Софонія 2 ~ Sefanyaah 2

picture

1 П осоромтеся та застидайтесь, народе без сорому,

Isa soo urursada, quruuntan aan xishoodka lahaynay, isa soo urursada,

2 п оки народиться установлене, мине день, як полова! поки не прийде на вас лютість гніву Господнього, поки не прийде на вас день Господнього гніву!

intaan amarku soo bixin, oo aan maalintu u dhaafin sida xaab oo kale, intaan Rabbiga xanaaqiisa kululu idinku soo degin, intaan maalinta cadhada Rabbigu idinku soo degin.

3 Ш укайте Господа, всі покірні землі, хто виконує право Його! Шукайте правди, шукайте смирення, може будете сховані ви в день Господнього гніву!

Rabbiga doondoona, dhammaantiin kuwiinna camalka qabow ee dhulkow, oo xukunkiisa yeelayow, xaqnimo doondoona, oo qabownaan doondoona. Waxaa laga yaabaa inaad maalinta cadhada Rabbiga qarsoonaan doontaan. Digniin Ka Gees Ah Reer Falastiin

4 Б о покинута буде Азза, а Ашкелон опустошенням стане, Ашдод опівдня його виженуть, а Екрон буде вирваний.

Waayo, Gaasa waa la dayrin doonaa, oo Ashqeloonna waxay noqon doontaa meel cidla ah, oo dadka Ashdoodna waxaa la eryi doonaa hadh cad, Ceqroonna waa la rujin doonaa.

5 Г оре мешканцям довкілля морського, народові критському! Слово Господнє на вас, хананеї, краю филистимлян, Я тебе вигублю так, що не буде мешканця!

Waxaa iska hoogay dadka deggan badda xeebteeda, waana quruunta reer Kereetiim! Kancaan oo ah dalka reer Falastiinow, Rabbiga eraygiisu waa kaa gees. Waan ku baabbi'in doonaa si aan qof keliyuhuna kuu sii degganaan.

6 І буде довкілля морське пасовищами, повними ям пастухів та кошар для отари,

Badda xeebteedu waxay noqon doontaa berrimmo daaqsiin ah, oo leh rug adhijirro iyo xeryo adhi.

7 і буде оце побережжя останкові дому Юдиного, на них пасти будуть, у домах Ашкелону ввечорі будуть лягати, бо їх відвідає Господь, їхній Бог, і Він їхню долю приверне.

Oo xeebta waxaa yeelan doona kuwa dadka Yahuudah ka hadhay. Iyana adhyahooda ayay halkaas daaqsan doonaan, oo fiidkiina waxay jiifsan doonaan guryihii reer Ashqeloon, waayo, Ilaaha Rabbigooda ah ayaa iyaga soo booqan doona, oo maxaabiistoodiina wuu soo celin doonaa. Digniin Ka Gees Ah Reer Moo'aab Iyo Reer Cammoon

8 Ч ув Я ганьбу Моавову й образи Аммонових синів, які ображали народ Мій і чванилися над границею їхньою.

Anigu waan maqlay caydii reer Moo'aab iyo canaantii reer Cammoon oo ay dadkayga ku caayeen, iyo inay iska sii weyneeyeen soohdintooda.

9 Т ому як живий Я! говорить Господь Саваот, Бог Ізраїлів, стане Моав як Содом, а Аммонові сини як Гоморра: землею тернини, і солончаком, і навіки спустошенням! Пограбує їх решта народу Мого, а залишок люду Мого їх посяде.

Sidaas daraaddeed Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartay oo sida xaqiiqada ah Moo'aab waxay noqon doontaa sida Sodom oo kale, oo reer Cammoonna waxay noqon doonaan sida Gomora oo kale, oo waxay ahaan doonaan meel maraboob ka baxo, iyo godad cusbo, iyo meel had iyo goor cidla ah. Kuwa dadkayga ka hadhay ayaa dhici doona oo inta quruuntayda ka hadhay ayaa dhaxli doonta.

10 О це їм за їхню пиху, бо вони ображали й чванилися проти народу Господа Саваота.

Kibirkoodii aawadiis ayay waxan u heli doonaan, maxaa yeelay, waxay caayeen oo iska weynaysiiyeen dadkii Rabbiga ciidammada.

11 Г осподь буде грізний проти них, бо Він знищить всіх богів землі, і вклонятися будуть Йому кожен з місця свого, усі острови тих народів.

Rabbigu wuxuu iyaga u noqon doonaa mid aad looga cabsado, waayo, wuu wada macaluulin doonaa ilaahyada dhulka oo dhan, kolkaasay dadku isaga caabudi doonaan, oo mid kastaaba wuxuu isaga ka caabudi doonaa meeshiisa, oo xataa quruumaha gasiiraduhu way wada caabudi doonaan isaga. Digniin Ka Gees Ah Itoobiya

12 Т акож ви, етіопляни, побиті мечем Моїм будете.

Oo weliba reer Itoobiyow, idinkana waxaa laydinku layn doonaa seeftayda. Digniin Ka Gees Ah Ashuur

13 І на північ простягне Він руку Свою, та й погубить Ашшура, і Ніневію учинить спустошенням, суходолом, мов ту пустелю.

Oo isagu gacantiisuu u fidin doonaa xagga woqooyi, oo dalka Ashuur wuu wada baabbi'in doonaa, oo Ninewehna cidla buu ka dhigi doonaa iyo lamadegaan engegan.

14 І будуть лежати серед неї стада, усяка польова звірина, і пелікан, і їжак будуть ночувати на мистецьких прикрасах її, сова буде кричати в вікні, на порозі ворона, бо віддерто кедрину його.

Oo waxaa dhexdeeda jiifsan doona xoolo iyo xayawaanka quruumaha oo dhan, oo cantalyaaga iyo caanaqubtuba waxay ku dhex hoyan doonaan tiirarkeeda. Cod baa ka gabyi doona daaqadaheeda, oo waxaa marinnada joogi doona abaar, waayo, isagu wuu soo bandhigay shuqulkii qoriga kedarka ah laga qabtay.

15 О це оте радісне місто, що безпечно живе, що говорить у серці своєму: Я, і немає вже більше нікого! Як стало воно опустошенням, леговищем для звірини! Кожен, хто буде проходить повз нього, засвище, своєю рукою махне!

Tanu waa magaaladii faraxa badnayd oo feyigla'aanta ku degganayd, oo qalbiga iska tidhi, Anigaa ah, oo aniga mooyaane mid kale ma jirto. Waxay noqotay cidla iyo meel dugaag ku hoydo! Mid kasta oo agteeda soo maraaba wuu ku foodhyi doonaa oo gacanta quudhsasho la ruxi doonaa.