Esteer 10 ~ Естир 10

picture

1 M arkaasaa Boqor Ahashwerus wuxuu baad saaray dhulkii iyo gasiiradihii baddaba.

И цар Асуир наложи данък на земята и на морските острови.

2 O o falimihii uu xooggiisii iyo itaalkiisii ku sameeyey oo dhan, iyo warkii Mordekay weynaantiisii uu boqorku isaga u sara mariyey sow kuma wada qornayn buuggii taariikhda oo boqorradii Maaday iyo Faaris?

А всичките му силни и могъществени дела, и описанието на величието, на което царят въздигна Мардохея, на са ли написани в Книгата на летописите на персийските и мидийските царе?

3 H addaba Yuhuudigii Mordekay ahaa wuxuu ahaa ninkii ku xigay Boqor Ahashwerus, oo xagga Yuhuuddana wuxuu ahaa nin weyn, oo walaalihiisa badanuna way aqbaleen; oo wuxuuna ahaa nin doondoonaa wanaagga dadkiisa oo nabaadiino kula hadla farcankiisa oo dhan.

Защото юдеинът Мардохей стана втори подир цар Асуира, велик между юдеите и благоугоден на многото си братя, като търсеше доброто на людете си и говореше мир за целия си род.