Ishacyaah 18:7 ~ Isaia 18:7

picture

O o wakhtigaas waxaa Rabbiga ciidammada loo keeni doonaa hadiyad laga keenay dadka dheer oo sulubsan oo ah dad tan iyo bilowgoodii aad looga cabsado, oo ah quruun xoog badan oo wax ku tumata, oo dalkeeda webiyadu kala qaybiyaan, oo waxaa la keeni doonaa Buur Siyoon oo ah meesha magaca Rabbiga ciidammada.


În vremea aceea, un popor înalt şi cu pielea netedă, temut aproape şi departe, un neam puternic şi cuceritor, a cărei ţară e străbătută de râuri, va aduce daruri Domnului Oştirilor la muntele Sion, locul Numelui Domnului Oştirilor.“

Continue reading Report error