1 R abbigu wuxuu leeyahay, Dadka Israa'iilow, haddaad soo noqotaan, waa inaad xaggayga u soo noqotaan, oo haddaad karaahiyadiinna hortayda ka fogaysaanna innaba laydin dhaqdhaqaajin maayo.
Ако се върнеш, Израилю, Казва Господ, ако се върнеш към Мене, И ако махнеш мерзостите си от лицето Ми, И не бъдеш непостоянен,
2 O o haddaad si run iyo caddaalad iyo xaqnimo ah ugu dhaarataan, Rabbigu waa nool yahay, de markaas quruumuhu isagay ku ducaysan doonaan, oo isagay ku faani doonaan.
И ако в истина, в справедливост, и в правда Се закълнеш, казвайки: Заклевам се в живота на Господа! Тогава народите ще се благославят в Него, И в Него ще се прославят.
3 R abbigu wuxuu dadka dalka Yahuudah iyo reer Yeruusaalem ku leeyahay, Dhulkiinna jeexan jabsada, oo qodxan dhexdood waxba ha ku beeranina.
Защото така казва Господ На Юдовите и ерусалимските мъже: Разорете целините си, И не сейте между тръни.
4 R aggiinna dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganow, Rabbiga isu guda, oo iska gooya buuryada qalbigiinna, si ayan cadhadaydu u soo bixin sida dab oo kale, oo ayan u hurin si aan innaba loo demin karin sharka falimihiinna aawadiis. Masiibada Ka Imanaysaa Woqooyi
Обрежете се на Господа. И отнемете краекожието на сърцата си, Мъже Юдови и жители ерусалимски, За да не излезе яростта Ми като огън, И да не пламне така, щото да няма кой да я угаси, Порази злото на делата ви.
5 D alka Yahuudah ka dhex sheega, oo Yeruusaalem ka dhex naadiya, oo waxaad tidhaahdaan, War dalka dhexdiisa buunka ku dhufta, oo aad u qayliya, oo waxaad tidhaahdaan, Isa soo urursada, oo ina keena aynu magaalooyinka deyrka leh galnee.
Възвестете на Юда, И прогласете на Ерусалим, казвайки: Затръбете по земята; Извикайте високо та речете: Съберете се, и нека влезем в укрепените градове.
6 C alan u taaga xagga Siyoon, carara oo ha joogsanina, waayo, anigu waxaan xagga woqooyi ka keeni doonaa masiibo iyo halligaad weyn.
Издигнете знаме към Сион; Бягайте, не се спирайте; Защото Аз ще докарам зло от север, И голяма погибел.
7 L ibaax baa ka soo baxay jiqdiisa, quruumo baabbi'iyihiina wuu soo kacay, oo wuxuu meeshiisii uga soo baxay inuu dalkaaga cidlo ka dhigo, oo magaalooyinkaagana waa la baabbi'in doonaa, oo qofna ma degganaan doono.
Лъвът възлезе от гъсталака си, И изтребителят на народите тръгна, Излезе от мястото си, за да запусти земята ти, И за да бъдат съсипани градовете ти, та да останат без жители.
8 T aas aawadeed dhar joonyad ah guntada, oo baroorta, oo qayliya, waayo, cadhadii Rabbiga oo kululayd nagama noqon.
Затова, препашете се с вретища, плачете и лелекайте; Защото пламенната ярост Господна не се отвърна от нас.
9 O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa maalintaas noqon doona in boqorka qalbigiisa iyo amiirrada qalbigooduba ay kharribmaan, oo wadaaddaduna way yaabi doonaan, oo nebiyaduna way fajici doonaan.
В оня ден, казва Господ, Разумът на царя ще се изгуби, И разумът на първенците, Свещениците ще се смутят, И пророците ще се ужасят.
10 M arkaasaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, sida xaqiiqada ah dadkan iyo Yeruusaalemba aad iyo aad baad u khiyaanaysay, waayo, iyagoo seefi naftooda soo gaadhaysa ayaad ku tidhaahdaa, Nabad baad helaysaan.
Тогава рекох: О, Господи Иеова! Ти наистина съвсем си излъгал тия люде и Ерусалим Като си казал: Мир ще имате; Когато напротив ножът е стигнал до душата им.
11 O o wakhtigaas waxaa dadkan iyo Yeruusaalemba lagu odhan doonaa, Dadkayga dabayl kulul ayaa uga iman doonta xagga meelaha dhaadheer ee cidlada ku yaal, mana ahaan doonto mid wax haadinaysa amase wax safaynaysa,
В онова време ще рекат на тия люде и на Ерусалим: От голите височини на пустинята духа горещ вятър Към дъщерята на людете Ми, - Не за да отвее нито да очисти;
12 l aakiinse waxay ahaan doontaa dabayl xoog badan oo amarkayga ku imanaysa, oo weliba haatan anigu xukunkoodii waan ku hadli doonaa.
Да! силен вятър ще дойде от тях за Мене; И Аз сега ще произнеса съдби против тях.
13 B al eega, isagu wuxuu u iman doonaa sida daruur oo kale, oo gaadhifardoodyadiisuna waxay ahaan doonaan sida dabayl cirwareen ah oo kale, oo fardihiisuna xataa gorgorrada way ka sii dheereeyaan. Annagaa hoognay! Waayo, waannu baabba'nay.
Ето, като облак ще се издигне, И колесниците му като вихрушка; Конете му са по-леки от орлите. Горко ни! защото сме разорени.
14 Y eruusaalemay, qalbigaaga xumaanta ka maydh, si aad u badbaaddo aawadeed. Ilaa goormay fikirradaada sharka ahu kugu sii dhex jirayaan?
Ерусалиме, измий сърцето си от зло, За да се избавиш; До кога ще стоят в тебе лошите ти помисли?
15 W aayo, xagga Daan cod baa ka yeedhaya, oo buuraha Efrayimna belaayo baa laga naadiyaa.
Защото глас известява от Дан И прогласява скръб от Ефремовата гора, казвайки:
16 Q uruumaha u diga oo Yeruusaalem ogeysiiya in ilaallo ay dal fog ka imanayaan, oo ay magaalooyinkii dalka Yahuudah ku qaylinayaan.
Обявете на народите, Ето, прогласете относно Ерусалим, Че идат обсадители от далечна страна, И издават вика си против Юдовите градове.
17 R abbigu wuxuu leeyahay, Sida kuwa beer dhawraya ayay hareeraheeda kaga kacsan yihiin, maxaa yeelay, iyadu way igu caasiyowday.
Като полски пъдари те са се наредили против него от всяка страна.
18 J idkaaga iyo falimahaaga ayaa waxyaalahan kuu keenay, tanu waa belaayadaada, wayna qadhaadh tahay, oo waxay gaadhaysaa xataa ilaa qalbigaaga.
Твоето поведение и твоите дела ти причиниха това; Това е плодът на твоето нечестие; наистина горчиво е, наистина стигна до сърцето ти.
19 C alooshaydiiyey, calooshaydiiyey! Aniga qalbigaa i xanuunaya, oo wadnahaa i fig leh. Iskamana aamusi karo, maxaa yeelay, naftaydiiyey, waxaad maqashay buunka dhawaaqiisii iyo qayladii dagaalka.
Чреслата ми! чреслата ми! Боли ме в дълбочините на сърцето ми; Сърцето ми се смущава в мене; не мога да мълча, Защото си чула, душе моя, тръбен глас, тревога за бой.
20 B elaayo baa belaayay ku soo kor dhacday, ayaa lagu dhawaaqay, waayo, dalkii oo dhan waa baabba'ay. Teendhooyinkaygii haddiiba way baabbe'een, oo daahyadaydiina daqiiqad qudha ayay dhammaadeen.
Погибел връх погибел се прогласява, Защото цялата земя се опустошава; Внезапно се развалиха шатрите ми, И завесите ми в един миг.
21 I laa goormaan calanka arkayaa, oo aan buunka dhawaaqiisa sii maqlayaa?
До кога ще гледам знаме И ще слушам тръбен глас?
22 W aayo, dadkaygu waa nacasyo, oo aniga ima ay yaqaaniin. Iyagu waa carruur caqlidaran, oo innaba waxgarasho ma leh. Inay xumaan sameeyaan way u caqli badan yihiin, laakiinse inay samaan sameeyaan innaba aqoon uma leh.
Защото моите люде са безумни, Не ме познават; Глупави чада са, и нямат разум; Мъдри са да вършат зло, Но да вършат добро не умеят.
23 B al eega, dhulkaan fiiriyey, oo waxaan arkay inuusan qaab lahayn oo uu madhan yahay, oo haddana samooyinkaan fiiriyey, oo iyana innaba iftiin ma ay lahayn.
Погледнах на земята, и, ето, тя беше пуста и празна, - На небето, и нямаше светлината му.
24 B uurahaan fiiriyey, oo waxaan arkay inay gariirayeen, oo kurihii oo dhammuna way wada dhaqdhaqaaqayeen.
Погледнах на планините, и, ето, трепераха, И всичките хълмове се тресяха.
25 O o haddana wax baan fiiriyey, oo ninna ma jirin, oo haaddii hawada oo dhammuna way wada carareen.
Погледнах, и, ето, нямаше човек, И всичките небесни птици бяха избягали,
26 O o haddana wax baan fiiriyey, oo waxaan arkay dhulkii midhaha badnaa oo abaaroobay, oo magaalooyinkeedii oo dhammuna Rabbiga hortiisa ayay ku dundunsanaayeen cadhadiisii kululayd daraaddeed.
Погледнах, и, ето, плодородната страна бе пуста, И всичките й градове бяха съсипани От присъствието на Господа И от неговия пламенен гняв.
27 W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Dalka oo dhammu wuu cidloobi doonaa, laakiinse anigu kulligiis wada baabbi'in maayo.
Защото така казва Господ: Цялата страна ще запустее; Но съвършено изтребление няма да нанеса.
28 T aas aawadeed dhulku wuu u barooran doonaa, oo samooyinka sarena way u madoobaan doonaan, maxaa yeelay, waxan anigaa ku hadlay, oo anigaa u qasdiyey, oo innaba ka qoomamoon maayo, kana soo noqon maayo marnaba.
Затова, земята ще жалее, И небето горе ще се помрачи; Защото Аз изговорих това, Аз го намислих, Не съм се разкаял за него, нито ще се отвърна от него,
29 M agaalada oo dhammu waxay ka qixi doontaa qaylada fardoleyda iyo qaansoleyda, oo jiqday ku carari doonaan, dhagaxyada dushoodana way fuuli doonaan, magaalo kastana waa laga tegi doonaa, oo nin qudhuhuna ma degganaan doono.
От шума на конниците и на стрелците Всеки град ще побегне; Ще отидат в гъсталаците И ще се изкачат по скалите; Всеки град ще бъде изоставен, И не ще има човек да живее в тях.
30 O o markii lagu dhoco bal maxaad samayn doontaa? In kastoo aad dhar guduudan xidhatid, iyo in kastoo aad dahab isku sharraxdid, iyo in kastoo aad indhakuul iska badisidba, waxtarla'aan baad isu qurxinaysaa, waayo, kuwii ku caashaqi jiray way ku wada quudhsadaan, oo waxay doonayaan inay nafta kaa qaadaan.
А ти запустяла, какво ще направиш? Ако и с червено да се облечеш, Ако и със златни накити да се украсиш, Ако и с много боя да боядисаш очите си, Напразно ще се украсиш; Любовниците ти ще те презрат, ще търсят да отнемат живота ти.
31 W aayo, waxaan maqlay cod sidii naag foolanaysa, iyo qaylo sidii mid ilmaheedii ugu horreeyey dhalaysa, waana codkii magaalada Siyoon, oo taahaysa, oo gacmaheeda kala fidisa, oo waxay tidhaahdaa, anigaa haatan hoogay! Waayo, naftaydii aad bay ugu daallan tahay gacankudhiiglayaasha aawadood.
Защото чух глас като на жена кога ражда, Болките като на оная, която ражда първородното си, Гласът на Сионовата дъщеря, Която се задъхва, простира ръцете си, И казва: Горко ми сега! Защото душата ми чезне поради убийците.