Yexesqeel 35 ~ Ezechiel 35

picture

1 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,

Cuvântul Domnului a venit la mine şi mi-a zis:

2 W iilka Aadamow, wejigaaga Buur Seciir u jeedi, oo iyada wax ka sii sheeg,

„Fiul omului, îndreaptă-ţi faţa spre muntele Seir şi profeţeşte împotriva lui!

3 o o waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Buur Seciiray, bal eeg, col baan kugu ahaye, oo gacantaydaan kugu fidin doonaa, waxaanan kaa dhigi doonaa cidla iyo yaab.

Spune-i că aşa vorbeşte Stăpânul Domn: «Iată, sunt împotriva ta, munte al Seirului! Îmi voi întinde mâna împotriva ta şi te voi preface într-o pustietate şi într-un loc devastat!

4 O o magaalooyinkaaga waan wada dumin doonaa, oo cidla baad ahaan doontaa, oo markaasaad ogaan doontaa inaan anigu Rabbiga ahay.

Îţi voi preface cetăţile în ruină, iar tu vei ajunge o pustietate şi vei şti atunci că Eu sunt Domnul.

5 W eligaa had iyo goorba nacayb baad reer binu Israa'iil u qabtay, oo waagii masiibadoodii iyo waagii ay xumaantu dhammaatay ayaad reer binu Israa'iil xooggii seefta u gacangelisay,

Pentru că aveai o ură străveche şi i-ai doborât cu sabia pe israeliţi în vremea necazului lor, în vremea pedepsei lor finale,

6 s idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye, Anigu dhiig baan kuu diyaarin doonaa, oo dhiig baa ku eryan doona. Dhiig baad nebcaan weyday oo sidaas aawadeed dhiig uun baa ku eryan doona.

de aceea, viu sunt Eu, zice Stăpânul Domn, că te voi îneca în sânge şi sângele te va urmări. Fiindcă nu ai urât vărsarea de sânge, aceasta te va urmări.

7 S idaasaan Buur Seciir cidla iyo yaab uga dhigi doonaa, oo waxaan ka baabbi'in doonaa kii dhex mara iyo kii ku soo noqdaba.

Voi preface muntele Seir într-o pustietate şi într-un loc devastat. Şi voi nimici din el pe oricine îl străbate.

8 O o buurihiisana waxaan ka buuxin doonaa raggiisa la laayay, oo kurahaaga, iyo dooxooyinkaaga, iyo webiyaashaadaba waxaa ku dhici doona kuwa seefta lagu laayay.

Îi voi umple versanţii de morţii lui. Cei răpuşi de sabie vor cădea pe dealurile tale, pe văile tale şi în toate albiile tale.

9 W eligaaba cidlaan kaa dhigi doonaa, oo magaalooyinkaagana lama degganaan doono, oo markaasaad ogaan doontaa inaan anigu Rabbiga ahay.

Te voi preface într-o pustietate veşnică şi cetăţile tale nu vor mai fi locuite. Şi vei şti astfel că Eu sunt Domnul.

10 I n kastoo uu Rabbigu halkaas joogay waxaad tidhi, Labadan quruumood iyo labadan waddanba anigaa iska lahaan doona, oo waannu hantiyi doonnaa,

Pentru că ai zis: ‘Aceste două neamuri şi aceste două ţări vor fi ale mele şi le vom lua în stăpânire!’, măcar că Domnul era încă acolo,

11 s idaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye, Anigu waxaan wax kuugu samayn doonaa sidii xanaaqaagu ahaa iyo siduu ahaa masayrkii nacaybkaaga ka yimid oo aad iyaga u muujisay, oo markaan ku xukumo ayaan dhexdooda isku garansiin doonaa.

de aceea, viu sunt Eu, zice Stăpânul Domn, că-ţi voi face după mânia şi râvna pe care le-ai arătat şi tu, în ura ta faţă de ei. Şi Mă voi face cunoscut în mijlocul lor când te voi judeca.

12 O o waxaad ogaan doontaa inaan anigoo Rabbiga ah maqlay caydaadii aad buuraha reer binu Israa'iil ku cayday oo dhan, adoo lahaa, Iyaga cidlaa laga dhigay, oo annagaa lanoo siiyey inaan baabbi'inno.

Vei şti astfel că Eu, Domnul, am auzit toate batjocurile pe care le-ai spus despre munţii lui Israel atunci când ai zis: ‘Sunt pustiiţi, ne sunt daţi nouă să-i devorăm!’

13 A fkaagaad ku faantay oo isaga kay weynaysay, oo erayadaadiina waad igu badisay, oo anigu kulligood waan wada maqlay.

V-aţi lăudat împotriva Mea prin vorbirea voastră şi v-aţi înmulţit cuvintele împotriva Mea, însă Eu am auzit.»

14 S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Iyadoo dunida oo dhammu ay rayraynayso ayaan cidla kaa dhigi doonaa.

Aşa vorbeşte Stăpânul Domn: «Când tot pământul se va bucura, pe tine te voi preface într-o pustietate.

15 S idaad dhaxalka reer binu Israa'iil ugu rayraysay markuu cidlada noqday sidaas oo kalaan kaa dhigi doonaa. Buur Seciiray, cidla baad noqon doontaa, dhammaantiin adiga iyo reer Edom oo dhammuba, oo markaasay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Pentru că te-ai bucurat când moştenirea Casei lui Israel a fost pustiită, îţi voi face şi ţie la fel. Vei ajunge o pustietate, munte Seir, tu şi tot Edomul, şi veţi şti astfel că Eu sunt Domnul. »“