Ісая 4 ~ Ishacyaah 4

picture

1 І того дня сім жінок схоплять мужа одного, говорячи: Ми будемо їсти свій хліб, і зодягатимем одіж свою, тільки йменням твоїм хай нас кличуть, забери ти наш сором!

Oo maalintaas toddoba naagood ayaa isku nin qabsan doona, oo waxay ku odhan doonaan, Annagaa ismasruufayna oo annagaa is-arrad tirayna, ee magacaaga keliya ha lanoogu yeedho, oo ceebtayada naga fogee. Biqilka Rabbiga

2 Т ого дня буде парость Господня красою та славою, плід же земний величністю та пишнотою для врятованих із Ізраїля.

Oo maalintaas ayaa biqilka Rabbigu noqon doonaa wax qurux iyo ammaan badan, oo midhaha dhulkuna waxay kuwa reer binu Israa'iil oo baxsaday u noqon doonaan wax lagu faano oo quruxsan.

3 І буде зосталий в Сіоні й полишений в Єрусалимі, святим буде зватися він, кожен, хто жити записаний в Єрусалимі,

Oo waxay noqon doontaa in kii Siyoon ku hadhay iyo kii Yeruusaalem sii joogay loogu yeedho quduus, xataa mid kasta oo ku qoran kuwa Yeruusaalem ku nool dhexdooda

4 к оли нечистоту Господь змиє з сіонських дочок, а кров Єрусалиму сполоще з-посеред його духом права та духом очищення.

markii Sayidku maydho wasakhda dadka Siyoon, oo uu Yeruusaalem dhiiggeeda dhexdeeda kaga nadiifiyo ruuxa caddaaladda, iyo ruuxa wax guba.

5 І створить Господь над усяким житлом на Сіонській горі та над місцем зібрання удень хмару, вночі ж дим і блиск огню полум'яного, бо над всякою славою буде покрова...

Oo meel kasta oo la deggan yahay oo Buur Siyoon ku taal, iyo shirarkeeda oo dhanba Rabbigu wuxuu ku kor abuuri doonaa maalintii daruur iyo qiiq, habeenkiina dab ololaya iftiinkiis, oo ammaanta oo dhanna waxaa ka sarrayn doona dabool.

6 І буде шатро удень тінню від спеки, і захистом та укриттям від негоди й дощу!

Oo maalinnimada waxaa jiri doona meel kulaylka laga hadhsado, iyo meel la galo, iyo meel laga dugsado duufaanka iyo roobka.