Sabuurradii 100 ~ Salmi 100

picture

1 I nta dhulka deggan oo dhammay, Rabbiga farxad ugu qayliya.

Salmo di lode. Mandate grida di gioia al Signore, abitanti di tutta la terra!

2 R abbiga farxad ugu adeega, Oo hortiisa gabay la kaalaya.

Servite il Signore con letizia, presentatevi gioiosi a lui!

3 O gaada in Rabbigu Ilaah yahay, Waxaa ina sameeyey isaga, oo waxaynu nahay kuwiisii, Waxaynu nahay dadkiisii iyo idihii daaqsintiisa.

Riconoscete che il Signore è Dio; è lui che ci ha fatti, e noi siamo suoi; siamo suo popolo e gregge di cui egli ha cura.

4 I rdihiisa mahadnaqid la gala, Barxadihiisana ammaan. Isaga u mahadnaqa, oo magiciisa ammaana.

Entrate nelle sue porte con ringraziamento, nei suoi cortili con lode; celebratelo, benedite il suo nome.

5 W aayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, naxariistiisuna weligeed way sii waartaa, Aaminnimadiisuna tan iyo ka ab ka ab.

Poiché il Signore è buono; la sua bontà dura in eterno, la sua fedeltà per ogni generazione.