Muujintii 2 ~ Откровение 2

picture

1 K iniisadda Efesos ku taal malaa'igteeda waxaad u qortaa: Kan toddobada xiddigood gacantiisa midigtaa ku haystaa oo toddobada laambadood oo dahabka badhtankooda ku socdaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

До ангела на ефеската църква пиши: Това казва Оня, Който държи седемте звезди в десницата Си, Който ходи всред седемте златни светилника;

2 W aan ogahay shuqulladaada, iyo hawshaada, iyo dulqaadashadaada, iyo inaadan u adkaysan karin kuwa sharka ah, iyo inaad tijaabisay kuwa rasuullada isku sheega iyagoo aan ahayn, oo waxaad ogaatay inay been yihiin.

Зная твоите дела, труда и търпението ти, и че не можеш да търпиш злите човеци, и си изпитал ония, които наричат себе си апостоли, (а не са), и си ги намерил лъжливи;

3 W aad dulqaadataa, oo dhib baad ugu adkaysatay magacayga aawadiis, kamana aad daalin.

и имаш търпение, и за Моето име си издържал, и не си се уморил.

4 L aakiin wax baan kuu haystaa, waayo, jacaylkaagii hore waad ka tagtay.

Но имам това против тебе, че си оставил първата си любов.

5 H addaba xusuuso meeshii aad ka dhacday, oo toobadkeen, oo shuqulladaadii hore samee; haddii kalese anigu waan kuu iman doonaa oo laambaddaada waan ka qaadi doonaa meesheeda haddii aadan toobadkeenin.

И тъй, спомни си откъде си изпаднал, и покай се, и върши първите си дела; и ако не, ще дойда при тебе и ще дигна светилника ти от мястото му, ако се не покаеш.

6 L aakiinse tan aad leedahay, waxaad neceb tahay dadka Nikolas raaca shuqulladooda oo aan aniguna necbahay.

Но имаш това, че мразиш делата на николаитите, които и Аз мразя,

7 K ii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta ayaa waxaan siin doonaa amar uu wax kaga cuno geedka nolosha oo ku dhex yaal Firdooska Ilaah. Warqaddii Kiniisadda Simurna Loo Diray

Който има ухо, нека слуша, що говори Духът към църквите: На този, който победи, ще дам да яде от дървото на живота, което е Божия рай.

8 K iniisadda Simurna ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan ugu horreeyey oo ugu dambeeya, oo dhintay, oo soo noolaaday, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

До ангела на смирненската църква пиши: Това казва първият и последният, Който стана мъртъв и оживя.

9 W aan ogahay dhibaatadaada iyo faqiirnimadaada (laakiin taajir baad tahay), iyo cayda ay kugu caayaan kuwa Yuhuudda isku sheegaa oo aan ahayn, laakiinse ah kuwa sunagogga Shayddaanka.

Зная, твоята скръб и сиромашия, (но пак си богат), и как те клеветят ония които наричат себе си юдеи, а не са, но са сатанинската синагога.

10 H a ka cabsan waxyaalaha aad dhowaan ku xanuunsan doontid. Bal eega, in laydin tijaabiyo aawadeed, Ibliisku qaarkiin buu dhowaan xabsi ku ridi doonaa, oo idinku intii toban maalmood ah waxaad heli doontaan dhibaato. Ilaa dhimashada aamin ahow, anna waxaan ku siin doonaa taajka nolosha.

Не бой се от това, което скоро ще пострадаш. Ето, дяволът скоро ще тури някои от вас в тъмницата, за да бъдете под изпитание, и ще имате скръб 10 дни. Бъди верен до смърт, и Аз ще ти дам венеца на живота.

11 K ii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta dhimashada labaad waxba yeeli mayso. Warqaddii Kiniisadda Bergamos Loo Diray

Който има ухо, нека слуша, що говори Духът към църквите: Който победи, няма да бъде повреден от втората смърт.

12 K iniisadda Bergamos ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan haysta seefta soofaysan oo labada af leh wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan,

До ангела на пергамската църква пиши: Това казва Тоя, Който има двуострия меч:

13 W aan ogahay meeshaad deggan tahay inay tahay meesha carshiga Shayddaanku yaal; oo magacayga waad xajisaa, mana aad inkirin iimaankayga xataa waagii Antibas joogay, isagoo ahaa markhaatigaygii iyo kaygii aaminka ahaa oo dhexdiinna lagu dilay meesha Shayddaanku deggan yahay.

Зная, где живееш, там гдето е престолът на сатаната; и държиш здраво името Ми, и не си се отрекъл от вярата в Мене, даже в дните на Моя верен свидетел Антила, когото убиха между вас, гдето живее сатана.

14 L aakiinse dhawr waxyaalood baan kuu haystaa, maxaa yeelay, halkaas waxaad ku haysataa kuwo xajiya waxbariddii Balcaam, kaas oo baray Baalaaq inuu reer binu Israa'iil hortooda ku tuuro dhagax lagu turunturoodo, inay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey iyo inay sinaystaan.

Но имам малко нещо против тебе, защото имаш там някои, които държат учението на Валаама, които учеше Валака да постави съблазън пред израилтяните, та да ядат идоложертвено и да блудствуват.

15 W eliba waxaad kaloo haysataa kuwo sidaas oo kale u xajiya waxbariddii dadka Nikolas raaca.

Така също имаш и ти някои, които държат, подобно на ония, учението на николаитите.

16 H addaba sidaas daraaddeed toobadkeena, haddii kalese dhaqsaan idiinku iman, oo waxaan iyaga kula diriri doonaa seefta afkayga.

Затова покай се; и ако не, ще дойда при тебе скоро и ще воювам против тях с меча, който излиза от устата Ми.

17 K ii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta waxaan wax ka siin doonaa maannada qarsoon, oo waxaan siin doonaa dhagax cad, dhagaxa dushiisana waxaa ku qoran magac cusub oo aan ninna aqoon, kan hela mooyaane. Warqaddii Kiniisadda Tu'ateyra Loo Diray

Който има ухо, нека слуша що говори Духът към църквите: На тогова, който победи, ще дам от скритата манна; ще му дам и бяло камъче, и на камъчето ново име написано, което никои не познава, освен оня, който го получава.

18 K iniisadda Tu'ateyra ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Wiilka Ilaah oo indhihiisu u eg yihiin dab ololkiis, cagihiisuna u eg yihiin naxaas dhalaalaysaa wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan;

До ангела на тиатирската църква пиши: Това казва Божият Син, Който има очи като огнен пламък, и Чийто нозе приличат на лъскава мед:

19 W aan ogahay shuqulladaada, iyo jacaylkaaga, iyo rumaysadkaaga, iyo adeegiddaada, iyo samirkaaga, iyo inay shuqulladaadii dambe ka sii badan yihiin kuwaagii hore.

Зная твоите дела и любовта, в рата, служението и търпението ти, и че последните ти дела са по-много от първите.

20 L aakiinse wax baan kuu haystaa, waayo, waxaad oggoshahay naagta Yesebeel la yidhaahdo oo nebiyad isku sheegta; oo waxay addoommadayda bartaa oo ku sasabtaa inay sinaystaan oo ay cunaan waxyaalo sanamyo loo bixiyey.

Но имам против тебе това, че търпиш жената Езавел, която нарича себе си пророчица и която учи и прилъгва Моите слуги да блудствуват и да ядат идоложертвено.

21 O o waxaan iyada siiyey wakhti ay ku toobadkeento, iyaduse dooni mayso inay ka toobadkeento sinadeeda.

И дадох й време да се покае, но не иска да се покае от блудството си.

22 B al eeg, haddaba iyada sariir baan ku dul tuurayaa, oo kuwii iyada la sinaystana waxaan ku dhex tuurayaa dhibaato weyn, haddii ayan ka toobadkeenin shuqulladeeda.

Ето, Аз скоро ще я тръшна на болно легло: и ще туря в голяма скръб ония, които прелюбодействуват с нея, ако се не покаят от нейните с тях дела.

23 O o waxaan carruurteeda ku dili doonaa dhimasho, kiniisadaha oo dhammuna waxay ogaan doonaan inaan ahay kan baadhbaadha kelyaha iyo qalbiyada, oo anna midkiin walbaba waxaan wax u siin doonaa sida shuqulladiinnu yihiin.

И чадата й ще убия с мор. И всичките църкви ще познаят, че Аз съм Който изпитвам вътрешности и сърдца; и ще въздам на всеки от вас според делата му.

24 L aakiinse intiinna kale oo Tu'ateyra joogta, in alla intiinna aan waxbariddan haysan, oo sida ay iyagu yidhaahdaan, aan aqoon waxyaalaha moolka dheer oo Shayddaanka, idinka waxaan idinku leeyahay, Dushiinna culaab kale saari maayo.

А на вас, останалите в Тиатир, които не държат това учение, и които не са познали дълбоките работи (както те ги наричат) на сатана, казвам: Няма да наложа на вас друг товар;

25 H abase yeeshee waxa aad haysataan xajiya ilaa aan imaado.

но дръжте онова, което имате, докле дойда.

26 K ii guulaysta oo shuqulladayda sii xajiya tan iyo ugu dambaysta, waxaan siin doonaa amar uu ku xukumo quruumaha.

И на този, който победи, и който се пази до край, за да върши дела чисти като Моите, ще дам власт над народите,

27 O o wuxuu ku xukumi doonaa ul bir ah, sida weelasha dheriyasameeyuhu ay u burburaan; sida aan aniguba Aabbahay uga helay:

(и той "Ще ги управлява с желязна тояга; Те ще се строшат като грънчарски съдове",

28 o o weliba waxaan siin doonaa xiddigta waaberi.

И ще му дам зорницата.

29 K ii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha.

Който има ухо, нека слуша що говори Духът към църквите.