1 H a isku dhibin xumaanfalayaasha aawadood, Hana uga hinaasin kuwa xaqdarrada sameeya.
(По слав. 36). Давидов псалом. По Еврейски азбучен псалом, Не се раздразнявай поради злотворците, Нито завиждай на ония, които вършат беззаконие.
2 W aayo, iyaga haddiiba waxaa loo jari doonaa sida cawska oo kale, Oo waxay u engegi doonaan sida geedo yaryar oo qoyan.
Защото като трева скоро ще се окосят, И като зелена трева ще повяхнат.
3 R abbiga isku hallee oo wanaag samee, Oo sidaasaad dalka ku degganaan doontaa, oo ammaan baad ku daaqi doontaa.
Уповавай на Господа и върши добро; Така ще населиш земята и ще се храниш с увереност.
4 H addaba Rabbiga ku farax, Oo wuxuu ku siin doonaa waxa qalbigaagu doonayo.
Весели се, тъй също, в Господа; И той ще ти даде попросеното от сърцето ти.
5 J idkaaga Rabbiga ku aamin, Isagana isku hallee, wuuna samaynayaaye.
Предай на Господа пътя си; И уповавай на Него, и Той ще из върши очакването ти;
6 X aqnimadaada wuxuu u soo bixin doonaa sida nuurka oo kale, Gartaadana sida duhurka oo kale.
И ще направи да се яви правдата ти като светлината, И съдът ти като пладне.
7 R abbiga ku hor xasilloonow, oo isaga samir ku sug, Oo ha isku dhibin kii jidkiisa ku barwaaqaysan Iyo ninkii hindisooyin shar ah sameeya toona.
Облегни се на Господа, и чакай Него; Не се раздразнявай поради този човек, който успява в пътя си Като върши подлости.
8 C adhada ka joogso, oo dhirifka ka tag, Hana isku dhibin inaad shar samaysid.
Престани от негодуванието, и остави гнева; Не се раздразнявай, понеже това води само към злотворството.
9 W aayo, xumaanfalayaashu way go'i doonaan, Laakiinse kuwa Rabbiga sugaa dalkay dhaxli doonaan.
Защото злотворците ще се изтребят; А от тия, които чакат Господа, те ще наследят земята.
10 W akhti yar dabadeedna kan sharka lahu ma jiri doono, Bal meeshiisa aad baad ugu fiirsan doontaa, oo isna ma jiri doono.
Защото още малко, и нечестивият не ще го има вече; Да! прилежно ще изследваш мястото му, и не ще се намери;
11 L aakiinse kuwa camalka qabow dalkay dhaxli doonaan, Oo waxay ku farxi doonaan nabad badan.
Но кротките ще наследят земята, И ще се наслаждават с изобилен мир.
12 K an sharka lahu wuxuu shirqool u dhigaa kan xaqa ah, Oo isaga ayuu u ilko jirriqsadaa.
Нечестивият прави заговор против праведния. И скърца на него със зъби.
13 O o Sayidku wuu ku qosli doonaa isaga, Waayo, wuxuu arkaa in maalintiisu soo dhowaanayso.
Господ ще му се присмее, Понеже вижда, че иде денят му.
14 K uwa sharka lahu waxay la bexeen seeftoodii, qaansadoodiina way xooteen, Si ay miskiinka iyo kan baahan hoos ugu tuuraan, Oo ay laayaan kuwa jidkooda ku qumman.
Нечестивите изтръгнаха меч и опънаха лъка си, За да повалят сиромаха и немощния, За да заколят ония, които са с праведна обхода.
15 S eeftoodu waxay mudi doontaa wadnahooda, Oo qaansooyinkooduna way kala jebi doonaan.
Мечът им ще се забие в тяхното сърце, И лъковете им ще се строшат.
16 I nta yar oo mid xaq ahu haystaa Way ka sii wanaagsan tahay kuwa sharka leh maalkooda badan.
Малкият имот на праведния е по-желателен От богатството на мнозина нечестиви;
17 W aayo, kuwa sharka leh gacmahoodu way jebi doonaan, Laakiinse Rabbigu kuwa xaqa ah wuu tiiriyaa.
Защото мишците на нечестивите ще се строшат, А Господ подкрепява праведните.
18 R abbigu wuu yaqaan kuwa kaamilka ah cimrigooda, Oo dhaxalkooduna weligiisba wuu waarayaa.
Господ знае дните на непорочните; И тяхното наследство ще бъде до века.
19 I yagu ma ceeboobi doonaan wakhtiga shar jiro, Oo wakhtiga abaaru dhacdona way dhergi doonaan.
Те няма да се посрамят в лоши времена. В дни на глад ще бъдат сити,
20 L aakiinse kuwa sharka lahu way halligmi doonaan, Cadaawayaasha Rabbiguna waxay ahaan doonaan sida inta wanaagsan oo doogga, Way baabbi'i doonaan, sida qiiqa oo kale way u baabbi'i doonaan.
А нечестивите ще загинат, И враговете Господни ще бъдат като отборните агнета; Ще чезнат, като дим ще изчезнат.
21 K ii shar lahu wax buu amaahdaa, mana bixiyo mar dambe, Laakiinse kan xaqa ahu wuu naxariistaa, waxna wuu bixiyaa.
Нечестивият взема на заем, и не отплаща; А праведният постъпва благо и дава.
22 O o kuwuu barakeeyo ayaa dalka dhaxli doona, Laakiinse kuwuu habaaraa way go'i doonaan.
Защото благословените от Господа ще наследят земята; А проклетите от Него ще се изтребят.
23 D adka socodkiisa waxaa hagaajiya Rabbiga, Oo jidkiisuu ku farxaa.
Стъпките на човека се оправят от Господа; И Неговото благоволение е в пътя му.
24 O o in kastoo uu kufo, haddana ma wada dhici doono, Waayo, Rabbiga ayaa gacantiisa ku tiiriya.
Ако падне не ще се повали, Защото Господ подпира ръката му.
25 W aan dhallin yaraan jiray, oo haatanna waan gaboobay, Oo weligay ma arag mid xaq ah oo la dayriyey, Ama carruurtiisa oo cunto tuugsanaysa.
Млад бях, ето, остарях, Но не съм видял праведният оставен, Нито потомството му да проси хляб.
26 M aalinta oo dhan wuu naxariistaa oo wax buu amaahiyaa, Oo carruurtiisuna way barakaysan yihiin.
Всеки ден постъпва благо и дава на заем; И потомството му е в благословение.
27 S harka ka fogow, oo wanaag samee, Oo weligaa baad degganaan doontaa.
Отклонявай се от зло, и върши добро, И ще имаш вечно жилище.
28 W aayo, Rabbigu wuxuu jecel yahay caddaaladda, Mana uu dayrsho quduusiintiisa, Laakiinse iyaga weligoodba waa la ilaashaa, Illowse kuwa sharka leh carruurtoodu way go'i doonaan.
Защото Господ обича правосъдие, И не оставя светиите Си; До века те ще бъдат опазени; А потомството на нечестивите ще се изтреби.
29 K uwa xaqa ahu dalkay dhaxli doonaan, Oo weligoodna way dhex degganaan doonaan.
Праведните ще наследят земята. И ще живеят на нея до века.
30 K an xaqa ah afkiisu wuxuu ka hadlaa xigmadda, Carrabkiisuna wuxuu ku hadlaa caddaaladda.
Устата на праведния приказва за мъдрост, И езикът ме говори правосъдие.
31 O o Ilaahiisa sharcigiisu waa ku jiraa qalbigiisa, Oo tallaabooyinkiisana midnaba dib uma simbiriirixan doonto.
Законът на неговия Бог е в сърцето му; Стъпките му няма да се подхлъзнат,
32 K an sharka lahu wuxuu fiiriyaa kan xaqa ah, Oo wuxuu doondoonaa inuu isaga dilo.
Грешният наблюдава праведния, И търси да го убие.
33 R abbigu isaga gacantiisa ku dayn maayo, Oo eedayn maayo marka la xukumo isaga.
Господ няма да го остави в ръцете му, Нито ще го осъди, когато бъде съден.
34 R abbiga sug, oo jidkiisa xaji, Oo wuxuu kuu sara marin doonaa inaad dalka dhaxasho, Waad arki doontaa marka kuwa sharka lahu go'aan.
Чакай Господа и пази Неговия път, И той ще те издигне, за да наследиш земята; Когато се изтребят нечестивите, ти ще видиш това.
35 W axaan arkay ku shar leh oo dulun badan, Oo isu kala bixiya sida geed cagaar ah oo dhulkiisii ka baxay.
Виждал съм нечестивия страшен, И разпрострян като зелено дърво на своята си почва;
36 L aakiin waa la ag maray, oo isagii lama arag, Oo waan doondoonay, laakiinse waa la waayay.
Но когато преминах, ето нямаше го; Търсих го, и не се намери.
37 B al fiiri ninka kaamilka ah, oo bal eeg, kan qumman, Waayo, ninkaas ugu dambaystiisu waa nabad.
Забележи непорочния и гледай праведния; Защото миролюбивият човек ще има потомство;
38 L aakiinse kuwa xadgudbaa dhammaantood wadajir bay u baabbi'i doonaan, Oo kuwa sharka lahuna ugu dambaystooda way go'i doonaan.
А престъпниците всички заедно ще се изтребят; Останалите от нечестивите ще се отсекат.
39 K uwa xaqa ahse badbaadadoodu waa xagga Rabbiga, Oo wakhtiga dhibaatada isagu waa qalcaddooda.
Но избавлението на праведните е от Господа; Той им е крепост във време на беда.
40 O o Rabbigu iyaguu caawiyaa, wuuna samatabbixiyaa, Oo wuxuu iyaga ka samatabbixiyaa kuwa sharka leh, wuuna badbaadiyaa, Maxaa yeelay, isagay magangaleen.
И Господ ще им помогне и ще ги избави, Ще ги избави от нечестивите и ще ги спаси, Понеже са прибягнали при Него.