Yooxanaa 20 ~ Йоан 20

picture

1 M aalintii ugu horraysay ee toddobaadka Maryan tii reer Magdala ayaa aroortii hore xabaashii timid, intay weli gudcur ahayd, oo waxay aragtay dhagaxii oo xabaashii laga qaaday.

В първия ден на седмицата Мария Магдалина дохожда на гроба сутринта, като беше още тъмно, и вижда, че камъкът е дигнат от гроба.

2 S idaa daraaddeed way orodday oo u tagtay Simoon Butros iyo kii kale oo xerta ahaa oo Ciise jeclaa, waxayna ku tidhi, Sayidkii ayay xabaashii kala baxeen, oo garan mayno meeshay dhigeen.

Затова се затича и дохожда при Симона Петра и при другия ученик, когото обичаше Исус, и им казва: Дигнали Господа от гроба, и не знаем где са Го положили.

3 S aas aawadeed Butros iyo kii kale oo xerta ahaa ayaa baxay, oo waxay tageen xabaashii.

И тъй, Петър и другият ученик излязоха и отиваха на гроба;

4 W ay wada ordeen labadoodiiba, oo kii kale oo xerta ahaa ayaa Butros ka dheereeyey, oo uga hor maray xabaashii.

и двамата тичаха заедно, но другият ученик надвари Петра и стигна пръв на гроба.

5 M arkaasuu foororsaday, oo wuxuu arkay maryihii oo yaal, laakiinse ma uu gelin.

И като надникна, видя плащаниците сложени, но не влезе вътре.

6 H addana Simoon Butros oo daba socday baa yimid, markaasuu xabaashii galay, oo wuxuu arkay maryihii oo yaal

След него дойде Симон Петър и влезе в гроба; видя плащаниците сложени,

7 i yo maradii madaxiisa saarnayd oo aan la oollin maryihii, laakiin meel keligeed ku duudduubnayd.

и кърпата, която беше на главата Му, не сложена с плащаниците, а свита на отделно място.

8 M arkaas haddaba waxaa galay kii kale oo xerta ahaa oo hore u yimid xabaashii, wuuna arkay oo rumaystay.

Тогава влезе другият ученик, който пръв стигна на гроба; и видя и повярва.

9 W aayo, weli Qorniinka ma ay garan inay tahay inuu kuwa dhintay ka soo sara kaco.

Защото още не бяха разбрали писанието, че Той трябваше да възкръсне от мъртвите.

10 H addaba xertii ayaa mar kale guryahoodii ku noqotay. Ciise Wuxuu U Muuqday Maryan Tii Reer Magdala

И тъй, учениците се върнаха пак у тях си.

11 L aakiin Maryan ayaa xabaashii dibaddeeda taagnayd iyadoo ooyaysa. Haddaba intay ooyaysay bay xabaashii ku foororsatay.

А Мария стоеше до гроба отвън и плачеше; и така, като плачеше надникна в гроба,

12 W axayna aragtay laba malaa'igood oo dhar cadcad xidhan oo fadhiya meesha meydka Ciise oolli jiray, mid madaxa, midna cagaha.

и вижда два ангела в <бели> дрехи седнали там гдето бе лежало Исусовото тяло, един откъм главата, и един откъм нозете.

13 O o waxay ku yidhaahdeen, Haweenay yahay, maxaad u ooyaysaa? Markaasay ku tidhi, Waxaan u ooyayaa, Sayidkaygii bay qaadeen, oo garanna maayo meeshay dhigeen.

И те й казват: Жено, защо плачеш? Казва им: Защото дигнали Господа мой, и не знам где са Го положили.

14 M arkay sidaa ku tidhi ayay dib u jeesatay oo ay aragtay Ciise oo taagan, mana ay garanaynin inuu Ciise yahay.

Като рече това, тя се обърна назад и видя Исуса, че стои, но не позна, че беше Исус.

15 M arkaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Haweenay yahay, Maxaad u ooyaysaa? Kumaad doondoonaysaa? Iyadoo u malaynaysa inuu yahay ninkii beerta ka shaqaynayay waxay ku tidhi, Adeerow, haddaad isagii halkan ka qaadday, ii sheeg meeshaad dhigtay, anna waan ka soo qaadan doonaaye.

Казва й Исус: Жено, защо плачеш? кого търсиш? Тя, като мислеше, че е градинарят, казва Му: Господине, ако ти си го изнесъл, кажи ми где си Го положил, и аз ще Го дигна.

16 C iise wuxuu ku yidhi, Maryamay. Markaasay jeesatay oo afka Cibraaniga ku tidhi, Rabbooni, ee ah Macallimow.

Казва й Исус: Марийо! Тя се обърна и Му рече на еврейски: Равуни! което значи, Учителю!

17 C iise ayaa ku yidhi, Ha i taaban, waayo, weli kor uguma aan tegin Aabbaha, laakiin u tag walaalahay oo ku dheh, Wuxuu yidhi, Waxaan kor ugu tegayaa Aabbahay oo ah Aabbihiin, Ilaahay oo ah Ilaahiin.

Казва й Исус: Не се допирай до Мене, защото още не съм се възнесъл при Отца; но иди при братята Ми и кажи им: Възнасям се при Моя Отец и вашия Отец, при Моя Бог и вашия Бог.

18 M aryan tii reer Magdala ayaa timid oo xertii ku tidhi, Waxaan arkay Sayidkii, oo waxay u sheegtay inuu waxyaalahaas iyada ku yidhi. Ciise Wuxuu Muuqday Rasuulladii

Мария Магдалина дохожда и известява на учениците, че видяла Господа, и че Той й казал това.

19 H addaba maalintaas markay makhribkii ahayd, ayaantii u horraysay ee toddobaadka, oo ay albaabbadu xidhnaayeen meeshay xertu joogtay cabsida ay Yuhuudda ka cabsadeen aawadeed, ayaa Ciise yimid oo isdhex taagay, oo wuxuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto.

А вечерта на същия ден, първия на седмицата, когато вратата на <стаята>, гдето бяха учениците, беше заключена поради страха от юдеите, Исус дойде, застана посред, и каза им: Мир вам!

20 O o markuu waxaas yidhi, wuxuu iyagii tusay gacmihiisii iyo dhinaciisii. Sidaa daraaddeed xertii waa ku farxeen markay Sayidkii arkeen.

И като рече това, показа им ръцете и ребрата Си. И зарадваха се учениците като видяха Господа.

21 H addaba Ciise ayaa mar kale ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto. Sida Aabbuhu ii soo diray ayaan anna idiin dirayaa.

И Исус пак им рече: Мир вам! Както Отец изпрати Мене, така и Аз изпращам вас.

22 O o markuu waxaas yidhi ayuu ku neefsaday oo ku yidhi, Aqbala Ruuxa Quduuskaa.

И като рече това, духна върху тях и им каза: Приемете Светия Дух.

23 N in alla ninkaad dembiyadiisa cafidaan way cafiyan yihiin, nin alla ninkaad dembiyadiisa ku celisaan way ceshan yihiin. Ciise Wuxuu U Muuqday Toomas

На които простите греховете, простени им са, на които задържите задържани са.

24 L aakiin Toomas mid laba iyo tobanka ka mid ah oo Didumos la odhan jiray lama joogin markuu Ciise yimid.

А Тома, един от дванадесетте наречен Близнак, не беше с тях, когато дохожда Исус.

25 H addaba xertii kale ayaa ku tidhi, Waxaannu aragnay Sayidkii. Laakiin wuxuu ku yidhi, Haddaanan gacmihiisa ku arkin calaamadii musmaarrada, oo aanan fartayda gelin nabarkii musmaarrada, oo aanan gacantayda gelin dhinaciisa, rumaysanba maayo.

Затова другите ученици му казаха: Видяхме Господа. А той им рече: Ако не видя на ръцете Му раните от гвоздеите, и не туря ръката си в ребрата Му, няма да повярвам.

26 O o siddeed maalmood dabadeed xertiisii gudaha ayay mar labaad wada joogeen, oo Toomasna waa la joogay. Markaasaa Ciise yimid, albaabbadii oo xidhan, oo intuu isdhex taagay ayuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto.

И подир осем дни учениците Му пак бяха вътре, и Тома с тях. Исус дохожда, като беше заключена вратата, застана насред, и рече: Мир вам!

27 M arkaasuu Toomas ku yidhi, Fartaada keen oo arag gacmahayga, oo gacantaadana keen oo geli dhinacayga, oo ha rumaysad la'aanin laakiin rumayso.

Тогава каза на Тома: Дай си пръста тука и виж ръцете Ми, и дай ръката си и тури я в ребрата Ми; и не бъди невярващ, а вярващ.

28 T oomas ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Rabbigay iyo Ilaahayow.

Тома в отговор Му рече: Господ мой и Бог мой!

29 M arkaasaa Ciise ku yidhi, Waad i aragtay, taas aawadeed ayaad rumaysatay. Waxaa barakaysan kuwa aan i arag ee rumaystay. Sababtii Loo Qoray Injiilkan

Исус му казва: Понеже Ме видя,, ти повярва, блажени ония, които, без да видят, са повярвали.

30 H addaba waxaa Ciise ku sameeyey xertii hortooda calaamooyin kale oo badan oo aan ku qorrayn kitaabkan.

А Исус извърши пред учениците още много други знамения, които не са вписани в тая книга.

31 L aakiin waxyaalahan waxaa loo qoray inaad rumaysataan inuu Ciise yahay Masiixa, Wiilka Ilaah, iyo inaad nolosha ku lahaataan magiciisa idinkoo rumaysanaya.

А тия са написани за да повярвате, че Исус е Христос, Божият Син, и, като вярвате, да имате живот в Неговото име.