B al eega, isagu wuxuu u iman doonaa sida daruur oo kale, oo gaadhifardoodyadiisuna waxay ahaan doonaan sida dabayl cirwareen ah oo kale, oo fardihiisuna xataa gorgorrada way ka sii dheereeyaan. Annagaa hoognay! Waayo, waannu baabba'nay.
Ето, като облак ще се издигне, И колесниците му като вихрушка; Конете му са по-леки от орлите. Горко ни! защото сме разорени.
Continue reading Report error