Hoosheeca 8 ~ Osea 8

picture

1 B uunka afkaaga saar. Cadowgu sidii gorgor buu u imanayaa guriga Rabbiga, maxaa yeelay, dadku axdigaygay jebiyeen, oo sharcigaygiina way ku xadgudbeen.

„Du trâmbiţa la gură! Unul ca un vultur vine peste casa Domnului, pentru că au încălcat legământul Meu şi s-au răzvrătit împotriva Legii Mele.

2 W ay ii qayshan doonaan, iyagoo leh, Ilaahayow, annagoo dadka Israa'iil ahu waannu ku naqaan.

Ei strigă către Mine: «Dumnezeul nostru, noi, Israel, Te cunoaştem!»

3 D adka Israa'iil way iska xooreen wixii wanaagsanaa, oo iyaga cadowgu waa eryan doonaa.

Însă Israel a respins binele; de aceea un duşman îl va urmări.

4 B oqorray boqradeen, laakiinse iyagu ma aha kuwa aan amray, waxayna doorteen amiirro laakiinse anigu ma aan aqoonsan. Lacagtoodii iyo dahabkoodiiba ayay sanamyo ka samaysteen, oo sidaas darteed ayaa loo baabbi'in doonaa.

Ei întronează regi, dar fără Mine, pun căpetenii, fără consimţământul Meu. Din argintul şi din aurul lor îşi fac idoli spre propria lor pierzare.

5 S amaariyey, weyshaadii wuu diiday isagoo leh, Cadhadaydii aad bay ugu kululaatay iyaga. Ilaa goormayan karayn inay daahir noqdaan?

Viţelul tău este o scârbă, Samario! Mânia Mea este aprinsă împotriva lor. Până când tot nu vor fi în stare să trăiască în curăţie?

6 W aayo, xataa dadka Israa'iil ayaa kanu ka yimid, oo nin saanac ahu baa sameeyey, oo Ilaah ma aha. Hubaal weysha Samaariya waa la burburin doonaa.

Din Israel este idolul acesta! Un meşteşugar l-a făcut şi acesta nu este Dumnezeu. De aceea viţelul Samariei va fi făcut bucăţi.

7 W aayo, waxay beertaan dabaysha, oo dabaysha cirwareenta ah ayay soo goosan doonaan. Hadhuudh taagan ma leh, baalkuna midho ma dhali doono, oo hadduu dhalona, shisheeyaa cuni doona.

Pentru că au semănat vânt, vor secera furtună! Nu vor avea parte de spic cu boabe; din ce va răsări, nu se va putea face făină; şi chiar dacă s-ar putea face, ar înghiţi-o străinii.

8 D adka Israa'iil waa la liqay, oo haatan waxay quruumaha u dhex joogaan sidii weel aan la doonayn.

Israelul este înghiţit. Acum el a ajuns printre neamuri ca un vas fără valoare.

9 W aayo, iyagu waxay u keceen dalka Ashuur, oo waa sidii dameer banjoog ah oo keligiis jooga. Reer Efrayim waxay soo kiraysteen kuwa caashaqa.

Căci s-au dus după ajutor în Asiria ca un măgar sălbatic, rătăcind singuratic. Efraim s-a vândut amanţilor.

10 I n kastoo ay quruumaha dhexdooda dad ka soo kiraystaan, haatan waan soo ururin doonaa iyaga, oo waxay bilaabayaan inay la yaraadaan sabab ka kacday culaabtii uu boqorkii amiirradu iyaga saaray.

Chiar dacă s-au vândut printre neamuri, acum Eu îi voi strânge. Curând se vor încovoia sub povara pusă de măreţul împărat.

11 R eer Efrayim waxay badiyeen meelo allabari, wayna ku dembaabeen, oo sidaas daraaddeed meelaha allabarigu waxay iyaga u noqdeen wax iyaga dembaajiya.

Deşi Efraim a înmulţit altarele pentru jertfele pentru păcat, ele au devenit pentru el altare pentru păcat.

12 I n kastoo aan iyaga u qoraa kumanyaalka amar ee sharcigayga, haddana waxaa lagu tiriyaa sida wax qalaad oo kale.

Eu le-am scris mulţimea de învăţături din Legea Mea, dar ele sunt privite ca ceva străin.

13 O o weliba allabaryadii qurbaannadayda ahaana waxay ku allabaryaan hilib, wayna iska cunaan, laakiinse Rabbigu iyaga ma aqbalo. Haatan wuu soo xusuusan doonaa xumaantoodii, oo dembiyadoodiina wuu ciqaabi doonaa, oo Masar bay ku noqon doonaan.

Ei înjunghie jertfele pe care Mi le aduc ca daruri şi mănâncă carnea, însă Domnul nu le acceptă. Acum El Îşi va aduce aminte de fărădelegea lor şi-i va pedepsi pentru păcatele lor: se vor întoarce în Egipt.

14 W aayo, dadka Israa'iil Abuurahoodii way illoobeen, oo waxay dhisteen daaro waaweyn, dadka Yahuudahna magaalooyin deyr leh aad bay u badsadeen, laakiinse anigu magaalooyinkooda ayaan dab ku soo dul dayn doonaa, oo wuxuu wada gubi doonaa daarahooda waaweyn oo dhan.

Israel L-a uitat pe Făcătorul lui şi şi-a zidit palate, iar Iuda şi-a înmulţit cetăţile fortificate. Însă Eu voi trimite foc în cetăţile lui, iar acesta îi va mistui fortăreţele.“