1 Cronici 1 ~ Taariikhdii Kowaad 1

picture

1 A dam, Set, Enoş,

Aadan, Seed, Enoos,

2 C henan, Mahalaleel, Iered,

Qiinaan, Mahalaleel, Yaared,

3 E noh, Metuşelah, Lemec,

Enoog, Metushelax, Lameg,

4 N oe. Sem, Ham şi Iafet.

Nuux, Sheem, Xaam, iyo. Farcankii Yaafed

5 F iii lui Iafet: Gomer, Magog, Madai, Iavan, Tubal, Meşec şi Tiras.

Wiilashii Yaafed waxay ahaayeen Gomer, iyo Maajuuj, iyo Maaday, iyo Yaawaan, iyo Tubal, iyo Mesheg, iyo Tiiraas.

6 F iii lui Gomer: Aşchenaz, Difat şi Togarma. -

Wiilashii Gomerna waxay ahaayeen Ashkenas, iyo Diifad, iyo Togarmaah.

7 F iii lui Iavan: Elişa, Tarsisa, Chitim şi Rodanim.

Wiilashii Yaawaanna waxay ahaayeen Eliishaah, iyo Tarshiish, iyo Kitiim, iyo Rodaaniim. Farcankii Xaam

8 F iii lui Ham: Cuş, Miţraim, Put şi Canaan. -

Wiilashii Xaamna waxay ahaayeen Kuush, iyo Misrayim, iyo Fuud iyo Kancaan.

9 F iii lui Cuş: Saba, Havila, Sabta, Raema şi Sabteca. -Fiii lui Raema: Seba şi Dedan.

Wiilashii Kuushna waxay ahaayeen Sebaa, iyo Xawiilaah, iyo Sabtaa, iyo Racmaah, iyo Sabteka. Wiilashii Racmaahna waxay ahaayeen Shebaa iyo Dedaan.

10 C uş a născut pe Nimrod; el a început să fie puternic pe pămînt. -

Kuushna wuxuu dhalay Nimrod, wuxuuna noqday mid dhulka xoog weyn ku leh.

11 M iţraim a născut pe Ludimi, Ananimi, Lehabimi, Naftuhimi,

Misrayimna wuxuu dhalay Luudiim, iyo Canaamiim, iyo Lehaabiim, iyo Naftuxiim,

12 P atrusimi, Casluhimi, din cari au ieşit Filistenii şi Caftorimii. -

iyo Fatrusiim, iyo Kasluxiim oo ay reer Falastiin ka soo farcamay, iyo Kaftoriim.

13 C anaan a născut pe Sidon, întîiul lui născut, şi pe Het,

Kancaanna wuxuu dhalay Siidoon oo curadkiisii ahaa, iyo Xeed,

14 ş i pe Iebusiţi, Amoriţi, Ghirgasiţi,

iyo reer Yebuus, iyo reer Amor, iyo reer Girgaash,

15 H eviţi, Archiţi, Siniţi,

iyo reer Xiwi, iyo reer Carqi, iyo reer Siini,

16 A rvadiţi, Ţemariţi, Hamatiţi.

iyo reer Arwaad, iyo reer Semaar, iyo reer Xamaad. Farcankii Sheem

17 F iii lui Sem: Elam, Asur, Arpacşad, Lud şi Aram; Uţ, Hul, Gheter şi Meşec. -

Wiilashii Sheemna waxay ahaayeen Ceelaam, iyo Ashuur, iyo Arfaksad, iyo Luud, iyo Araam, iyo Cuus, iyo Xuul, iyo Geter, iyo Mesheg.

18 A rpacşad a născut pe Şelah; şi Şelah a născut pe Eber.

Oo Arfaksad wuxuu dhalay Sheelaah, Sheelaahna wuxuu dhalay Ceeber.

19 L ui Eber i s'au născut doi fii: numele unuia era Peleg, pentrucă pe vremea lui s'a împărţit pămîntul, iar numele fratelui său era Ioctan.

Oo Ceeberna waxaa u dhashay laba wiil, mid magiciisu wuxuu ahaa Feleg, waayo, waagiisii ayaa dhulku qaybsamay, magaca walaalkiisna wuxuu ahaa Yoqtaan.

20 I octan a născut pe Almodad, pe Şelef, pe Haţarmavet, pe Ierah,

Yoqtaanna wuxuu dhalay Almoodaad, iyo Shelef, iyo Xasarmaawed, iyo Yerah,

21 p e Hadoram, pe Uzal, pe Dicla,

iyo Hadooraam, iyo Uusaal, iyo Diqlah,

22 p e Ebal, pe Abimael, pe Seba,

iyo Ceebaal, iyo Abiimaa'el, iyo Shebaa,

23 p e Ofir, pe Havila şi pe Iobab. Toţi aceştia au fost fii ai lui Ioctan. Cei zece patriarhi dela Sem la Avraam.

iyo Oofir, iyo Xawiilaah, iyo Yoobaab. Kuwaasu kulli waxay ahaayeen wiilashii Yoqtaan.

24 S em, Arpacşad, Şelah,

Sheem, Arfaksad, Sheelaah,

25 E ber, Peleg, Rehu,

Ceeber, Feleg, Recu,

26 S erug, Nahor, Terah,

Seruug, Naaxoor, Terax,

27 A vram, adică Avraam.

Aabraam (kaasoo ah Ibraahim). Reerkii Ibraahim

28 F iii lui Avraam: Isaac şi Ismael.

Wiilashii Ibraahimna waxay ahaayeen Isxaaq iyo Ismaaciil. Farcankii Haagaar

29 I ată sămînţa lor: Nebaiot, întîiul născut al lui Ismael, Chedar, Adbeel, Mibsam,

Oo intanu waa qarniyadoodii, Ismaaciil curadkiisii wuxuu ahaa, Nebayod, dabadeedna wuxuu dhalay Qedaar, iyo Adbe'el, iyo Mibsam,

30 M işma, Duma, Masa, Hadad, Tema,

iyo Mishmaac, iyo Duumah, iyo Masa,

31 I etur, Nafiş şi Chedma. Aceştia sînt fiii lui Ismael.

iyo Hadad, iyo Teemaa, iyo Yetuur, iyo Naafiish, iyo Qedemah. Kuwanu waa wiilashii Ismaaciil. Farcankii Qetuurah

32 F iii Cheturei, ţiitoarea lui Avraam.. Ea a născut pe Zimran, Iocşan, Medan, Madian, Işbac şi Şuah. -Fiii lui Iocşan: Seba şi Dedan. -

Oo kuwanuna waa wiilashii Qetuurah, taas oo ahayd Ibraahim naagtiisii addoonta ahayd. Iyadu waxay dhashay Simraan, iyo Yoqshaan, iyo Medaan, iyo Midyaan, iyo Yishbaaq, iyo Shuu'ah. Yoqshaan wiilashiisiina waxay ahaayeen Shebaa iyo Dedaan.

33 F iii lui Madian: Efa, Efer, Enoh, Abida şi Eldaa. -Aceştia sînt toţi fiii Cheturei.

Wiilashii Midyaanna waxay ahaayeen Ceefah, iyo Ceefer, iyo Xanoog, iyo Abiidac, iyo Eldacah. Kuwanu waxay wada ahaayeen Qetuurah wiilasheedii. Farcankii Saarah

34 A vraam a născut pe Isaac. -Fiii lui Isaac: Esau şi Israel.

Ibraahimna wuxuu dhalay Isxaaq. Wiilashii Isxaaqna waxay ahaayeen Ceesaw iyo Israa'iil. Wiilashii Ceesaw

35 F iii lui Esau: Elifaz, Reuel, Ieuş, Iaelam şi Core. -

Wiilashii Ceesawna waxay ahaayeen Eliifas, iyo Recuu'eel, iyo Yecuush, iyo Yaclaam, iyo Qorax.

36 F iii lui Elifaz: Teman, Omar, Ţefi, Gaetam, Chenaz, Timna, şi Amalec. -

Wiilashii Eliifasna waxay ahaayeen Teemaan, iyo Oomaar, iyo Sefii, iyo Gactaam, iyo Qenas, iyo Timnac, iyo Camaaleq.

37 F iii lui Reuel: Nahat, Zerah, Şama şi Miza.

Wiilashii Recuu'eelna waxay ahaayeen Nahad, iyo Serax, iyo Shammah, iyo Misaah. Farcankii Seciir Ee Edom Joogay

38 F iii lui Seir: Lotan, Şobal, Ţibeon, Ana, Dişon, Eţer, şi Dişan. -

Wiilashii Seciirna waxay ahaayeen Lootaan, iyo Shoobaal, iyo Sibecoon, iyo Canah, iyo Dishon, iyo Eeser, iyo Diishaan.

39 F iii lui Lotan: Hori şi Homam. Sora lui Lotan: Timna. -

Wiilashii Lootaanna waxay ahaayeen Xori iyo Hoomaam, oo Timnacna waxay ahayd Lootaan walaashiis.

40 F iii lui Şobal: Alian, Manahat, Ebal, Şefi şi Onam. -Fiii lui Ţibeon: Aia şi Ana. -

Wiilashii Shoobaalna waxay ahaayeen Calyaan, iyo Maanahad, iyo Ceebaal, iyo Shefii, iyo Oonaam. Wiilashii Sibecoonna waxay ahaayeen Ayah, iyo Canah.

41 F iul lui Ana: Dişon. Fiii lui Dişon: Hamran, Eşban, Itran şi Cheran. -

Wiilashii Canahna waxay ahaayeen Dishon. Wiilashii Dishonna waxay ahaayeen Xamraan, iyo Eshbaan, iyo Yitraan, iyo Keraan.

42 F iii lui Eţer: Bilhan, Zaavan şi Iaacan. Fiii lui Dişan: Uţ şi Aran.

Wiilashii Eeserna waxay ahaayeen Bilhaan, iyo Sacwaan, iyo Yacaqaan. Wiilashii Diishaanna waxay ahaayeen Cuus iyo Araan. Taliyayaashii Reer Edom

43 I ată împăraţii cari au domnit în ţara Edomului, înainte ca să fi domnit un împărat peste copiii lui Israel. -Bela, fiul lui Beor; numele cetăţii lui era Dinhaba. -

Haddaba kuwanu waa boqorradii u talin jiray dalka reer Edom, intaan boqorna u talin reer binu Israa'iil, Belac ina Becoor, oo magaaladiisana magaceeda waxaa la odhan jiray Dinhaabah.

44 B ela a murit; şi în locul lui, a domnit Iobab, fiul lui Zerah, din Boţra. -

Markaasaa Belac dhintay oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Yoobaab ina Serax oo reer Bosraah ahaa.

45 I obab a murit; şi, în locul lui, a domnit Huşam, din ţara Temaniţilor. -

Markaasaa Yoobaab dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Xushaam oo ka yimid dalka reer Teemaan.

46 H uşam a murit; şi, în locul lui, a domnit Hadad, fiul lui Bedad. El a bătut pe Madian în cîmpia Moabului. Numele cetăţii lui era Avit. -

Markaasaa Xushaam dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Hadad ina Bedad, kaasoo Midyaan ku dilay beertii Moo'aab dhexdeeda, oo magaaladiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Cawiid.

47 H adad a murit; şi, în locul lui, a domnit Samla din Masreca. -

Markaasaa Hadad dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Samlah oo ahaa reer Masreqah.

48 S amla a murit; şi, în locul lui, a domnit Saul, din Rehobot pe Rîu. -

Markaasaa Samlah dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Shaa'uul oo ka yimid Rexobod oo Webiga ku ag tiil.

49 S aul a murit; şi, în locul lui, a domnit Baal-Hanan, fiul lui Acbor. -

Markaasaa Shaa'uul dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Bacal Xaanaan ina Caqboor.

50 B aal-Hanan a murit; şi, în locul lui, a domnit Hadad. Numele cetăţii lui era Pahi; şi numele nevestei lui era Mehetabeel, fata lui Matred, fata lui Mezahab. -

Markaasaa Bacal Xaanaan dhintay, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday Hadad, oo isna magaaladiisu waxay ahayd Faacuu, oo naagtiisa magaceedana waxaa la odhan jiray Meheetabeel oo ay dhashay Matreed, iyana waxay ahayd ina Meesaahaab.

51 H adad a murit.

Hadadna wuu dhintay. Oo ugaasyadii reer Edomna waxay ahaayeen ugaas Timnac, iyo ugaas Calwah, iyo ugaas Yeteed,

52 c ăpetenia Oholibama, căpetenia Ela, căpetenia Pinon,

iyo ugaas Aaholiibaamah, iyo ugaas Eelaah, iyo ugaas Fiinon,

53 c ăpetenia Chenaz, căpetenia Teman, căpetenia Mibţar,

iyo ugaas Qenas, iyo ugaas Teemaan, iyo ugaas Mibsaar,

54 c ăpetenia Magdiel, căpetenia Iram. Acestea sînt căpeteniile Edomului.

iyo ugaas Magdii'eel, iyo ugaas Ciiraam. Intaasu waa ugaasyadii reer Edom.