Sharciga Kunoqoshadiisa 13 ~ Deuteronom 13

picture

1 H adduu dhexdiinna ka kaco nebi ama mid riyooyin ku riyooda, oo uu idin tuso calaamad ama yaab,

Dacă în mijlocul vostru se va ridica un profet sau un tălmaci de vise care vă va vesti un semn sau o minune,

2 o o calaamadda amase yaabku haddu rumoobo oo la arko wixii uu idinkula hadlay isagoo leh, Ina keena aynu ilaahyo kale raacnee oo aynu iyaga u adeegnee kuwaas oo aydaan aqoonin,

iar semnul sau minunea despre care v-a vorbit s-a împlinit, dacă vă va zice apoi: «Haideţi să mergem după alţi dumnezei, pe care nu îi cunoaşteţi, ca să le slujim!»,

3 w aa inaydaan dhegaysan erayada nebigaas ama riyaalowgaas, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu wuu idin tijaabinayaa inuu ogaado bal inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka jeceshihiin qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan iyo in kale.

să nu ascultaţi de cuvintele acelui profet sau tălmaci de vise, fiindcă Domnul, Dumnezeul vostru, vă încearcă ca să ştie dacă Îl iubiţi pe Domnul, Dumnezeul vostru, din toată inima şi din tot sufletul vostru.

4 W aa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah raacdaan oo ka cabsataan, oo waa inaad amarradiisa xajisaan oo codkiisa addeecdaan, waana inaad isaga u adeegtaan oo ku hadhaan.

Voi să-L urmaţi pe Domnul, Dumnezeul vostru, de El să vă temeţi, poruncile Lui să le păziţi, de glasul Lui să ascultaţi, Lui să-I slujiţi şi de El să vă ataşaţi.

5 O o nebigaas ama riyaalowgaas waa in la dilaa, maxaa yeelay, wuxuu ku hadlay wax ku caasinimo ah Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar oo idinka soo furtay gurigii addoonsiga, si uu idiinka leexiyo jidkii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku amray inaad ku socotaan. Oo sidaas waa inaad shar dhexdiinna uga saartaan.

Acel profet sau tălmaci de vise va trebui să moară, deoarece a vorbit de răzvrătire împotriva Domnului, Dumnezeul vostru, Care v-a scos din ţara Egiptului şi v-a răscumpărat din casa sclaviei. El a dorit să vă abată de la calea pe care Domnul, Dumnezeul vostru, v-a poruncit s-o urmaţi. Să nimiciţi astfel răul din mijlocul vostru.

6 O o haddii walaalkaa oo ah wiilkii hooyadaa, ama wiilkaaga, ama gabadhaada, ama naagtaada laabta kaaga jiifta, ama saaxiibkaaga sida naftaada kula mid ahu uu si qarsoodi ah kugu sasabo oo uu ku yidhaahdo, Ina keen aynu u adeegno ilaahyo kale kuwaasoo aadan aqoon, adiga iyo awowayaashaa toona,

Dacă fratele tău, fiul mamei tale, sau fiul tău sau fiica ta sau soţia ta, care se odihneşte la pieptul tău sau prietenul tău, pe care îl iubeşti ca pe tine însuţi, te va stârni în secret, spunându-ţi: «Hai să mergem şi să slujim altor dumnezei», zei pe care nu i-ai cunoscut nici tu şi nici părinţii tăi,

7 e e ah ilaahyada dadyowga hareerihiinna ku wareegsan ha ahaadeen kuwa kuu dhow ama kuwa kaa fog ee jooga dunida geesteed iyo xataa tan iyo geesteeda kale,

zei dintre cei ai popoarelor care sunt în jurul tău, în apropierea ta sau mai departe de tine, de la o margine la cealaltă a pământului,

8 k aas waa inaadan la heshiin, oo isaga ha dhegaysan, hana u nixin, hana u tudhin, hana qarin isaga,

să nu accepţi ce-ţi spune şi să nu-l asculţi, să nu-l priveşti cu compătimire şi să nu-l cruţi sau să-l ascunzi,

9 l aakiinse kaas hubaal waa inaad dishaa, oo gacantaadu ha ahaato tan ugu horraysa oo isaga disha, dabadeedna dadka oo dhammu ha u gacan qaadeen.

ci să-l omori. Tu să fii primul care se ridică împotriva lui ca să-l omoare şi apoi întregul popor.

10 O o waa inaad dhagxisaa si uu u dhinto, maxaa yeelay, wuxuu damcay inuu kaa fogeeyo Rabbiga Ilaahaaga ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga.

Să-l ucizi cu pietre, deoarece a căutat să te abată de la Domnul, Dumnezeul tău, Care te-a scos din ţara Egiptului, din casa sclaviei.

11 O o reer binu Israa'iil oo dhammu way maqli doonaan, wayna cabsan doonaan, oo mar dambe ma ay samayn doonaan shar la mid ah sida kan idinku dhex jira oo kale.

Atunci toţi israeliţii vor auzi şi se vor teme şi nimeni nu va mai face un astfel de rău în mijlocul poporului.

12 O o haddaad wax ka maqashaan mid ka mid ah magaalooyinka Rabbiga Ilaahiinna ahu idiin siinayo inaad degtaan,

Dacă, despre o cetate pe care Domnul, Dumnezeul vostru, v-a dat-o ca să locuiţi în ea, veţi auzi vorbindu-se astfel:

13 i yadoo la leeyahay, Dad waxmatarayaal ah baa dhexdiinna ka baxay oo waxay jiiteen dadkii magaaladooda degganaa, iyagoo leh, Ina keena oo aynu u adeegno ilaahyo kale, kuwaasoo aydaan aqoon,

«Nişte oameni nelegiuiţi au ieşit din mijlocul ei şi i-au înşelat pe locuitorii cetăţii, zicându-le: ‘Haideţi să slujim altor dumnezei!’», zei pe care nu-i cunoaşteţi,

14 m arkaas waa inaad weyddiisaan oo baadhaan, oo aad iyo aad u haybisaan, oo bal eeg, haddii taasu run tahay, oo ay tahay wax hubaal ah, in karaahiyada caynkaas ah dhexdiinna lagu sameeyey,

atunci să faceţi cercetări, să căutaţi şi să întrebaţi cu atenţie. Dacă este adevărat şi se dovedeşte că s-a săvârşit această faptă rea în mijlocul vostru,

15 m arkaas dadka magaaladaas deggan hubaal waa inaad seef ku laysaan, oo dhammaanteed waa inaad wada baabbi'isaan, oo kulli waxa magaaladaas ku jira iyo xoolaheedaba seef ku laaya.

atunci să-i ucideţi cu sabia pe toţi locuitorii cetăţii. Să nimiciţi prin sabie toţi oamenii şi animalele care se află în ea.

16 O o alaabteeda dhaca ah oo dhanna waxaad ku soo ururisaan jidka dhexdiisa, oo waa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah dhammaan u gubtaan magaalada iyo alaabteeda oo dhanba, oo weligeed waxay ahaan doontaa tuulmo, oo mar dambena lama dhisi doono.

Să adunaţi toate bunurile în piaţă, să ardeţi complet cetatea împreună cu toate bunurile, ca o ardere de tot înaintea Domnului, Dumnezeul vostru, şi astfel să rămână pentru totdeauna o ruină, niciodată să nu se mai reconstruiască.

17 O o gacantiinna yaanay waxba kaga hadhin alaabta xaaraanta ah, in Rabbigu ka soo noqdo cadhadiisii kululayd, oo uu siduu awowayaashiin ugu dhaartay idiinku naxariisto, oo idiinku naxo, oo idiin tarmiyo,

Nimic din lucrurile date spre nimicire să nu se lipească de mâinile voastre pentru ca Domnul să se întoarcă din înverşunarea mâniei Lui, să-Şi arate compasiunea şi îndurarea faţă de voi şi să vă înmulţească, după cum a promis strămoşilor voştri că va face

18 m arkaad dhegaysataan Rabbiga Ilaahiinna ah codkiisa, inaad xajisaan amarradiisa aan maanta idinku amrayo oo dhan, oo aad samaysaan waxa ku qumman Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa.

dacă veţi asculta de glasul Domnului, Dumnezeul vostru, păzind toate poruncile Lui, pe care eu vi le dau astăzi şi înfăptuind ce este drept în ochii Domnului, Dumnezeul vostru.