Ishacyaah 22 ~ Isaia 22

picture

1 K anu waa war culus ee dooxada muujinta ku saabsan. War maxaa idinku dhacay, oo aad dhammaantiin guryaha dushooda la korteen?

O profeţie cu privire la Valea Viziunii. „Ce vreţi să arătaţi, de v-aţi urcat cu toţii pe acoperişuri,

2 M agaalada qaylada iyo bulxanku ka buuxaanay, magaalada farxadda badanay, kuwa dhexdaada lagu laayay seef laguma layn, dagaalna kuma ay dhiman.

oraş plin de zarvă, cetate gălăgioasă şi plină de dezmăţ? Cei ucişi dintre ai tăi n-au fost răpuşi de sabie, nu au murit în luptă.

3 T aliyayaashaadii oo dhammu way wada carareen, oo qaansola'aan iyagoo ah ayaa la xidhay. Inta lagaa helay oo dhan waa la wada xidhay in kastoo ay meel fog u carareen.

Toţi conducătorii tăi au fugit împreună, însă au fost prinşi fără să se folosească arcul. Toţi dintre ai tăi care au fost găsiţi, au fost capturaţi împreună, deşi fugiseră departe.

4 S idaas daraaddeed ayaan idhi, Aniga iga sii jeesta. Si qadhaadh baan u ooyi doonaa, ha isku daalinnina inaad dadkayga iiga qalbi qabowjisaan.

De aceea am zis: «Întoarceţi-vă privirile de la mine! Lăsaţi-mă să vărs lacrimi amare! Nu încercaţi să mă mângâiaţi pentru distrugerea fiicei poporului meu!»

5 W aayo, waa maalin ay naxdin iyo kutumasho iyo isku qasnaanu Sayidka ah Rabbiga ciidammada ka iman doonaan oo ay dooxada muujinta ku dhici doonaan, waana wakhti derbiyada la dumin doono oo buuraha lagu qaylin doono.

Căci este o zi de învălmăşeală, de călcat în picioare şi de groază, o zi trimisă de Stăpânul, Domnul Oştirilor, în Valea Viziunii; o zi în care se dărâmă ziduri şi se strigă după ajutor spre munţi.

6 O o reer Ceelaam wuxuu qaatay gabooyihii, oo gaadhifardoodyo iyo rag fardo fuushan baa la socday, oo reer Qiirna gaashaankii buu daaha ka qaaday.

Elamul îşi ia tolba cu săgeţi, călăreţii, în carele lor de luptă, şi caii înaintează, iar Chirul îşi dezveleşte scutul.

7 O o waxay noqotay in dooxooyinkaagii ugu wacanaa gaadhifardoodyo ka buuxsameen, ragga fardooleyda ahuna waxay isku diyaariyeen iridda horteeda.

Văile tale cele mai alese sunt pline de care, iar călăreţii stau pregătiţi de luptă la porţile cetăţii;

8 O o isna wuxuu banneeyey daahii dadka Yahuudah, oo adna maalintaas waxaad aad u fiirisay hubkii guriga kaynta yiil.

zidurile de apărare ale lui Iuda sunt date la o parte. În acea zi, aţi căutat după arme în Palatul Pădurii,

9 O o weliba waxaad aragteen in daldaloolka magaalada Daa'uud ay badan yihiin, oo waxaad isku soo wada ururiseen biyihii balliga hoose.

aţi observat că zidurile Cetăţii lui David au multe spărturi şi aţi adunat apele în Iazul de Jos.

10 O o waxaad tiriseen guryihii Yeruusaalem, oo waxaad guryihii u dumiseen inaad derbiga adkaysaan.

Aţi numărat casele din Ierusalim şi aţi dărâmat o parte din ele pentru a întări zidul.

11 O o weliba biyihii balligii hore waxaad biyoxidheen uga samayseen labada derbi dhexdooda laakiinse ma aydaan fiirin kii waxan sameeyey, mana aydaan u jeedsan kii waa hore sameeyey.

Între zidurile cetăţii aţi făcut un rezervor pentru apa din iazul cel vechi şi nu aţi privit spre Cel Ce a făcut aceste lucruri, nici nu aţi ţinut seama de Cel Ce a plănuit demult aceasta.

12 O o Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu maalintaas dadka ugu yeedhay oohin, iyo madax-xiirnaan, iyo dhar joonyad ah guntashadiisa.

În ziua aceea Stăpânul, Domnul Oştirilor, v-a chemat să plângeţi şi să vă jeliţi, să vă smulgeţi părul şi să vă îmbrăcaţi în sac.

13 O o bal eega, waxaa jira farxad iyo rayrayn, dibi la qalo iyo ido la gowraco, hilib la cuno iyo khamri la cabbo, oo waxaa la yidhaahdaa, Aynu wax cunno oo cabno, waayo, berrito waynu dhiman doonaaye.

Când colo însă, la voi a fost veselie şi petrecere, au fost boi tăiaţi şi oi înjunghiate! S-a mâncat carne, s-a băut vin şi s-a strigat: «Să mâncăm şi să bem, căci mâine vom muri!»

14 O o Rabbiga ciidammada ayaa waxan dhegaha ii saaray. Sida xaqiiqada ah xumaantan laydinkama maydhi doono jeeraad dhimataan, ayaa Sayidka ah Rabbiga ciidammadu leeyahay.

Domnul Oştirilor mi S-a descoperit, spunându-mi: «Această nelegiuire a voastră nu va fi ispăşită până veţi muri», zice Stăpânul, Domnul Oştirilor.

15 S ayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Kac, oo waxaad u tagtaa Shebnaa oo ah khasnajiga guriga u sarreeya, oo waxaad ku tidhaahdaa,

Aşa vorbeşte Stăpânul, Domnul Oştirilor: «Du-te la acel administrator, la Şebna, administratorul palatului, şi spune-i:

16 W aadiga qabrigaagii halkan ka qotay, oo xabaashaadiina meel sare ka qotay, oo dhagaxana hoy ka samaystay, bal maxaad halkan ku samaynaysaa? Oo yaad halkan ku haysataa?

‘Ce drept ai tu aici şi pe cine ai tu pe aceste locuri, de ţi-ai săpat chiar aici un mormânt, un mormânt săpat pe înălţime, un loc dăltuit în stâncă?’»

17 B al eeg, ninka xoogga badanow, Rabbigu xoog buu kuu tuuri doonaa. Aad buu kuu qaban doonaa.

Iată! Domnul e gata să te apuce cu putere şi să te arunce de aici, bărbat puternic!

18 O o hubaal sida kubbad oo kale ayuu kugu wadhfin doonaa dhul weyn oo ballaadhan, oo halkaasaad ku dhiman doontaa, oo gaadhifardoodyadii sharaftaaduna halkaasay joogi doonaan, adigoo ah ceebta gurigii sayidkaaga.

Te va înfăşura strâns şi te va arunca ca pe o minge, într-o ţară întinsă; acolo vei muri şi acolo îţi vor rămâne carele tale frumoase, tu, ruşinea palatului stăpânului tău!

19 O o waxaan kaa eryi doonaa derejadaada, oo jagada aad joogtona isagaa kaa soo dejin doona.

Te voi da afară din slujbă şi vei fi doborât de pe poziţia ta.

20 O o waxaan maalintaas u yeedhi doonaa addoonkayga Elyaaqiim ina Xilqiyaah.

«În ziua aceea îl voi chema pe slujitorul Meu, pe Eliachim, fiul lui Hilchia,

21 O o waxaan isaga huwin doonaa shuluggaaga, oo waxaan ku adkayn doonaa dhex-xidhkaaga, oo dowladnimadaada isagaan u dhiibi doonaa, oo isna aabbe buu dadka Yeruusaalem deggan iyo reer Yahuudah u noqon doonaa.

îl voi îmbrăca cu mantia ta şi-l voi încinge cu cingătoarea ta, iar autoritatea ta i-o voi da lui. El va fi un tată pentru locuitorii Ierusalimului şi pentru Casa lui Iuda.

22 O o furihii guriga Daa'uudna garbihiisaan saari doonaa, oo wuu furi doonaa, oo ninna ma xidhi doono, wuu xidhi doonaa, oo ninna ma furi doono.

Pe umărul lui voi pune cheia Casei lui David. Ce va deschide el, nimeni nu va închide, iar ce va închide, nimeni nu va deschide!

23 O o waxaan isaga u dhuujin doonaa sida dhidib meel adag haysta, oo isna wuxuu reerka aabbihiis u noqon doonaa carshi sharaf badan.

Îl voi împlânta ca pe un piron într-un loc tare şi va fi un tron de onoare pentru familia tatălui său.

24 O o waxaa korkiisa laga lalmin doonaa sharaftii reerka aabbiihiis oo dhan, dhasha iyo farcanka, iyo weelasha yaryar oo dhan, koobabka iyo xataa sibraarrada waaweyn oo dhanba.

Vor sprijini pe el toată gloria familiei tatălui său: urmaşii şi vlăstarii, orice vas mic, de la castroane până la ulcioare.

25 O o Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Maalintaas dhidibkii meesha adag ku dhuuqsanaa wuu ka siibmi doonaa, oo intuu jabo ayuu dhici doonaa, oo culayskii saarnaana waa la baabbi'in doonaa, waayo, Rabbiga ayaa saas ku hadlay.

În ziua aceea, zice Domnul Oştirilor, ţăruşul împlântat în loc sigur va fi scos; va fi tăiat şi va cădea, iar povara ce se sprijinea pe el va fi doborâtă», căci Domnul a vorbit.“