1 S idaasaa reer binu Israa'iil oo dhan loogu abtiriyey, oo bal eeg, iyagu waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada reer binu Israa'iil. Oo dadkii Yahuudahna xadgudubkoodii aawadiis ayaa maxaabiis ahaan loogu kaxaystay Baabuloon.
Întreg Israelul a fost înscris în genealogii şi trecut în „Cartea regilor lui Israel“. Iuda însă a fost luat în captivitate, la Babilon, din cauza necredincioşiei lui.
2 H addaba kuwii ugu horreeyey oo degay dalkii ay hantiyeen iyo magaalooyinkoodii waxay ahaayeen reer binu Israa'iil, wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo reer Netiiniim.
Primii locuitori care s-au reîntors la proprietăţile din cetăţile lor, au fost câţiva israeliţi, preoţii, leviţii şi slujitorii de la Templu.
3 O o Yeruusaalem waxaa ka degganaa reer Yahuudah, iyo reer Benyaamiin, iyo reer Efrayim, iyo reer Manaseh:
Aceia dintre urmaşii lui Iuda, ai lui Beniamin, ai lui Efraim şi ai lui Manase, care au locuit la Ierusalim, au fost:
4 C uutay oo ahaa ina Cammiihuud, ina Coomrii, ina Imrii, ina Baanii oo ahaa reer Feres oo ahaa wiilkii Yahuudah.
Utai, fiul lui Amihud, fiul lui Omri, fiul lui Imri, fiul lui Bani, – dintre fiii lui Pereţ, fiul lui Iuda;
5 O o reer Shiilohna waxaa ka degganaa Casaayaah oo ahaa curadkii iyo wiilashiisii.
dintre şiloniţi – Asaia, cel întâi născut, împreună cu fiii lui;
6 R eer Seraxna waxaa ka joogay Yecuu'eel iyo walaalahood, oo waxay ahaayeen lix boqol iyo sagaashan.
dintre zerahiţi – Ieuel, precum şi rudele lor în număr de şase sute nouăzeci;
7 O o reer Benyaamiinna waxaa ka joogay Sallu oo ahaa ina Meshullaam, ina Hoodawyaah, ina Hasenu'aah,
dintre beniamiţi – Salu, fiul lui Meşulam, fiul lui Hodavia, fiul lui Hasnua;
8 i yo Yibneyaah oo ahaa ina Yeroxaam, iyo Eelaah oo ahaa ina Cusii, ina Mikrii, iyo Meshullaam oo ahaa ina Shefatyaah, ina Recuu'eel, ina Yibniyaah,
apoi Ibneia, fiul lui Ieroham; Ela, fiul lui Uzi, fiul lui Micri; Meşulam, fiul lui Şefatia, fiul lui Reuel, fiul lui Ibnia;
9 i yo walaalahood oo ahaa sidii dhalashadoodu ahayd, oo waxayna ahaayeen sagaal boqol iyo lix iyo konton. Oo nimankaas oo dhammu waxay ahaayeen madaxdii reerahooda siday kala reer u ahaayeen.
de asemenea, şi rudele lor, înscrise în genealogii, în număr de nouă sute cincizeci şi şase; toţi aceşti bărbaţi erau căpetenii de familie, potrivit familiilor lor.
10 O o wadaaddadiina waxaa ka joogay Yedacyaah, iyo Yehooyaariib, iyo Yaakiin,
Dintre preoţi – Iedaia, Iehoiarib, Iachin,
11 i yo Casaryaah oo ahaa ina Xilqiyaah, ina Meshullaam, ina Saadooq, ina Meraayood, ina Axiituub oo ahaa taliyihii guriga Ilaah,
Azaria, fiul lui Hilchia, fiul lui Meşulam, fiul lui Ţadok, fiul lui Meraiot, fiul lui Ahitub, conducător peste Casa lui Dumnezeu;
12 i yo Cadaayaah oo ahaa ina Yeroxaam, ina Fashxuur, ina Malkiiyaah, iyo Macsay oo ahaa ina Cadii'eel, ina Yaxseraah, ina Meshullaam, ina Meshilleemiid, ina Immeer,
Adaia, fiul lui Ieroham, fiul lui Paşhur fiul lui Malchia; Maasai, fiul lui Adiel, fiul lui Meşulam, fiul lui Meşilemit, fiul lui Imer;
13 i yo walaalahood oo ahaa madaxdii reerahooda, oo tiradooduna ahayd kun iyo toddoba boqol iyo lixdan, oo waxayna ahaayeen rag aad karti ugu leh shuqulka adeegidda guriga Ilaah.
de asemenea, şi rudele lor, căpeteniile familiilor lor, în număr de o mie şapte sute şaizeci; ei erau oameni viteji, puşi în slujba Casei lui Dumnezeu.
14 O o reer Laawina waxaa ka joogay Shemacyaah oo ahaa ina Xashuub, ina Casriiqaam, ina Xashabyaah oo ahaa reer Meraarii,
Dintre leviţi – Şemaia, fiul lui Haşub, fiul lui Azrikam, fiul lui Haşabia, dintre fiii lui Merari,
15 i yo Baqbaqar, iyo Xeresh, iyo Gaalaal, iyo Matanyaah oo ahaa ina Miikaa, ina Sikrii, ina Aasaaf,
Bakbakar, Hereş, Galal, Matania, fiul lui Mica, fiul lui Zicri, fiul lui Asaf;
16 i yo Cobadyaah oo ahaa ina Shemacyaah, ina Gaalaal, ina Yeduutuun, iyo Berekyaah oo ahaa ina Aasaa, ina Elqaanaah, kaasoo degganaan jiray tuulooyinkii reer Netofaah.
Obadia, fiul lui Şemaia, fiul lui Galal, fiul lui Iedutun; Berechia, fiul lui Asa, fiul lui Elkana, cel care a locuit în satele netofatiţilor.
17 O o iridjoogayaashiina waxaa ka joogay Shalluum, iyo Caquub, iyo Talmon, iyo Axiiman, iyo walaalahood, oo waxaa iyaga madax u ahaa Shalluum,
Dintre portari – Şalum, Akub, Talmon, Ahiman şi rudele lor. Şalum era căpetenia;
18 o o ilaa maantadan la joogo boqorka iriddiisa xaggeeda bari joogi jiray, oo iyagu waxay iridjoogayaal u ahaayeen xeradii reer Laawi.
el este şi azi la poarta regelui de la răsărit. Ei au fost portarii taberei leviţilor.
19 O o Shalluum ina Qore oo ahaa ina Ebiyaasaaf, ina Qorax, iyo walaalihiis oo ahaa reer Qorax, waxay u talin jireen shuqulkii adeegidda, oo waxay ahaayeen waardiyayaashii irdaha taambuugga, oo awowayaashoodna waxay u talin jireen xeradii Rabbiga, oo waxay ahaayeen waardiyayaashii iridda.
Şalum, fiul lui Kore, fiul lui Ebiasaf, fiul lui Korah, şi rudele lui din neamul tatălui său, korahiţii, împlineau slujba de păzitori ai pragurilor Cortului, la fel cum părinţii lor fuseseră responsabili în tabăra Domnului cu păzirea intrării.
20 O o waagii hore waxaa iyaga madax u ahaan jiray Fiinexaas oo ahaa ina Elecaasaar, oo Rabbiguna isaga wuu la jiri jiray.
Odinioară, Fineas, fiul lui Elazar, fusese conducătorul lor, iar Domnul era cu el.
21 O o Sekaryaah ina Meshelemyaahna wuxuu ahaan jiray iridjoogihii iridda teendhadii shirka.
Zaharia, fiul lui Meşelemia, a fost portar al intrării Cortului Întâlnirii.
22 O o kulligood intaas loo doortay inay iridjoogayaal ahaadaan waxay dhammaantood ahaayeen laba boqol iyo laba iyo toban. Oo kuwaas abtiriskooda waxaa lagu tiriyey tuulooyinkoodii, kuwaasoo Daa'uud iyo Samuu'eel oo ahaa waxarkihii ay u doorteen shuqulkoodii lagu aaminay.
Toţi cei aleşi ca portari ai intrărilor au fost în număr de două sute doisprezece; ei au fost înscrişi în genealogiile lor, în satele lor. Ei au fost numiţi în slujba aceasta de încredere de către David şi văzătorul Samuel.
23 H addaba iyaga iyo carruurtooduba waxay u sarrayn jireen irdaha guriga Rabbiga, kaasoo ahaa gurigii taambuugga iyagoo waardiyayaal ah.
Ei şi urmaşii lor au primit ca responsabilitate să păzească porţile Casei Domnului, adică ale Cortului.
24 O o afarta dhinacba waxaa joogay iridjoogayaashii xagga bari, iyo xagga galbeed, iyo xagga woqooyi, iyo xagga koonfureedba.
Erau portari în toate cele patru vânturi: răsărit, apus, nord şi sud.
25 O o walaalahoodii tuulooyinkooda joogayna had iyo goor toddobadii maalmoodba way u iman jireen inay iyaga la joogaan,
Rudele lor veneau din când în când din satele lor, ca să stea împreună cu ei câte şapte zile.
26 w aayo, afarta iridjooge oo sare oo ahaa reer Laawi waxay ku jireen jagooyin joogto ah, oo waxay u talin jireen qolalka, iyo khasnadihii guriga Ilaah.
Căci cei patru portari vestiţi, toţi leviţi, puşi în slujba aceasta de încredere, erau responsabili atât peste odăi, cât şi peste vistieriile Casei lui Dumnezeu.
27 O o iyagu waxay u hoyan jireen guriga Ilaah hareerihiisa, maxaa yeelay, ilaalinta gurigu iyagay saarnayd, oo waxaa iyaga joogto u ahaa inay subax kasta furaan.
Ei petreceau noaptea în jurul Casei lui Dumnezeu, pentru că erau responsabili cu paza ei; de asemenea, ei aveau responsabilitatea să o deschidă în fiecare dimineaţă.
28 O o iyaga qaarkoodna waxay u talin jireen weelasha lagu adeego, waayo, weelasha tiraa lagu soo gelin jiray, oo tiraa lagu bixin jiray.
Unii dintre ei aveau grijă de uneltele pentru slujbă – ei le numărau şi atunci când erau aduse, şi atunci când erau luate.
29 O o iyaga qaarkood kalena waxaa loo doortay inay u taliyaan alaabta guriga iyo weelasha meesha quduuska ah oo dhan, iyo burka, iyo khamriga, iyo saliidda, iyo fooxa, iyo uunsiga.
Alţii aveau grijă de vase, de toate vasele cele sfinte, de făina aleasă, de vin, de ulei, de tămâie şi de miresme.
30 O o wiilashii wadaaddada qaarkoodna waxay hagaajin jireen cadarkii uunsiga lahaa.
Alţii, dintre fiii preoţilor, pregăteau amestecul de mirodenii.
31 O o Matityaah oo ka mid ahaa reer Laawi, oo ahaa curadkii Shalluum oo ahaa reer Qorax shuqulkiisii joogtada ahaa wuxuu ahaa inuu ilaaliyo waxyaalaha digsiyada lagu dubo.
Levitului Matitia, întâiul născut al korahitului Şalum, îi era încredinţată pregătirea turtelor.
32 O o walaalahood qaarkood oo reer Qohaad ahaana waxay u talin jireen kibistii tusniinta, si ay sabti kasta u diyaariyaan.
Unii dintre chehatiţi, dintre rudele lor, erau responsabili să pregătească pâinea prezentării pentru fiecare zi de Sabat.
33 O o kuwanuna waa nimankii gabayaaga ahaa oo ahaa madaxdii qolooyinka reer Laawi, oo waxay joogi jireen qolalka oo hawl kalena ma ay hayn, waayo, iyagu habeen iyo maalinba waxay qabanayeen shuqulkoodii.
Aceştia au fost cântăreţii, căpeteniile familiilor leviţilor, care locuiau în odăile Templului, neavând alte îndatoriri, deoarece erau angajaţi în slujire zi şi noapte.
34 K uwaasu waxay ahaayeen madaxdii qolooyinka reer Laawi, oo qarniyadoodii oo dhan waxay ahaayeen rag madax ah, oo waxay degganaan jireen Yeruusaalem. Abtirsiinadii Saa'uul
Acestea au fost căpeteniile familiilor leviţilor, căpetenii înscrise în genealogii. Ei locuiau la Ierusalim. Familia lui Saul
35 O o Gibecoonna waxaa degganaa Gibecoon aabbihiis oo la odhan jiray Yecii'eel, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Macakaah,
La Ghivon a locuit tatăl lui Ghivon, Ieiel. Numele soţiei lui era Maaca.
36 i yo curadkiisii Cabdoon ahaa, iyo Suur, iyo Qiish, iyo Bacal, iyo Neer, iyo Naadaab,
Abdon a fost fiul lui întâi născut, urmat apoi de: Ţur, Chiş, Baal, Ner, Nadab,
37 i yo Gedoor, iyo Axiyoo, iyo Sekaryaah, iyo Miqlood.
Ghedor, Ahio, Zaharia şi Miklot.
38 M iqloodna wuxuu dhalay Shime'aam. Iyana walaalahood ayay la degganaayeen Yeruusaalem meel walaalahood ka soo hor jeedda.
Lui Miklot i s-a născut Şimam. Şi aceştia, asemenea rudelor lor, au locuit la Ierusalim împreună cu rudele lor.
39 N eerna wuxuu dhalay Qiish, Qiishna wuxuu dhalay Saa'uul, Saa'uulna wuxuu dhalay Yoonaataan, iyo Malkiishuuca, iyo Abiinaadaab, iyo Eshbacal.
Lui Ner i s-a născut Chiş, lui Chiş – Saul, iar lui Saul – Ionatan, Malchi-Şua, Abinadab şi Eşbaal.
40 W iilkii Yoonaataanna wuxuu ahaa Meriibacal, Meriibacalna wuxuu dhalay Miikaah.
Fiul lui Ionatan a fost Merib-Baal; lui Merib-Baal i s-a născut Mica.
41 W iilashii Miikaahna waxay ahaayeen Fiitoon, iyo Meleg, iyo Taxreeca iyo Aaxaas.
Fiii lui Mica au fost: Piton, Melek, Tahrea şi Ahaz.
42 A axaasna wuxuu dhalay Yacraah, Yacraahna wuxuu dhalay Calemed, iyo Casmaawed, iyo Simrii, Simriina wuxuu dhalay Moosaa.
Lui Ahaz i s-a născut Iada; lui Iada i s-au născut Alemet, Azmavet şi Zimri, iar lui Zimri i s-a născut Moţa.
43 M oosaana wuxuu dhalay Bincaa, oo wiilkiisiina wuxuu ahaa Refaayaah, oo dhalay Elecaasaah, oo isna dhalay Aaseel,
Lui Moţa i s-a născut Bina, al cărui fiu a fost Rafa. Fiul acestuia a fost Elasa, iar fiul acestuia a fost Aţel.
44 A aseelna wuxuu lahaa lix wiil, oo magacyadoodiina waa kuwan: Casriiqaam, iyo Bokeruu, iyo Ismaaciil, iyo Shecaryaah, iyo Cobadyaah, iyo Xaanaan. Intaasu waxay ahaayeen wiilashii Aaseel.
Aţel a avut şase fii; numele lor au fost: Azrikam, Bocru, Ismael, Şearia, Obadia şi Hanan. Aceştia au fost fiii lui Aţel.