1 M arkaasaa Rabbigu Muuse kula hadlay bannaankii Moo'aab oo Webi Urdun u dhowaa ee Yerixoo ka soo hor jeeday, oo wuxuu ku yidhi,
Domnul i-a vorbit lui Moise în câmpiile Moabului, lângă Iordan, în faţa Ierihonului:
2 W axaad reer binu Israa'iil ku amartaa inay dhaxalkooda hantida ah reer Laawi ka siiyaan magaalooyin ay degaan, oo magaalooyinkaas agagaarkooda ku wareegsanna reer Laawi siiya.
„Porunceşte-le israeliţilor să dea leviţilor, din moştenirea pe care o vor avea, nişte cetăţi în care să poată locui. Să le mai dea şi păşuni în jurul acestor cetăţi.
3 O o magaalooyinka iyagaa lahaanayaan inay degaan, agagaarkooduna waxay u ahaan doonaan lo'dooda, iyo alaabtooda, iyo xoolahooda oo dhan.
Cetăţile să fie ale lor, ca să locuiască în ele, iar păşunile să fie pentru vitele, turmele şi celelalte animale ale lor.
4 O o magaalooyinka aad reer Laawi siin doontaan agagaarkooda ha laga bilaabo magaalo kasta derbigeeda, oo dibadda ha uga baxo kun dhudhun oo hareeraheeda ku wareegsan ah.
Păşunile din jurul cetăţilor pe care le veţi da leviţilor să aibă, începând de la zidul exterior al cetăţii, o mie de coţi de jur-împrejur.
5 O o magaalada dibaddeeda waa inaad ka qiyaastaan xagga bari laba kun oo dhudhun, dhanka koonfureedna waa inaad ka qiyaastaan laba kun oo dhudhun, dhanka galbeedna waa inaad ka qiyaastaan laba kun oo dhudhun, dhanka woqooyina waa inaad ka qiyaastaan laba kun oo dhudhun, oo magaaladuna dhexda ha ahaato. Oo intaasaa iyaga u ahaan doonta agagaarka magaalooyinka. Magaalooyinkii Magangalka
În afara cetăţii să număraţi două mii de coţi în partea de răsărit, două mii de coţi în partea de apus, două mii de coţi în partea de nord şi două mii de coţi în partea de sud, astfel încât cetatea să fie în mijloc. Acestea să fie păşunile lor din jurul cetăţilor lor.
6 O o magaalooyinka aad reer Laawi siin doontaan waxay ahaan doonaan lixda magaalo oo magangalka ah oo aad siin doontaan si uu gacankudhiigluhu ugu cararo, oo kuwaas mooyaane waxaad kaloo iyaga siisaan laba iyo afartan magaalo.
Şase din cetăţile pe care le veţi da leviţilor să fie cetăţi de refugiu, în care să poată fugi ucigaşul. Pe lângă acestea să le mai daţi patruzeci şi două de cetăţi.
7 O o magaalooyinka aad reer Laawi siin doontaan oo dhammu waxay ahaan doonaan siddeed iyo afartan magaalo, oo waxaad siin doontaan iyaga iyo agagaarkoodaba.
Astfel, toate cetăţile pe care trebuie să le daţi leviţilor să fie în număr de patruzeci şi opt, împreună cu păşunile din jurul lor.
8 O o waxa ku saabsan magaalooyinka aad reer Laawi hantida uga siin doontaan reer binu Israa'iil waa sidan, waa inaad kuwii badan magaalooyin badan ka qaaddaan, kuwii yarna waa inaad magaalooyin yar ka qaaddaan, oo mid waluba dhaxalkiisii uu dhaxlay magaalooyinkiisa reer Laawi wax ha ka siiyo.
Cetăţile pe care le veţi oferi din moştenirea israeliţilor, să fie date astfel: cei ce au multe cetăţi să dea mai multe şi cei ce au puţine cetăţi să dea mai puţine; fiecare seminţie să dea leviţilor din cetăţile ei, ţinând cont de moştenirea pe care a primit-o.“ Cetăţile de refugiu
9 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,
Domnul i-a mai zis lui Moise:
10 R eer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad Webi Urdun dhaaftaan oo aad gashaan dalka Kancaan,
„Vorbeşte-le israeliţilor şi spune-le: «Când veţi trece Iordanul în Canaan,
11 w aa inaad doorataan magaalooyin idiin ahaada magaalooyin aad magan gashaan, si uu gacankudhiigluhu qof kama' u dilaa halkaas ugu cararo.
să alegeţi câteva cetăţi care să fie locuri de refugiu, unde să poată fugi ucigaşul care a omorât fără voie o persoană.
12 O o magaalooyinkaasu waxay idiin ahaan doonaan meel aad ka magan gashaan kan aardoonka ah, si uusan gacankudhiigluhu u dhiman intuusan shirka hortiisa xukun isu soo taagin.
Aceste cetăţi vor fi locuri de refugiu dinaintea răzbunătorului, astfel încât ucigaşul să nu fie omorât înainte de a se înfăţişa în faţa adunării pentru a fi judecat.
13 O o magaalooyinka aad bixin doontaan waxay idiin ahaan doonaan lix magaalo oo magangal ah.
Din cetăţile pe care le veţi da, şase să fie cetăţi de refugiu.
14 O o Webi Urdun shishadiisa waa inaad ka bixisaan saddex magaalo, dalka Kancaanna waa inaad ka bixisaan saddex magaalo, oo iyagu waa inay ahaadaan magaalooyin magangal ah.
Trei să le daţi de partea aceasta a Iordanului şi trei în Canaan, ca cetăţi de refugiu.
15 O o lixdaas magaalo waxaa magangeli doona reer binu Israa'iil iyo shisheeyaha iyo qariibka iyaga dhex deggan, si uu ku alla kii qof kama' u dilaa ugu cararo.
Aceste şase cetăţi să fie locuri de refugiu pentru israeliţi, pentru străini şi pentru peregrinii din mijlocul vostru, pentru ca orice ucigaş care a omorât fără voie o persoană să poată fugi acolo.
16 L aakiinse hadduu wax bir ah ku dhufto, oo uu sidaas ku dhinto, markaas isagu waa gacankudhiigle, oo gacankudhiiglaha hubaal waa in la dilaa.
Dacă un om loveşte pe cineva cu un obiect de fier şi-l ucide, acel om este un ucigaş; ucigaşul trebuie să fie omorât.
17 O o hadduu ku dhufto dhagax uu gacanta ku haysto oo qof u dhiman karo, oo uu sidaas ku dhinto, markaas isagu waa gacankudhiigle, oo gacankudhiiglaha hubaal waa in la dilaa.
Dacă cineva are în mână o piatră a cărei lovitură poate cauza moartea şi loveşte pe cineva omorându-l, acel om este un ucigaş; ucigaşul trebuie să fie omorât.
18 A mase hadduu ku dhufto hub qori ah oo uu gacanta ku haysto oo qof u dhiman karo, oo uu sidaas ku dhinto, markaas isagu waa gacankudhiigle, oo gacankudhiiglaha hubaal waa in la dilaa.
Dacă cineva are în mână un obiect de lemn care poate cauza moartea şi loveşte pe cineva şi-l omoară, acel om este un ucigaş; ucigaşul trebuie să fie omorât.
19 O o aardoonka dhiigga doonayaa qudhiisu ha dilo gacankudhiiglaha. Markuu isaga helo ha dilo.
Răzbunătorul sângelui să-l omoare pe ucigaş; atunci când îl va întâlni să-l omoare.
20 O o hadduu nacayb aawadiis u riixdo, ama intuu u gabbado uu wax ku tuuro, oo uu markaas dhinto,
Dacă cineva împinge cu ură un om sau dacă-l pândeşte şi aruncă cu ceva în el şi-l omoară
21 a mase hadduu cadownimo aawadeed gacanta ugu dhufto, oo uu sidaas ku dhinto, kii wax ku dhuftay hubaal waa in la dilaa, waayo, isagu waa gacankudhiigle, oo aardoonka dhiigga doonayaa gacankudhiiglaha ha dilo markuu helo.
sau dacă-l loveşte cu pumnul din vrăjmăşie şi-l omoară, acel bărbat trebuie să fie omorât; el este un ucigaş. Răzbunătorul sângelui să-l omoare pe ucigaş când îl întâlneşte.
22 L aakiinse hadduu kama' u riixo isagoo aan cadownimo ku jirin, amase uu wax ku tuuro isagoo aan u gabban,
Dar dacă cineva loveşte dintr-odată un om, nu din duşmănie, sau dacă aruncă cu un obiect în el, fără să-l fi pândit dinainte,
23 a mase hadduu ku dhufto dhagax qof u dhiman karo, oo isagoo aan arkayn uu ku tuuro, oo uu sidaas ku dhinto, oo hadduusan cadowgiis ahayn ama uusan waxyeelladiisa doondoonayn,
sau dacă, fără să-l vadă, aruncă în el cu o piatră care poate cauza moartea şi acesta moare, atunci, de vreme ce nu i-a fost duşman şi n-a intenţionat să-l rănească,
24 m arkaas kii wax dilay iyo kan ah aardoonka dhiigga doonayo, shirku waa inuu ugu kala garsooraa sida xukummadanu yihiin.
adunarea trebuie să judece între el şi răzbunătorul sângelui, ţinând cont de următoarele legi:
25 O o shirku waa inuu gacankudhiiglaha ka samatabbixiyaa gacanta kan ah aardoonka dhiigga doonayo, oo shirku waa inuu isaga ku celiyaa magaaladiisii uu magangalay, oo uu ku cararay, oo isagu waa inuu halkaas degganaado jeer uu dhinto wadaadka sare oo lagu subkay saliiddii quduuska ahayd.
Adunarea trebuie să-l elibereze pe ucigaş din mâna răzbunătorului de sânge şi să-l trimită înapoi în cetatea de refugiu în care fugise. El să locuiască acolo până la moartea marelui preot care a fost uns cu untdelemn sfânt.
26 L aakiinse gacankudhiigluhu mar kasta ha ahaatee hadduu ka gudbo soohdinta magaaladiisii uu magangalay oo uu ku cararay,
Dar dacă ucigaşul trece dincolo de limitele cetăţii de refugiu în care a fugit
27 o o markaas kii ahaa aardoonka dhiigga doonayo uu ka helo meel dibadda ka ah soohdinta magaaladiisii uu magangalay, kolkaas kii ahaa aardoonka dhiigga doonayo hadduu gacankudhiiglaha dilo, isagu ma ahaan doono mid dhiig qaba,
şi răzbunătorul sângelui îl găseşte în afara cetăţii, atunci răzbunătorul sângelui îl poate omorî pe ucigaş şi nu va fi vinovat de omor.
28 w aayo, waxaa isaga waajib ku ahaa inuu iska joogo magaaladiisii uu magangalay ilamaa uu wadaadka sare dhinto, laakiinse markuu wadaadka sare dhinto gacankudhiigluhu waa inuu markaas dabadeed ku noqdo dalkiisii hantida u ahaa.
Acuzatul trebuie să rămână în cetatea de refugiu până la moartea marelui preot. Numai după moartea marelui preot se poate reîntoarce la proprietatea lui.
29 O o waxyaalahanu waa inay qaynuun xukun ah degmooyinkiinna oo dhan idiinku ahaadaan ab ka abkiin.
Acestea vor fi pentru voi hotărâri pe baza cărora să judecaţi toate generaţiile care vor urma, oriunde veţi locui:
30 K u alla kii qof dila, gacankudhiiglaha waa in la dilaa markii lagu marag furo, laakiinse qofnaba yaan lagu dilin markhaati keliya maragfurkiis.
Dacă cineva a ucis o persoană, ucigaşul trebuie să fie omorât doar pe baza mărturiei mai multor martori. Nimeni să nu fie ucis doar pe baza mărturiei unei singure persoane.
31 O o weliba waa inaydaan innaba furan nafta gacankudhiigle dhimasho lagu xukumay, laakiinse hubaal waa in la dilaa.
Să nu acceptaţi răscumpărare pentru viaţa unui ucigaş vinovat de moarte. El trebuie să fie omorât!
32 O o weliba waa inaydaan furan kii ku cararay magaaladiisa magangalka ah, si uu ugu noqdo oo uu u dego dalkiisa ilamaa uu wadaadka sare dhinto.
Să nu acceptaţi răscumpărare pentru cel care a fugit într-o cetate de refugiu şi să nu-i daţi voie să se întoarcă şi să locuiască în proprietatea lui înainte de moartea marelui preot.
33 D alka aad deggan tihiin waa inaydaan nijaasayn, waayo, dhiigu dalka waa nijaaseeyaa, oo dalka dhiiggii lagu dhex daadshay wax loogu kafaaro gudi karo lama arko, dhiigga kii daadshay mooyaane.
Să nu pângăriţi ţara unde veţi locui. Sângele pângăreşte ţara şi nu se poate face altfel de ispăşire pentru pământul peste care a fost vărsat sânge, decât prin sângele celui care l-a vărsat.
34 O o waa inaydaan nijaasayn dalka aad dhex deggan tihiin, oo anna aan dhexdiisa degganahay, waayo, aniga Rabbiga ahu waxaan dhex degganahay reer binu Israa'iil.
Să nu pângăriţi deci ţara în care veţi locui şi în care voi locui şi Eu, căci Eu, Domnul, locuiesc în mijlocul israeliţilor.»“