Sekaryaah 3 ~ Zaharia 3

picture

1 O o wuxuu i tusay Yashuuca oo ah wadaadka sare oo hor taagan malaggii Rabbiga, iyo Shayddaan oo taagan gacantiisa midig si uu u ashtakeeyo.

Apoi mi i-a arătat pe marele preot Iosua, stând în faţa îngerului Domnului, şi pe Satan stând la dreapta lui, ca să-l acuze.

2 M arkaas Rabbigu wuxuu Shayddaan ku yidhi, Shayddaanow, Rabbigu ha ku canaanto, Rabbiga Yeruusaalem doortay ha ku canaanto. Sow kanu ma aha qori dab laga dhiftay?

Domnul i-a zis lui Satan: « Domnul să te mustre, Satan! Domnul, Cel Care a ales Ierusalimul, să te mustre! Nu este acesta un tăciune smuls din foc?»

3 H addaba Yashuuca dhar wasakhaysan buu qabay, oo wuxuu istaagay malagga hortiisii.

Iosua însă era îmbrăcat în haine murdare şi stătea înaintea îngerului.

4 I sagu wuu jawaabay oo la hadlay kuwii isaga hor taagnaa, oo wuxuu ku yidhi, Dharka wasakhaysan isaga ka fura. Kolkaasuu isagiina ku yidhi, Bal eeg, xumaantaadii waan kaa qaaday oo waxaan kuu xidhi doonaa dhar aad u wanaagsan.

Atunci îngerul le-a spus celor ce stăteau înaintea lui: «Îndepărtaţi hainele murdare de pe el!» Apoi i-a zis lui Iosua: «Priveşte! Am îndepărtat de la tine vina şi te voi îmbrăca în haine de sărbătoare!»

5 O o anna markaasaan idhi, Duub daahirsan madaxa ha loo saaro. Markaasaa duub daahirsan madaxa loo saaray, oo dhar baa loo xidhay, oo malaggii Rabbiga ayaa ag istaagay.

Atunci eu am zis: «Să i se pună pe cap o mitră curată!» I-au pus mitra curată pe cap şi l-au îmbrăcat, în timp ce îngerul Domnului stătea acolo.

6 M arkaasaa malaggii Rabbigu u caddeeyey Yashuuca, oo wuxuu ku yidhi,

Îngerul Domnului i-a făcut lui Iosua următoarea mărturisire:

7 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Haddaad jidadkayga ku socotid, oo aad amarkayga xajisid, markaas waxaad xukumi doontaa gurigayga, oo weliba waxaad dhawri doontaa barxadahayga, oo anna kuwa halkan taagan dhexdooda ayaan kaa siin doonaa meel aad soo gashid.

«Aşa vorbeşte Domnul Oştirilor: ‘Dacă vei umbla în căile Mele şi dacă vei păzi cerinţele Mele, atunci vei judeca în Casa Mea, vei supraveghea curţile Mele şi îţi voi da drept printre cei ce stau aici.

8 H addaba Yashuuca oo wadaadka sare ahow, maqal, adiga iyo saaxiibbadaada ku hor fadhiya, maxaa yeelay, iyagu waa niman calaamad ah, waayo, bal eeg, anigu waxaan bixin doonaa addoonkayga Biqilka ah.

Ascultă deci, mare preot Iosua, atât tu, cât şi confraţii tăi, care stau înaintea ta, căci aceşti oameni sunt un semn pentru ceea ce voi face: Îl voi aduce pe Robul Meu, Vlăstarul.

9 W aayo, bal eeg dhagaxa aan Yashuuca hortiisa dhigay, isku dhagax ayaa waxaa ku yaal toddoba indhood. Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eeg, anigu waan xardhi doonaa xaradhkiisa, oo dalkaas xumaantiisana maalin qudha baan ku qaadi doonaa.

Iată piatra pe care am pus-o înaintea lui Iosua! Acea piatră are şapte ochi. Voi ciopli pe ea o inscripţie, zice Domnul Oştirilor, şi voi îndepărta vina acestei ţări într-o singură zi.

10 O o Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Wakhtigaas ninkiin kastaaba wuxuu deriskiisa ugu yeedhi doonaa canabka iyo berdaha hoostooda.

În ziua aceea, zice Domnul Oştirilor, fiecare îşi va chema prietenul sub viţa şi sub smochinul său!’»