1 I laahow, noo naxariiso, oo na barakee, Oo wejigaaguna ha na iftiimiyo, (Selaah)
Al direttore del coro. Per strumenti a corda. Salmo. Canto. Dio abbia pietà di noi e ci benedica, faccia egli risplendere il suo volto su di noi,
2 I n jidkaaga laga ogaado dhulka, Quruumaha oo dhan dhexdoodana laga wada ogaado caafimaadkaaga wax badbaadiya.
affinché la tua via sia conosciuta sulla terra e la tua salvezza fra tutte le genti.
3 I laahow, dadyowgu ha ku ammaaneen, Dadyowga oo dhammu ha ku ammaaneen.
Ti lodino i popoli, o Dio, tutti quanti i popoli ti lodino!
4 Q uruumuhu ha farxeen oo ha gabyeen farxad aawadeed, Waayo, dadyowga waxaad ku xukumi doontaa caddaalad, Oo quruumahana dhulkaad ugu talin doontaa. (Selaah)
Le nazioni gioiscano ed esultino, perché tu governi i popoli con giustizia, sei la guida delle nazioni sulla terra.
5 I laahow, dadyowgu ha ku ammaaneen, Dadyowga oo dhammu ha ku ammaaneen.
Ti lodino i popoli, o Dio, tutti quanti i popoli ti lodino!
6 D hulku wuxuu soo saaray midhihiisii, Waxaa ina barakayn doona Ilaah, oo ah Ilaaheenna qudhiisa.
La terra ha prodotto il suo frutto; Dio, il nostro Dio, ci benedirà.
7 I laah waa ina barakayn doonaa, Oo dhulka darafyadiisa oo dhammuna way ka cabsan doonaan isaga.
Dio ci benedirà, e tutte le estremità della terra lo temeranno.