1 D alka baalasha hadhsanaya wuxuu ka sii shisheeyaa webiyaasha Kuush!
Vai de tine, ţară în care se aude fâlfâit de aripi, ţară de dincolo de râurile lui Cuş,
2 E rgooyin ayuu badda ku diraa, oo xataa doonniyo caw ah ayuu biyaha korkooda ku diraa oo yidhaahdaa, Wargeeyayaasha dheereeyow, waxaad u tagtaan quruun dheer oo sulubsan, oo ah dad tan iyo bilowgoodii aad looga cabsado, oo ah quruun xoog badan oo wax ku tumata, oo dalkeeda webiyadu kala qaybiyaan!
ţară care-ţi trimiţi solii pe calea apei, în corăbii de papirus! Duceţi-vă, soli iuţi! Duceţi-vă la un neam înalt şi cu pielea netedă, la un popor temut aproape şi departe, la un neam puternic şi cuceritor, a cărei ţară e străbătută de râuri!
3 K uwiinna dunida deggan oo dhammow, kuwiinna dhulka joogow, markii buuraha korkooda calan laga taago fiiriya, oo markii buunka la yeedhiyana maqla.
Voi toţi, locuitori ai lumii, toţi care locuiţi pământul, când se ridică steagul pe munţi, să luaţi aminte! Când sună cornul, să ascultaţi!
4 W aayo, Rabbigu wuxuu igu yidhi, Anigoo aamusan, ayaan hoygayga wax ka soo fiirin doonaa sida kulaylka widhwidhaya ee qorraxda, iyo sida daruur darab ah oo xilliga beergoosadka hooraysa.
Căci Domnul mi-a vorbit astfel: «Eu voi sta liniştit şi voi privi din locuinţa Mea, voi fi ca o adiere fierbinte în lumina soarelui şi ca un nor de rouă în căldura secerişului.
5 W aayo, beergoosadka ka hor markuu ubaxu dhammaado, oo uu ubaxu canab bislaanaya noqdo ayuu manjo laamaha yaryar ku gooyn doonaa, oo laamaha waaweyn ee sii faafayana wuu gooyn doonaa oo fogayn doonaa.
Căci chiar înaintea secerişului, când floarea cade, şi rodul se coace, El va tăia mlădiţele cu cosoare, va tăia vlăstarii şi-i va arunca.
6 O o iyaga waxaa dhammaantood looga wada tegi doonaa haadka buuraha iyo dugaagga dhulka, oo haadka ayaa iyaga kulaylka ka hadhsan doonaa, oo dugaagga dhulka oo dhammuna iyagay qabowga ka dugsan doonaan.
Toţi vor fi lăsaţi păsărilor răpitoare din munţi şi animalelor sălbatice. Păsările răpitoare îşi vor petrece vara pe ei şi toate animalele sălbatice vor ierna pe ei.»
7 O o wakhtigaas waxaa Rabbiga ciidammada loo keeni doonaa hadiyad laga keenay dadka dheer oo sulubsan oo ah dad tan iyo bilowgoodii aad looga cabsado, oo ah quruun xoog badan oo wax ku tumata, oo dalkeeda webiyadu kala qaybiyaan, oo waxaa la keeni doonaa Buur Siyoon oo ah meesha magaca Rabbiga ciidammada.
În vremea aceea, un popor înalt şi cu pielea netedă, temut aproape şi departe, un neam puternic şi cuceritor, a cărei ţară e străbătută de râuri, va aduce daruri Domnului Oştirilor la muntele Sion, locul Numelui Domnului Oştirilor.“