1 M arkaasaa waxaa Yahuudah ka yimid nin Ilaah oo Eraygii Rabbiga ku yimid Beytel; oo Yaaraabcaamna wuxuu ag taagnaa meeshii allabariga inuu foox shido aawadeed.
И, ето, един Божий човек дойде от Юда във Ветил чрез Господното слово; а Еровоам стоеше при жертвеника за да покади.
2 M arkaasuu wax ka gees ah meeshii allabariga ku qayliyey sidii Rabbigu ku amray, oo wuxuu yidhi, Meeshii allabarigay, meeshii allabarigay, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reer Daa'uud waxaa u dhalan doona wiil magiciisa la yidhaahdo Yoosiyaah, oo isna dushaada wuxuu ku qali doonaa wadaaddada meelaha sarsare ee dushaada fooxa ku shida, oo waxaa dushaada lagu gubi doonaa dad lafihiis.
И човекът извика против жертвеника чрез Господното слово, казвайки: Жертвениче, жертвениче, така говори Господ: Ето, син ще се роди на Давидовия дом, на име Иосия, и ще заколи върху тебе жреците от високите места, които кадят върху тебе; и човешки кости ще се изгорят върху тебе.
3 O o isla maalintaasba calaamad buu tusay oo wuxuu yidhi, Tanu waa calaamaddii Rabbigu ku hadlay: Bal ogaada, meesha allabarigu way kala dillaaci doontaa oo dambaska saaranuna wuu soo daadan doonaa.
И в същия ден той даде знамение, като рече: Ето знамението, което изговори Господ: Ето, жертвеникът ще се разцепи, и пепелта, която е на него, ще се разсипе.
4 O o markii boqorkii maqlay hadalkii ninka Ilaah uu ku qayliyey ee ka geesta ahaa meeshii allabariga oo Beytel ku tiil ayuu Yaaraabcaam gacanta ka soo fidiyey meeshii allabariga oo wuxuu yidhi, War ninka qabta. Oo gacantii uu isaga ku fidiyeyna way qallashay, mar dambena wuu soo laabi kari waayay.
А когато цар Еровоам чу думите, които Божият човек извика против жертвеника във Ветил, простря ръката си от жертвеника и рече: Хванете го. И ръката му, която простря против него, изсъхна, така щото не можа да я потегли надире към себе си.
5 O o meeshii allabariguna way kala dillaacday, oo dambaskiina wuu ka soo daatay meeshii allabariga, sidii calaamaddii uu ninka Ilaah bixiyey ee Rabbigu ku amray.
Също и жертвеникът се разцепи и пепелта се разсипа от жертвеника, според знамението, което Божият човек даде чрез Господното слово.
6 M arkaasaa boqorkii ugu jawaabay ninkii Ilaah, Haddaba Rabbiga Ilaahaaga ah raallinimo iiga bari, oo ii ducee in gacantaydu ii soo noqoto aawadeed. Markaasaa ninkii Ilaah Rabbiga baryay, oo boqorkiina gacantiisii way u soo noqotay, oo waxay u noqotay sidii ay markii hore ahayd.
Тогава царят проговаряйки, каза на Божия човек: Изпроси, моля, благоволението на Господа твоя Бог, и моли се за мене, за да ми се възстанови ръката. И тъй, Божият човек се помоли Господу; и ръката на царя му се възстанови и стана както беше по-напред.
7 D abadeedna boqorkii wuxuu ninkii Ilaah ku yidhi, Kaalay, guriga ii raac, oo isqabooji, oo anna waan kuu abaalgudayaa.
Тогава царят каза на Божия човек: Дойди с мене у дома и обядвай, и ще ти дам подарък.
8 K olkaasaa ninkii Ilaah wuxuu boqorkii ku yidhi, Xataa haddaad gurigaaga badhkiis i siinayso ku raaci maayo, oo innaba kibisna ku cuni maayo, biyona ka cabbi maayo meeshan;
Но Божият човек рече на царя: Ако щеш да ми дадеш половината от дома си, няма да вляза с тебе, нито ще ям хляб, нито ще пия вода на това място;
9 w aayo, Erayga Rabbiga ayaa saas igu amray, oo yidhi, Waa inaadan kibis cunin, biyona cabbin, waana inaadan dib u sii qaadin jidkii aad soo martay.
защото така ми бе заръчано чрез Господното слово, което ми каза: Не яж хляб там, нито пий вода, и не се връщай през пътя, по който бе отишъл.
10 O o sidaas daraaddeed jid kaluu maray, dib umana uu sii qaadin jidkii uu Beytel u soo maray.
Така той си тръгна по друг път, и не се върна през пътя по който бе дошъл във Ветил.
11 W aagaas waxaa Beytel degganaa nebi duq ah, oo wiilashiisii midkood baa u yimid oo u soo sheegay kulli shuqulladii ninka Ilaah maalintaas Beytel ku sameeyey; oo erayadii uu boqorka kula hadlayna aabbahood way u soo sheegeen.
А във Ветил живееше един стар пророк; и синовете му дойдоха та му разказаха всичките дела, които Божият човек бе сторил онзи ден във Ветил; разказаха още на баща си и думите, които бе говорил на царя.
12 M arkaasaa aabbahood ku yidhi, Jidkee buu qaaday? Oo wiilashiisuna way arkeen jidkii ninkii Ilaah oo Yahuudah ka yimid qaaday.
И баща им каза: През кой път си отиде? А синовете му бяха видели през кой път си отиде Божият човек, който беше дошъл от Юда.
13 M arkaasuu wiilashiisii ku yidhi, War dameerka ii kooreeya. Dameerkiina way u kooreeyeen oo isna wuu fuulay.
Той, прочее, каза на синовете си: Пригответе ми осела. И те му приготвиха осела; а той, като го възседна,
14 O o ninkii Ilaah wuu daba galay, oo helay isagoo geed hoos fadhiya; kolkaasuu ku yidhi, War ma waxaad tahay ninkii Ilaah oo Yahuudah ka yimid? Isna wuxuu yidhi, Haah, waan ahay.
отиде подир Божия човек, и го намери седнал под един дъб; и каза му: Ти ли си Божият човек дошъл от Юда? И рече: аз съм.
15 M arkaasuu ku yidhi, Kaalay oo gurigaygii ii raac aad kibis soo cuntide.
Тогава му каза: Дойди с мене у дома и яж хляб.
16 I sna wuxuu yidhi, Kari maayo inaan kula noqdo iyo inaan gurigaaga galo toona. Halkan innaba kibis kugula cuni maayo, biyona kugula cabbi maayo.
А той рече: Не мога да се върна с тебе, нито да сляза у тебе, нито ще ям хляб, нито ще пия вода с тебе на това място;
17 W aayo, erayga Rabbigu wuxuu igu yidhi, Waa inaadan meeshaas kibis ku cunin, biyona ka cabbin, jidkii aad soo martayna dib ha u sii qaadin.
защото ми се каза чрез Господното слово: Да не ядеш хляб, нито да пиеш вода там, нито, като се върнеш, да отидеш през пътя по който си дошъл.
18 I sna wuxuu ku yidhi, War anba waxaan ahay nebi kula mid ah, oo malaa'ig baa Eraygii Rabbiga igula hadashay oo igu tidhi, Isaga soo celi oo gurigaaga keen inuu kibis cuno oo biyo cabbo. Laakiinse been buu u sheegay.
А той му каза: И аз съм пророк както си ти; и ангел ми говори чрез Господното слово, казвайки: Върни го със себе си у дома си за да яде хляб и да пие вода. Обаче той го лъжеше.
19 S idaas daraaddeed wuu la noqday, oo gurigiisii buu kibis ka cunay, biyona ka cabbay.
И тъй, човекът се върна с него та яде хляб в къщата му и пи вода.
20 M arkaasaa intay miiska wada fadhiyeen uu eraygii Rabbigu u yimid nebigii soo celiyey.
А като седяха на трапезата, Господното слово дойде към пророка, който беше го върнал,
21 W uuna ku qayliyey ninkii Ilaah oo Yahuudah ka yimid, oo ku yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Caasi baad ku noqotay Rabbiga, mana aadan xajin amarkii Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu amray,
та извика към Божия човек, който беше дошъл от Юда, и рече: Така говори Господ, понеже ти не послуша Господното слово, и не опази заповедта, която ти даде Господ твоят Бог,
22 l aakiinse waad soo noqotay oo kibis baad ku cuntay, biyona waad ku cabtay meeshii uu kugu yidhi, Kibis ha ku cunin, biyona ha ku cabbin. Sidaas daraaddeed meydkaagu gaadhi maayo xabaashii awowayaashaa.
но се върна та яде хляб и пи вода на мястото, за което Той ти рече да не ядеш хляб, нито да пиеш вода там, затова тялото ти няма да се положи в гроба на бащите ти.
23 O o markuu kibis cunay oo biyo cabbay dabadeed ayuu dameerkiisii u kooreeyey nebigii uu soo celiyey.
И след като човекът беше ял хляб и пил, старият пророк оседла осела на пророка, когото бе върнал.
24 O o markuu ka tegey ayaa libaax jidkii kaga hor yimid, wuuna dilay isagii; oo meydkiisiina waxaa lagu tuuray jidka dhexdiisa, oo dameerkiina wuu ag taagnaa; libaaxiina wuxuu dhinac taagnaa meydka.
А като си отиде той, лъв го намери по пътя и го уби; и тялото му бе простряно на пътя, и оселът стоеше при него; също и лъвът стоеше при тялото.
25 O o bal eeg, dad baa soo ag maray, oo waxay arkeen meydka jidka lagu tuuray iyo libaaxa meydka agtiisa taagan; oo waxay yimaadeen magaaladii nebiga duqa ahu degganaa, markaasay dadkii u sheegeen.
И, ето, човеци като минаваха видяха тялото простряно на пътя и лъва стоящ при тялото; и като дойдоха, известиха това в града, гдето жевееше старият пророк.
26 O o nebigii isaga jidka ka soo celiyey markuu taas maqlay ayuu yidhi, Waa ninkii Ilaah oo ku caasiyoobay Rabbiga; oo sidaas daraaddeed ayuu Rabbigu isaga ugu gacan gashay libaaxa dildillaacsaday oo dilay, taasuna waa sidii uu ahaa erayguu Rabbigu kula hadlay.
А когато пророкът, който го беше върнал чу, рече: Това е Божият човек, който не послуша Господното слово; затова го предаде Господ на лъва, та го разкъса и го уби, според словото, което Господ му говори.
27 M arkaasuu wiilashiisii la hadlay oo ku yidhi, War dameerka ii kooreeya. Oo iyana way u kooreeyeen.
Тогава говори на синовете си, казвайки: Оседлайте ми осела. И те го оседлаха.
28 K olkaasuu tegey oo wuxuu helay meydkiisii oo jidka dhex yaal, iyo dameerkii iyo libaaxii oo meydka ag taagan; libaaxiina meydkii ma cunin, dameerkiina ma dildillaacsan.
И той отиде та намери тялото му простряно на пътя, и оселът и лъвът стоящи при тялото; лъвът не бе изял тялото, нито бе разкъсал осела.
29 O o nebigiina wuxuu qaaday meydkii ninkii Ilaah, oo kor saaray dameerkii, wuuna soo celiyey. Markaasuu yimid magaaladii nebigii duqa ahaa inuu halkaas ku aaso oo ugu baroorto.
И пророкът дигна тялото на Божия човек та го качи на осела и занесе го; и старият пророк дойде в града си за да го оплаче и да го погребе.
30 O o xabaashiisii uu isagu lahaa ayuu meydkiisii geliyey, wayna u baroorteen, oo yidhaahdeen, Hoognay, walaalkayow!
И положи тялото му в своя; и плакаха над него, казвайки: Уви, брате мой!
31 O o markuu aasay dabadeed ayuu wiilashiisii la hadlay oo ku yidhi, Markaan dhinto igu xabaala xabaashii ninkii Ilaah lagu xabaalay, oo lafahayga lafihiisa ag dhiga.
И като го погреба, говори на синовете си казвайки: Когато умра, погребете и мене в гроба, гдето е погребан Божият човек; турете костите ми при неговите кости;
32 W aayo, hadalkii uu amarkii Rabbiga ku qayliyey ee ka geesta ahaa meesha allabariga oo Beytel ku taal, iyo kulli guryaha meelaha sarsare oo ku yaal magaalooyinka reer Samaariya, hubaal wuu ahaan doonaa.
защото непременно ще се изпълни това, което той извика чрез Господното слово против жертвеника във Ветил, и против всичките капища по високите места, които са в самарийските градове.
33 O o waxyaalahaas dabadood Yaaraabcaam kama uu noqon jidkiisii sharka ahaa, laakiinse wuxuu dadkii oo dhan ka doortay wadaaddo meelaha sarsare; oo mid kasta oo doonayayba wuu daahiriyey inay jiraan wadaaddo meelaha sarsare.
Но след това Еровоам не се върна от лошия си път, но пак правеше от всякакви люде жреци за високите места, които се в самарийските градове.
34 O o taasuna dembi bay u noqotay reer Yaaraabcaam iyo xataa inay gooyso oo dhulka ka baabbi'iso.
И това нещо бе грях за Еровоамовия дом, поради което да бъде изтребен и погубен от лицето на земята.