Sharciga Kunoqoshadiisa 2 ~ Второзаконие 2

picture

1 M arkaasaynu noqonnay, oo waxaynu u guurnay cidladii ku tiil jidka Badda Cas loo maro, sidii Rabbigu igu amray, oo in maalmo badan ah baynu ku wareegaynay Buur Seciir.

Тогава се върнахме та пътувахме в пустинята през пътя за Червено море, след както Господ беше ми говорил; и дълго време обикаляхме поляната Сиир.

2 M arkaasaa Rabbigu ila hadlay oo wuxuu igu yidhi,

После Господ ми говори казвайки:

3 I dinku buurtan wakhti dheer baad ku wareegayseen, haddaba xagga woqooyi u leexda.

Доволно се обикаляли тая поляна; върнете се към север.

4 O o adigu waxaad dadka ku amartaa oo ku tidhaahdaa, Idinku waxaad dhex martaan soohdinta walaalihiin reer Ceesaw oo Seciir deggan, oo iyana way idinka cabsan doonaan, haddaba si wanaagsan u digtoonaada,

И заповядай на людете, като им кажеш: Ще минете през пределите на братята си исавците, които живеят в Сиир, и те ще се убоят от вас. За това, внимавайте добре;

5 h ana la diririna, waayo, dalkooda idinka siin maayo xataa intii cagta la saaro, maxaa yeelay, Buur Seciir hanti baan u siiyey reer Ceesaw.

да се не биете с тях, понеже няма да ви дам от земята им ни една стъпка от нога, защото на Исава дадох поляната Сиир за владение.

6 W ax aad cuntaan lacag kaga iibsada, oo weliba biyo aad cabtaanna lacag kaga iibsada.

С пари да купувате от тях храна за ядене, още и с пари да купувате от тях вода за пиене;

7 W aayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idinku wada barakeeyey shuqulkii gacantiinna oo dhan, oo isagu wuu yiqiin socodkiinnii aad cidladan soo dhex marteen. Afartankan sannadood ayaa Rabbiga Ilaahinna ahu idinla jiray, oo waxba uma aydaan baahan.

защото Господ твоят Бог те благослови във всичките дела на ръцете ти; познал е пътуването ти през тая голяма пустиня; през тия четиридесет години Господ твоят Бог е бил с тебе; не си останал лишен от нищо.

8 O o sidaas daraaddeed ayaynu walaalaheen reer Ceesaw oo Buur Seciir degganaa ku soo dhaafnay jidka Caraabaah ee ka soo baxa Eelad iyo Cesyoon Geber. Markaasaynu leexannay oo waxaynu soo marnay jidka cidlada Moo'aab.

Така минахме покрай братята си исавците, които живееха в Сиир, през пътя по полето от Елат и от Есион-гавер. Върнахме се та минахме през пътя по Моавската пустиня.

9 M arkaasaa Rabbigu igu yidhi, Reer Moo'aab ha dhibin, dagaalna ha kula diririn, waayo, dalkooda waxba hanti idiinka siin maayo, maxaa yeelay, Caar waxaan hanti u siiyey reer Luud.

Тогава Господ ми каза: Да не досаждате на моавците, нито да воювате с тях, защото няма да ти дам да владееш нищо от земята им, понеже на Лотовите потомци дадох Ар за владение.

10 ( Waagii hore waxaa halkaas degganaan jiray reer Eymiim oo ahaa dad waaweyn oo badan oo dhaadheer sida reer Canaaq.

(А по-напред живееха там емимите, люде велики и многочислени и високи като енакимите.

11 O o kuwaasna sida reer Canaaq ayaa waxaa la odhan jiray Refaa'iim, laakiinse reer Moo'aab waxay iyaga ku magacaabaan reer Eymiim.

И те, като енакимите, се считаха исполини; но моавците ги наричаха емими.

12 O o reer Xorna waagii hore waxay degganaan jireen Seciir, laakiinse reer Ceesaw ayaa daba hantiyey oo hortooda ka baabbi'iyey, oo meeshoodii degay, sida reer binu Israa'iil ay ku sameeyeen dalkii ay hantiyeen oo Rabbigu iyaga siiyey.)

Също и хорейците живееха по-напред в Сиир; но исавците ги заместиха, изтребиха ги от пред себе си и се заселиха на мястото им, както направи Израил в земята на своето наследство, която им даде Господ.)

13 H addaba kaca oo ka gudba durdurka Sered. Oo markaasaynu ka gudubnay durdurkii Sered.

Станете сега та преминете потока Заред. И така, преминахме потока Заред.

14 O o wakhtigii u dhexeeyey waagii aan Qaadeesh Barneeca ka soo kacnay iyo markii aan durdurka Sered ka soo gudubnay wuxuu ahaa siddeed iyo soddon sannadood, ilamaa qarnigii dagaalyahannada ahaa oo dhan laga wada baabbi'iyey xerada dhexdeedii, sidii Rabbigu iyaga ugu dhaartay.

Времето, през което пътувахме от Кадис-варни догде преминахме потока Заред, беше тридесет и осем години, догде се довърши изсред стана цялото поколение на воюващите мъже, както им се кле Господ.

15 O o weliba gacantii Rabbigu iyaga gees bay ka ahayd, si iyaga looga wada baabbi'iyo xerada dhexdeeda jeeray wada baabba'aan.

Още Господната ръка беше против тях, за да ги изтреби изсред стана догде се довършиха.

16 M arkii dadkii dagaalyahannada ahaa oo dhammu ay wada baabbe'een oo ay dadka dhexdiisii ka wada le'deen,

А като се довършиха и измряха всички воюващи мъже изсред людете,

17 a yuu Rabbigu ila hadlay oo igu yidhi,

Господ ми говори казвайки:

18 M aanta waa inaad ka gudubtaa Caar oo ah soohdinta dalka Moo'aab,

Днес ти ще преминеш Ар, моавската граница;

19 o o markaad u soo dhowaato reer Cammoon, iyaga ha dhibin hana la diririn, waayo, waxba hanti idiinka siin maayo dalka reer Cammoon, maxaa yeelay, halkaas waxaan hanti u siiyey reer Luud.

и като се приближиш срещу амонците, не им досаждай нито да воюваш с тях, защото няма да владееш нищо от земята на амонците, понеже на Лотовите потомци я дадох за владение.

20 ( Weliba dalkaasna waxaa lagu tiriyaa inuu yahay dalkii reer Refaa'iim, maxaa yeelay, waagii hore waxaa halkaas degganaan jiray reer Refaa'iim, laakiinse reer Cammoon waxay iyaga ku magacaabaan Samsummiim,

(Също и тя се считаше земя на исполините: исполини по-напред живееха там, а амонците ги наричаха замзумими;

21 o o ahaa dad waaweyn oo badan oo dhaadheer sida reer Canaaq, laakiinse Rabbiga ayaa hortooda ka baabbi'iyey, kolkaasay daba hantiyeen oo meeshoodii degeen,

люде велики и многочислени и високи, като енакимите; но Господ ги изтреби от пред тях; и те ги заместиха и заселиха се на мястото им;

22 s iduu reer Ceesaw oo Buur Seciir deggan u sameeyey markuu hortooda ka baabbi'iyey reer Xor oo ay daba hantiyeen oo ay meeshoodii degeen ilaa maantadan la joogo.

за тях направи, както направи за исавците, които живееха в Сиир, когато изтреби хорейците от пред тях, и те ги заместиха и заселиха се на мястото им, гдето са и до днес;

23 O o reer Caw oo degganaa tuulooyin tan iyo Gaasa yiil waxaa wada baabbi'iyey oo meeshoodii degay reer Kaftoriim oo ka soo baxay Kaftoor.) Boqorkii Xeshboon Oo Laga Adkaaday

и кафторците излязоха из Кафтор та изтребиха авейците, които живееха в села дори до Газа, и заселиха се на мястото им.)

24 H addaba kaca oo guura, oo waxaad ka gudubtaan dooxada Arnoon. Bal eeg, waxaan gacantaada soo geliyey boqorka Xeshboon oo Siixon ah oo reer Amor iyo dalkiisaba. Haddaba waxaad bilowdaa inaad dalka hantidid oo aad isaga la dagaallantaa.

Станете, тръгнете и преминете потока Арнон; ето, предавам в ръката ти асорееца Сион, цар на Есевон, и земята му; почни да я завладяваш, и бий се с него.

25 M aanta waxaan bilaabayaa inaan cabsidaada iyo baqdintaada ku soo dejiyo dadyowga samada ka hooseeya oo dhan, oo waxay maqli doonaan warkaaga, kolkaasay gariiri doonaan oo kaa nixi doonaan.

Днес ще почна да всявам трепет и страх от тебе върху всичките племена под цялото небе; като чуят за тебе те ще се разтреперят и ще се ужасяват от тебе.

26 O o anigu waxaan cidladii Qedemood uga diray boqorkii Xeshboon oo Siixon ahaa wargeeyayaal hadallo nabdeed sida, oo waxaan ku idhi,

И изпратих посланици от пустинята Кедемот при есевонския цар Сион с мирни думи, да кажат:

27 D alkaaga aan dhex maree. Waxaan iska marayaa jidka weyn, oo u leexan maayo xagga midigta iyo xagga bidixda toona.

Нека замина през земята ти; право из друма ще вървя; няма да се отбия ни надясно ни наляво.

28 W ax aan cuno lacag igaga iibso, oo biyo aan cabbana lacag iga siiso, haddaba waxaa keliyahoo aad ii yeeshaa inaan dalka cagahayga ku dhex maro,

С пари ще ми продаваш храна, за да ям, и с пари ще ми дадеш вода до пия; само с нозете си да замина,

29 o o ii yeel siday ii yeeleen reer Ceesaw oo deggan Buur Seciir iyo reer Moo'aab oo deggan Caar, ilamaa aan Webi Urdun uga gudbo dalkii Rabbiga Ilaahayaga ahu na siinayo.

(както ми сториха исавците, които живеят в Сиир, и моавците, които живеят в Ар), догде мина през Иордан в земята, която Господ нашият Бог ни дава.

30 L aakiinse Siixon oo ahaa boqorkii Xeshboon inooma dayn inaan dalkiisa marno, waayo, Rabbiga Ilaahaaga ah ayaa ruuxiisa qallafiyey oo qalbigiisana wuxuu ka dhigay wax adag, si uu isaga u soo geliyo gacantaada siday maanta tahay.

Обаче есевонският цар Сион не склони да заминем през земята му; понеже Господ твоят Бог закорави духа му и вкамени сърцето му, за да го предаде в ръцете ти, както е и до днес.

31 M arkaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Bal eeg, waxaan bilaabay inaan Siixon iyo dalkiisaba gacantaada soo geliyo, haddaba waxaad bilowdaa inaad hantidid aad dalkiisa dhaxashide.

А Господ ми рече: Ето, започнах да ти предавам Сиона и земята му; почни да превземаш земята му, за да я наследиш.

32 M arkaasaa Siixon iyo dadkiisii oo dhammu inagu soo kaceen oo waxay inagula dirireen Yahas.

Тогава Сион излезе против нас, той и всичките му люде, на бой в Яса.

33 O o Rabbiga Ilaaheenna ahu isaguu soo geliyey gacanteenna, oo innana waynu dilnay isagii iyo wiilashiisii iyo dadkiisii oo dhanba.

И Господ нашият Бог го предаде в ръцете ни; поразихме него, синовете му и всичките му люде.

34 O o waagaasaynu wada qabsannay magaalooyinkiisii oo dhan, oo magaalooyinkii la degganaa oo dhanna waynu wada baabbi'innay, iyo dumarkii iyo dhallaankiiba, cidna kama aynu reebin.

В онова време превзехме всичките му градове, и във всеки град изтребихме мъжете, жените и децата; не оставихме да оцелее ни един.

35 L aakiin waxaynu booli ahaan u qaadannay xoolihii iyo alaabtii magaalooyinka aynu qabsannay.

Пленихме за себе си само добитъка и користите на градовете, които превзехме.

36 O o magaalo inagu adag laguma arag tan iyo Carooceer oo ku taal dooxada Arnoon qarkeeda, iyo tan iyo magaalada dooxada ku dhex taal iyo tan iyo Gilecaad, maxaa yeelay, Rabbiga Ilaaheenna ah ayaa kulligood gacanta inoo geliyey.

От Ароир, при устието на потока Арнон, и от града, който е в долината, дори до Галаад не се намери град, който можа да устои против нас; Господ нашият Бог предаде всичките пред нас.

37 L aakiinse waxaa keliyahoo aadan u soo dhowaan dalkii reer Cammoon, iyo Webi Yabboq dhinaciisa oo dhan, iyo magaalooyinka dalka buuraha leh, iyo meel alla meeshii uu Rabbiga Ilaaheenna ahu inoo diiday.

Само към земята на амонците ти не си се приближил, ни към местата край потока Явок, ни към планинските градове, ни към коя да е страна, която Господ нашият Бог ни бе запретил.