xoolaha reer Laawina ii qaad intii aad ii qaadi lahayd xoolaha reer binu Israa'iil, oo reer Laawi kuwaygay ahaanayaan, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.
„Ia-i pe leviţi în locul tuturor întâilor născuţi ai israeliţilor, iar turmele leviţilor în locul turmelor acestora. Leviţii vor fi ai Mei. Eu sunt Domnul.
46 O o labada boqol iyo saddex iyo toddobaatanka curad oo reer binu Israa'iil oo ka sii badan reer Laawi,
Ca preţ de răscumpărare pentru cei două sute şaptezeci şi trei dintre întâii născuţi ai israeliţilor, care trec peste numărul leviţilor,
47 m adaxtiriskiiba waxaad iigu madax furataa shan sheqel oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah. (Sheqelku waa labaatan geeraah.)
să iei cinci şecheli pentru fiecare în parte, după şechelul Lăcaşului (un şechel este douăzeci de ghere).
48 O o tiradooda dheeraadka ah lacagta lagu madax furtay waa inaad Haaruun iyo wiilashiisa siisaa.
Să dai argintul acesta, cu care sunt răscumpăraţi cei ce trec peste numărul leviţilor, lui Aaron şi fiilor săi.“
49 M arkaasaa Muuse lacagtii ka qaaday kuwii ka sii badnaa kuwii lagu madax furtay reer Laawi.
Moise a luat argintul pentru răscumpărare de la cei care erau peste numărul celor răscumpăraţi de leviţi;
50 O o curadyadii reer binu Israa'iil ayuu ka qaaday lacagtii, oo ahayd kun iyo saddex boqol iyo shan iyo lixdan sheqel oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah.
a luat argintul de la întâii născuţi ai israeliţilor: o mie trei sute şaizeci şi cinci de şecheli, după şechelul Lăcaşului.
51 O o Muuse lacagtii madaxfurashada ahayd wuxuu u dhiibay Haaruun iyo wiilashiisii, siduu ahaa eraygii Rabbigu Muuse ku amray.
Moise a dat argintul pentru răscumpărare lui Aaron şi fiilor săi, după Cuvântul Domnului, aşa cum Domnul i-a poruncit lui Moise.