1 K uwanu waa erayadii axdigii Rabbigu Muuse ku amray, oo uu reer binu Israa'iil kula dhigtay dalkii reer Moo'aab, oo aan ahayn axdigii uu iyaga kula dhigtay Buur Xoreeb.
Ето думите на завета, който Господ заповяда на Моисея да направи с израилтяните в Моавската земя, освен завета, който направи с тях в Хорив.
2 M arkaasaa Muuse u wada yeedhay reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Idinku waad wada aragteen wixii Rabbigu markaad Masar joogteen hortiinna ku sameeyey Fircoon iyo addoommadiisii oo dhan iyo dalkiisii oo dhan,
Моисей повика целия Израил и им каза: Вие видяхте всичко що направи Господ пред очите ви в Египетската земя, на Фараона и на всичките му слуги, и на цялата му земя;
3 k uwaas oo ahaa jirrabyadii waaweynaa oo indhihiinnu arkeen, iyo calaamooyinkii iyo yaababkii waaweynaa,
големите изпитни, които очите ти видяха, знаменията и ония големи чудеса;
4 l aakiinse Rabbigu ilaa maantadan la joogo idinma siin qalbi wax garta iyo indho wax arka iyo dhego wax maqla toona.
но до тоя ден Господ не ви даде сърце за да разбирате, очи за да виждате и уши за да слушате.
5 O o anigu intii afartan sannadood ah ayaan cidlada idinku dhex kexeeyey, oo dharkiinnii korkiinna kuma duugoobin, kabihiinniina cagihiinna kuma dhammaanin.
А Аз ви дадох за четиридесет години по пустинята, <през което време> дрехите ви не овехтяха на вас, и обущата ни на един от вас не овехтяха на ногата ти,
6 I dinku ma aydaan cunin kibis, mana aydaan cabbin khamri ama wax lagu sakhraamo toona si aad u garataan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahiinna ah.
хляб не ядохте, и вино и спиртни пития не пихте, за да знаете, че Аз съм Господ вашият Бог.
7 O o markaad meeshan timaadeen waxaa inagu soo baxay Siixon oo ahaa boqorkii Xeshboon iyo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, oo innana waynu laynay.
И когато дойдохте на това място есевонският цар Сион и васанският цар Ог излязоха против нас на бой; а ние ги поразихме,
8 O o dalkoodiina intaan qaadannay ayaan dhaxal u siinnay reer Ruubeen iyo reer Gaad iyo qabiilkii reer Manaseh badhkood.
завладяхме земята им, и я дадохме за наследство на рувимците, на гадците и на половината от Манасиевото племе.
9 H addaba erayada axdigan xajiya oo yeela inaad ku liibaantaan wax alla wixii aad samaysaan.
Пазете, прочее, думите на тоя завет и изпълнявайте ги, за да успявате във всичко що правите.
10 M aanta dhammaantiin waxaad hor taagan tihiin Rabbiga Ilaahiinna ah. Waxaa wada jooga madaxdiinnii, iyo qabiilooyinkiinnii, iyo odayaashiinnii, iyo saraakiishiinnii, iyo xataa nimankii reer binu Israa'iil oo dhan,
Днес вие всички стоите пред Господа вашия Бог, - началниците на племената ви, старейшините ви, надзирателите ви, всичките Израилеви мъже,
11 i yo dhallaankiinnii, iyo naagihiinnii, iyo qariibkiinnii xeryihiinna ku dhex jira, xataa kan geedaha idiin jara iyo kan biyaha idiin dhaansha,
чадата ви, жените и чужденецът, който е всред стана ти, от дървосечеца ти до водоносеца ти, -
12 i naad gashaan axdiga Rabbiga Ilaahiinna ah iyo dhaarta Rabbiga Ilaahiinna ahu uu maanta idinla dhiganayo,
за да встъпиш в завета на Господа твоя Бог и в клетвата, която Господ твоят Бог прави днес с тебе,
13 i nuu maanta dad idinka dhigto iyo inuu Ilaah idiin noqdo, siduu idiin sheegay oo uu ugu dhaartay awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub.
за да те утвърди днес за Свои люде, и Той да ти бъде Бог, според както ти е рекъл и както се е клел на бащите ти, на Авраама, на Исаака и на Якова.
14 O o idinka keligiinna idinla dhigan maayo axdigan iyo dhaartan,
И аз не правя тоя завет и тая клетва само с вас,
15 l aakiinse waxaan la dhiganayaa ka maanta inala taagan halkan Rabbiga Ilaaheenna ah hortiisa, iyo ka aan maanta halkan inala taagnaynba,
но <както> с ония, които днес стоят тук с нас пред Господа нашия Бог, <така> и с ония, които днес не са тук с нас;
16 ( waayo, waad ogtihiin sidaan Masar ku dhex degganaan jirnay iyo sidaan u soo dhex marnay quruumihii aad ka soo dhex gudubteen,
(защото вие знаехте как живеехме в Египетската земя, и как минахме всред народите през които пропътувахме;
17 w aanad aragteen waxyaalahoodii karaahiyada ahaa iyo sanamyadoodii ahaa qoryaha, iyo dhagaxa, iyo lacagta, iyo dahabka, oo iyaga dhex yiil,)
и видяхме мерзостите им, и дървените им и каменни, сребърни и златни кумири, които са между тях);
18 w aaba intaasoo uu dhexdiinna ku jiraa nin, ama naag, ama reer, ama qabiil, qalbigiisu maanta uga sii jeestay Rabbiga Ilaaheenna ah inuu u adeego quruumahaas ilaahyadooda, oo waaba intaasoo uu idinku dhex jiraa xidid dhalaa xammeeti iyo dacar,
тъй щото да няма между вас мъж или жена, семейство или племе, чието сърце да се отклонява днес от Господа нашия Бог, за да иде да служи на боговете на ония народи; тъй щото да няма между вас корен, който да ражда отрова и пелин,
19 o o ay noqon doontaa markuu maqlo habaarkan erayadiisa inuu isagu qalbigiisa ka ducaysto oo isyidhaahdo, Nabad baan heli doonaa, in kastoo aan ku socday madaxadayggayga inaan sakhraannimo ku harraadbeelo.
та, когато чуе думите на тая клетва, да ласкае себе си в сърцето си и да рече: Аз ще имам мир, ако и да ходя с упорито сърце и притурям пиянство на жаждата.
20 R abbigu ninkaas saamixi maayo, laakiinse Rabbiga cadhadiisa iyo masayrkiisa ayaa ninkaas ku kululaan doona, oo inkaarta kitaabkan ku qoran oo dhammuna isagay saarnaan doontaa, oo Rabbiguna magiciisa wuu ka tirtiri doonaa inta samada ka hoosaysa oo dhan.
Бог няма да се умилостиви на него, но изведнъж гневът на Господа и ревнивостта Му ще пламнат против тоя човек; и всяка проклетия, която е написана в тая книга, ще падне на него, и Господ ще изличи името му под небето.
21 O o Rabbigu wuxuu isaga qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan uga dhex sooci doonaa inuu belaayo ugu dejiyo siday yihiin dhammaan inkaaraha axdiga ee ku qoran kitaabkan sharciga.
Господ ще го отдели от всичките Израилеви племена за погибел, според всичките проклетии на завета написан в тая книга на закона.
22 O o qarniga soo socda oo ah carruurtiinna dabadiin kici doonta, iyo shisheeyaha dal fog ka iman doonaaba markay arkaan dalkaas belaayadiisa iyo cudurrada Rabbigu ku riday,
А идещото поколение, чадата ви, които ще настанат подир вас, и чужденецът, който дойде от далечна земя, когато видят язвите <нанесени> на оная земя и болестите, с които Господ я е направил да боледува, ще кажат:
23 i yo in dalka oo dhammu yahay baaruud, iyo cusbo, iyo meel guban, oo aan waxba lagu beerin, aanna dhalin, oo aan cawsna ka bixin innaba sidii markii la afgembiyey Sodom iyo Gomora, iyo Admaah iyo Seboyim oo Rabbigu ku afgembiyey cadhadiisa iyo xanaaqiisa,
Цялата земя е изгорена със сяра и със сол, та нито се сее нито произраства, и никаква трева не никне на нея, както при съсипването на Содом и Гомор, на Адама и Севоим, които Господ съсипа в гнева Си и в яростта Си.
24 m arkaasay quruumaha oo dhammu odhan doonaan, Rabbigu muxuu dalkan sidaas ugu galay? Oo kulaylka xanaaqan weyn micnihiisu waa maxay?
Всичките, народи ще кажат: Защо направи Господ така на тая земя? Що значи яростта на тоя голям гняв?
25 M arkaasaa dadku waxay odhan doonaan, Maxaa yeelay, iyagu waxay ka tageen axdigii uu Rabbiga ah Ilaaha awowayaashood la dhigtay markuu ka soo bixiyey dalkii Masar,
Тогава ще <им> думат: Защото оставиха завета на Господа Бога на бащите си, който Той направи с тях, когато ги изведе из Египетската земя,
26 o o intay tageen ayay u adeegeen oo caabudeen ilaahyo kale oo ayan aqoon, isaguna uusan siin,
и отидоха та служиха на други богове и им се поклониха, богове, които не знаеха, и които Той не бе им дал, -
27 o o sidaas daraaddeed ayaa Rabbigu ugu xanaaqay dalkan, inuu ku soo dejiyo kulli inkaarta kitaabkan ku qoran oo dhan.
за това пламна яростта на Господа против тая земя, за да докара на нея всичките проклетии, които са написани в тая книга.
28 O o Rabbigu dhulkoodii ayuu kaga rujiyey cadho iyo xanaaq iyo dhirif weyn, oo wuxuu ku dhex tuuray dal kaleeto siday maantadan tahay.
И Господ ги изкорени от земята им с гняв, с ярост и с голямо негодувание, и ги хвърли в друга земя където са днес.
29 W axyaalaha qarsoon waxaa iska leh Rabbiga Ilaaheenna ah, laakiinse waxyaalaha la muujiyey waxaa iska leh innaga iyo carruurteenna weligeenba inaan sharcigan erayadiisa oo dhan yeelno.
Скритото принадлежи на Господа нашия Бог, а откритото принадлежи на нас и на чадата ни до века, за да изпълняваме всичките думи на тоя закон.