Laawiyiintii 2 ~ Левит 2

picture

1 O o markii qof qurbaan hadhuudh ah Rabbiga u bixinayo, qurbaankiisu ha ahaado bur, oo waa inuu saliid ku shubaa, oo fooxna saaraa.

Когато принесе някой Господу хлебен принос, нека бъде от чисто брашно; и да го полее с дървено масло и да тури на него ливан.

2 O o isagu ha u keeno wadaaddada wiilasha Haaruun ah, oo cantoobo muggeed ha ka qaato burka, iyo saliidda, iyo fooxa oo dhan, oo wadaadku xusuus ahaan meesha allabariga dusheeda ha ugu gubo, waayo, waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

И, като го донесе на свещениците, Аароновите синове, свещеникът да вземе една пълна шепа от чистото му брашно и от маслото му и всичкия му ливан, та да ги изгори на олтара за спомен като жертва чрез огън, благоуханна Господу.

3 O o wixii qurbaanka hadhuudhka ah ka hadhana waxaa iska leh Haaruun iyo wiilashiisa; oo waa wax ugu wada quduusan qurbaannada Rabbiga ee dab lagu sameeyo.

А останалото от хлебния принос да бъде на Аарона и на синовете му; това е пресвето измежду Господните чрез огън жертви.

4 O o markaad bixinaysid qurbaan hadhuudh ah oo foorno lagu dubay, ha ahaado moofo aan khamiir lahayn oo laga sameeyo bur saliid lagu daray, ama canjeero aan khamiir lahayn oo saliidu marsan tahay.

Когато принесеш хлебен принос печен в пещ, нека бъде безквасни пити от чисто брашно омесено с дървено масло, или безквасни кори намазани с масло.

5 O o haddii qurbaankaagu yahay qurbaan hadhuudh ah oo digsi lagu dubay, ha ahaado bur aan khamiir lahayn oo saliid lagu daray.

Ако пък приносът ти е хлебен принос на тава, то нека бъде безквасен, от чисто брашно омесено с дървено масло.

6 W aa inaad cad cad u kala jejebisid oo aad saliid ku shubtid, waayo, waa qurbaan hadhuudh ah.

Да го пречупиш на уломъци и да го полееш с масло; това е хлебен принос.

7 O o haddii qurbaankaagu yahay qurbaan hadhuudh ah oo birdaawe lagu dubay, markaas ha laga sameeyo bur saliid lagu daray.

Но ако приносът ти е хлебен принос в гърне, нека бъде от чисто брашно с дървено масло.

8 O o qurbaanka hadhuudhka ah oo waxyaalahaas laga sameeyey waa inaad Rabbiga u keentaa, oo waa in wadaadka loo dhiibaa, oo isna meesha allabariga ha keeno.

Направеният от тях хлебен принос да донесеш Господу; и когато се представи на свещеника, той да го донесе при олтара.

9 O o wadaadku qurbaanka hadhuudhka ah waa inuu ka qaadaa intii xusuusta ahayd, oo meesha allabariga dusheeda ha ku gubo, waayo, waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

И свещеникът, като отдели от хлебния принос, колкото е за спомен, да го изгори на олтара като жертва чрез огън, благоуханна Господу.

10 O o wixii qurbaanka hadhuudhka ah ka hadho waa in Haaruun iyo wiilashiisu iska lahaadaan, oo waa wax ugu wada quduusan qurbaannada Rabbiga ee dab lagu sameeyo.

А останалото от хлебния принос да бъде и на синовете му; това е пресвето измежду Господните чрез огън жертви.

11 Q urbaan hadhuudh ah oo aad Rabbiga u bixinaysaan waa inaan khamiir lagu samayn, waayo, waa inaydaan khamiir iyo malab toona sidii qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo u gubin.

Никакъв хлебен принос, който принасяте Господу, да се не прави с квас; защото нито квас, нито мед не бива да изгаряте в жертва Господу.

12 I yaga waa inaad Rabbiga ugu bixisaan sidii qurbaan midhaha ugu horreeya ah, laakiinse waa inaan meesha allabariga loogu dul gubin caraf udgoon aawadeed.

Тях принасяйте Господу, като принос от първите плодове; но да се не изгарят на олтара за благоухание.

13 O o qurbaan kasta oo ah qurbaankaaga hadhuudhka ah waa inaad cusbaysaa, oo waa inaadan innaba u oggolaan in cusbadii axdiga Ilaahaaga ay ka maqnaato qurbaankaaga hadhuudhka ah. Qurbaannadaada oo dhan waa inaad cusbo la bixisaa.

И от хлебните приноси да подправяш със сол всеки свой принос; да не оставяш да липсва от хлебните приноси солта на завета на твоя Бог; с всичките си приноси да принасяш и сол.

14 O o haddaad Rabbiga u bixinaysid qurbaan hadhuudh ah oo midhaha ugu horreeya ah, qurbaankaaga hadhuudhka ah oo midhaha ugu horreeya ah waxaad u bixisaa sabuul qoyan oo la dubay oo la tumay.

И ако принесеш Господу хлебен принос от първите плодове, то за хлебен принос от първите си плодове да принесеш класове пържени на огън, жито очукано от пресни класове.

15 O o waa inaad saliid ku shubtaa, fooxna saartaa, waayo, taasu waa qurbaan hadhuudh ah.

Да го полееш с дървено масло и да му туриш ливан; това е хлебен принос.

16 O o wadaadku waa inuu gubaa intii xusuusta ahayd, oo qaarkeed ha ahaado hadhuudhka tuman, qaarkeedna ha ahaado saliiddeeda, iyo fooxeeda oo dhan, waayo, taasu waa qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo.

И свещеникът да изгори от очуканото му жито и от маслото му, колкото е за спомен, заедно с всичкия му ливан; това е жертва чрез огън Господу.