1 T an iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Reer binu Israa'iil hadda ha yidhaahdeen,
Mucho me han angustiado desde mi juventud, diga ahora Israel:
2 T an iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Laakiinse igama ay adkaan.
Mucho me han angustiado desde mi juventud; mas no prevalecieron contra mí.
3 K uwa beerta jeexa ayaa dhabarkayga jeexay, Oo jeexjeexoodiina way dheereeyeen.
Sobre mis espaldas araron los aradores; hicieron largos surcos.
4 R abbigu waa xaq, Oo isagu wuxuu kala gooyay xadhkihii kuwa sharka leh.
El SEÑOR es justo; cortó las coyundas de los impíos.
5 I nta Siyoon neceb oo dhammu, Ha ceeboobeen oo dib ha u noqdeen.
¶ Serán avergonzados y vueltos atrás todos los que aborrecen a Sion.
6 H a noqdeen sida cawska guryaha korkooda ka baxa Oo engega intaanu korin,
Serán como la hierba de los tejados, que se seca antes que crezca;
7 O o aan beergooyuhu gacantiisa ka buuxin, Kan xidhmooyinka xidhaana aanu laabtiisa ka buuxin.
de la cual no llenó el segador su mano, ni sus brazos el que hace gavillas.
8 O o kuwa ag maraana ma yidhaahdaan, Barakadii Rabbigu korkiinna ha ahaato. Waxaan idiinku ducaynaynaa magaca Rabbiga.
Ni dijeron los que pasaban: La bendición del SEÑOR sea sobre vosotros; os bendecimos en el Nombre del SEÑOR.