Bilowgii 30 ~ Битие 30

picture

1 R aaxeelna markay aragtay inaanay Yacquub carruur u dhalin, ayay walaasheed ka masayrtay; oo waxay Yacquub ku tidhi, Carruur i sii, haddii kalese waan dhiman.

А като видя Рахил, че не раждаше деца на Якова, Рахил завидя на сестра си и рече на Якова: Дай ми чада, иначе аз ще умра.

2 M arkaasaa Yacquub aad ugu cadhooday Raaxeel; oo wuxuu ku yidhi, Ma anigaa ku jira meeshii Ilaaha midhihii maxalka kuu diiday?

А Яков се разгневи на Рахил и рече: Нима съм аз, а не Бог, Който е лишил утробата ти от плод?

3 M arkaasay tidhi, Bal eeg addoontayda Bilhah, u tag iyada, inay jilbahayga ku dul dhasho, oo aan anna carruur ku helo iyada.

А тя рече: Ето слугинята ми Вала; влез при нея, и тя да роди на коленете ми, та да придобия и аз деца чрез нея.

4 M arkaasay isagii siisay addoonteedii Bilhah inuu naag ka dhigto; Yacquubna wuu u tegey iyadii.

И тъй, тя му даде слугинята си Вала за жена; и Яков влезе при нея.

5 B ilhahna way uuraysatay, oo Yacquub wiil bay u dhashay.

И Вала зачна и роди син на Якова.

6 R aaxeelna waxay tidhi, Ilaah waa i xukumay, codkaygiina wuu maqlay, oo wiil buu i siiyey. Sidaas daraaddeed magiciisii waxay u bixisay Daan.

Тогава рече Рахил: Бог отсъди за мене, послуша и гласа ми, та ми даде син; затова го наименува Дан++.

7 B ilhah oo ahayd addoontii Raaxeel mar kalay uuraysatay, oo waxay Yacquub u dhashay wiil labaad.

И Вала, слугинята на Рахил, пак зачна и роди втори син на Якова.

8 O o Raaxeelna waxay tidhi, Legdan aad u weyn baan walaashay la legdamay, waanan ka adkaaday. Magiciisiina waxay u bixisay Naftaali.

Тогава рече Рахил: Силна борба водих със сестра си и надвих; затова го наименува Нефталим

9 L ee'ahna markay aragtay inay dhalmo daysay ayay kaxaysay addoonteedii Silfah, oo waxay siisay Yacquub inuu naag ka dhigto.

Когато видя Лия, че престана да ражда, взе слугинята си Зелфа, та я даде на Якова за жена.

10 L ee'ah addoonteedii Silfah ahaydna Yacquub wiil bay u dhashay.

И Зелфа, слугинята на Лия, роди син на Якова.

11 O o Lee'ahna waxay tidhi, Ayaan weynaa! Magiciisiina waxay u bixisay Gaad.

И рече Лия: Щастие дойде; затова го наименува Гад.

12 L ee'ah addoonteedii Silfah ahaydna wiil labaad bay u dhashay Yacquub.

И Зелфа, слугинята на Лия, роди втори син на Якова.

13 O o Lee'ahna waxay tidhi, Waan faraxsanahay! waayo, naaguhu waxay iigu yeedhi doonaan tan faraxsan. Magiciisiina waxay u bixisay Aasheer.

Тогава рече Лия: Честита съм; защото честита ще ме нарекат жените; затова го наименува Асир

14 M aalmihii sarreenka la goosanayay ayaa Ruubeen tegey berrinka oo ka dhex helay ubax, oo wuxuu u keenay hooyadiis Lee'ah. Markaasay Raaxeel waxay Lee'ah ku tidhi, Waan ku baryayaaye, wax iga sii ubaxa wiilkaaga.

И през времето на пшеничената жетва, Рувим, като излезе, намери мандрагорови ябълки на полето и ги донесе на майка си Лия; и Рахил рече на Лия: Я ми дай от мандрагоровите ябълки на сина ти.

15 I yana waxay ku tidhi, Ma wax yar baa inaad ninkaygii iga qaadday? Weliba ubaxa wiilkaygana ma iga qaadan lahayd? Raaxeelna waxay tidhi, Haddaba wiilkaaga ubaxiisa aawadiis isagu caawa wuu kula seexan doonaa.

А тя й рече: Малко ли ти е дето си отнела мъжа ми, та искаш да отнемеш мандрагоровите ябълки на сина ми? Тогава Рахил й рече: Като е тъй, нека лежи с тебе тая нощ за мандрагоровите ябълки на сина ти.

16 Y acquubna fiidkii buu beertii ka yimid, markaasay Lee'ah ka hor tagtay oo waxay tidhi, Waa inaad ii timaadaa, waayo, hubaal waxaan kugu kiraystay ubaxii wiilkayga. Habeenkaasna iyadii buu la seexday.

И така, когато дойде Яков вечерта от полето, Лия излезе да го посрещне и рече: При мене да влезеш, защото наистина те откупих с мандрагоровите ябълки на сина си. И лежа с нея оная нощ.

17 I laahna wuu maqlay Lee'ah, wayna uuraysatay, oo Yacquub bay u dhashay wiil shanaad.

И Бог послуша Лия; и тя зачна, и роди пети син на Якова.

18 L ee'ahna waxay tidhi, Ilaah waa i siiyey kiradaydii, maxaa yeelay, addoontaydii waxaan siiyey ninkayga. Wiilkii magiciisiina waxay u bixisay Isaakaar.

Тогава рече Лия:Бог ми даде награда за гдето дадох слугинята си на мъжа си, затова го наименува Исахар+.

19 L ee'ahna mar kalay uuraysatay, oo waxay Yacquub u dhashay wiil lixaad.

И Лия пак зачна, и роди шести син на Якова.

20 L ee'ahna waxay tidhi, Ilaah dhiibaad wanaagsan buu igu dhiibaadiyey, haatan buu ninkaygu ila joogi doonaa, maxaa yeelay, waxaan u dhalay lix wiil. Wiilkii magiciisiina waxay u bixisay Sebulun.

И рече Лия: Бог ми даде добър дар, сега мъжът ми ще живее с мене, защото му родих шест сина; затова го наименува Завулон.

21 D abadeedna waxay dhashay gabadh, magaceediina waxay u bixisay Diinah.

И после роди дъщеря, която наименува Дина++.

22 I laahna wuu xusuustay Raaxeel, oo Ilaah wuu maqlay iyada, maxalkeediina wuu u furay.

След това Бог си спомни за Рахил; Бог я послуша и отвори утробата й.

23 O o way uuraysatay, oo wiil bay dhashay; oo waxay tidhi, Ilaah baa ceebtaydii iga qaaday.

Тя зачна и роди син, и рече: Бог отне от мене позора.

24 M agiciisiina waxay u bixisay Yuusuf, iyadoo leh Rabbigu wiil kale ha iigu daro. Xoolihii Yacquub Oo Batay

И наименува го Иосиф

25 M arkii Raaxeel Yuusuf dhashay ka dib ayaa Yacquub Laabaan ku yidhi, Iska kay dir, si aan u tago meeshaydii, iyo dalkaygii.

А като роди Рахил Иосифа, Яков рече на Лавана: Пусни ме да си отида в моето място и в отечеството си.

26 I sii naagahayga iyo carruurtayda aan daraaddood kuugu adeegay, oo aan iska tago; waayo waad og tahay adeegiddii aan kuu adeegi jiray.

Дай ми жените и децата ми, за които съм ти работил, за да си отида; защото ти знаеш работата, която ти свърших.

27 L aabaanna wuxuu ku yidhi isagii, Haddaad raalli iga tahay, joog, waayo, waxaan faal ku gartay in Rabbigu daraaddaa ii barakeeyey.

А Лаван му рече: Ако съм придобил твоето благоволение, остани, защото разбрах, че Господ ме е благословил заради тебе.

28 O o wuxuu yidhi, Mushahaaradaada ii sheeg, oo waan ku siin doonaa.

Рече още: Кажи ми каква заплата искаш и ще ти я дам.

29 O o isna wuxuu ku yidhi, Waad og tahay sidii aan kuugu adeegay, iyo sidii xoolahaagii aan daaqi jiray xaalkoodu ahaa.

А Яков му каза: Ти знаеш как съм ти работил и как е бил добитъкът ти при мене.

30 W aayo, waxaad haysan jirtay wax yar bay ahayd intaanan iman ka hor, waana ay korodhay oo waxay noqotay wax faro badan; Rabbiguna wuu kugu barakeeyey dhinacii aan u kacayba; de haddaba goormaan reerkaygana wax u dhaqan doonaa?

Защото това, което имаше ти преди моето идване, беше малко; а сега нарасна и стана много. С моето идване Господ те благослови. Но сега, кога ще промисля и за своя си дом?

31 O o isna wuxuu yidhi, Maxaan ku siiyaa? Yacquubna wuxuu yidhi, Waa inaanad waxba i siin, laakiin haddaad waxan ii samaysid, adhigaaga haddana waan daajin oo waan ilaalin doonaa.

А той рече: Какво да ти дам? И Яков каза: Не ми давай нищо; ако направиш каквото ти кажа, аз пак ще пазя и стадото ти;

32 M aanta adhigaaga oo dhan waan dhex mari doonaa, oo waxaan ka sooci doonaa mid kasta oo dhibicyo iyo barbaro leh, iyo mid kasta oo madow oo idaha ku dhex jira, iyo inta barbaraha iyo dhibicyada leh oo riyaha ku jirta; oo waxaasu waxay noqon doonaan mushahaaradayda.

ще премина днес през цялото ти стадо и ще отлъча от него всяка капчеста и пъстра, и всяка черникава между овците, и всяка пъстра и капчеста между козите; те ще ми бъдат заплатата.

33 O o sidaasay xaqnimadaydu iigu jawaabi doontaa hadda ka dib, goortaad timaadid oo ka hadlaysid mushahaaradayda ku hor taal. Mid kasta oo aan dhibicyo ama barbaro lahayn oo riyaha ku jira, iyo mid kasta oo aan madoobayn oo idaha ku jira, haddii layga helo, waxaa lagu tirin doonaa wax la soo xaday.

И занапред, когато дойдеш да прегледаш заплатата ми, моята правота ще засвидетелствува за мене - всяка коза, която не е капчеста и пъстра, и всяка овца, която не е черна, тя, ако се намери у мене, ще се счита за крадена.

34 L aabaanna wuxuu yidhi, Waa hagaag, sidaad tidhi ha noqoto.

И рече Лаван: Нека да бъде според както си казал.

35 O o maalintaasuu wada soocay orgidii xariijimaha iyo barbaraha lahayd, iyo riyihii dhibicyada iyo barbaraha lahaa oo dhan, mid kasta oo caddaani ku jirto, iyo kuwa madmadow oo idaha ku jira oo dhan, oo wuxuu gacanta u geliyey wiilashiisii;

И тъй, в същия ден, Лаван отлъчи нашарените с линии и пъстрите козли, всичките капчести и пъстри кози, всичките, на които имаше бяло и всичките черни между овците, та ги предаде в ръцете на Якововите синове

36 O o wuxuu Yacquub ka fogaaday intii saddex maalmood loo socdo, Yacquubna wuxuu daajin jiray Laabaan adhigiisii intii ka hadhay.

и постави тридневен път между себе си и Якова; а Яков пасеше останалите от Лавановите стада.

37 Y acquubna wuxuu qaatay dhengedo qoyan oo ah geedihii la odhan jiray libneh iyo yicib iyo carmon, kolkaasuu diiray oo xariijimo cadcad ku sameeyey.

Тогава Яков взе зелени пръчки от топола, от леска и от явор, и изряза по тях бели ивици, така щото да се вижда бялото по пръчките.

38 M arkaasuu dhengedihii uu diiray adhigii hor dhigay oo ku riday dararkii berkedaha oo adhigu ka cabbi jiray; wayna rimeen markay soo arooreen.

Тия пръчки, по които беше изрязал белите ивици, тури пред стадата в коритата, в поилата, дето дохождаха стадата да пият; и, като зачеваха, когато дохождаха да пият,

39 A dhigiina dhengedihii hortooda ayuu ku rimay, wuxuuna dhalay maqal xariijimo iyo dhibicyo iyo barbaro leh.

то стадата зачеваха пред пръчките; и стадата раждаха нашарени с линии, капчести и пъстри.

40 M arkaasuu Yacquub naylihii ka soocay oo wuxuu adhigii u jeediyey xagga kuwii xariijimaha lahaa iyo intii madmadoobayd oo dhan ee adhigii Laabaan; markaasuu gooni u soocay goosankiisii, kumana uu darin adhigii Laabaan.

И Яков отлъчваше агнетата, и обръщаше лицата на овците към нашарените и към всичките черни от Лавановото стадо; а своите стада тури отделно и не ги тури с Лавановите овци.

41 M arkii adhiga intiisii xoogga lahayd rintay ayaa Yacquub dhengedihii adhiga indhihiisa hor dhigay intuu dararkii ku riday, inay dhengedihii ku dhex rimaan;

И когато по-силните овци зачеваха, Яков туряше пръчките в коритата пред очите на стадото, за да зачеват между пръчките.

42 l aakiinse adhiga qaarkii caatada ahaa, uma uu dhex gelin jirin; sidaas daraaddeed intii caatada ahayd waxaa lahaa Laabaan, intii xoogga lahaydna waxaa lahaa Yacquub.

А когато те бяха по-слаби, не ги туряше; така че се падаха по-слабите на Лавана, а по-силните на Якова.

43 N inkiina aad buu u xoolo batay, wuxuuna lahaa adhi badan, iyo naago addoommo ah, iyo niman addoommo ah, iyo geel, iyo dameerro.

Така човекът забогатя твърде много и придоби големи стада, слугини и слуги, камили и осли.