1 M arkaasaa Bilaatos haddaba Ciise watay oo karbaashay,
Тогава Пилат взе Исуса и го би.
2 a skartiina taaj ayay qodxan uga taxeen, oo madaxiisay saareen, oo waxay u geliyeen dhar guduudan.
И войниците сплетоха венец от тръни, наложиха го на главата Му, и като Му облякоха морава дреха,
3 M arkaasay u yimaadeen oo ku yidhaahdeen, Nabad Boqorka Yuhuuddow, wayna dharbaaxeen.
приближиха се при Него и казваха: Здравей, царю юдейски! и удряха Му плесници.
4 B ilaatos haddana dibadduu u baxay oo ku yidhi iyaga, Eega, isagaan idiin soo bixinayaa inaad ogaataan inaanan eed ku helin.
Тогава Пилат пак излезе вън и каза им: Ето, извеждам ви Го вън за да познаете, че не намирам никаква вина в Него.
5 C iise haddaba ayaa dibadda u soo baxay isagoo sita taajkii qodxanta ahaa iyo dharkii guduudnaa, oo Bilaatos ayaa ku yidhi iyaga, Bal eega ninka.
Исус, прочее, излезе вън носещ трънения венец и моравата дреха. <Пилат> им казва: Ето човекът!
6 S idaa daraaddeed markii wadaaddadii sare iyo saraakiishii arkeen, ayay qayliyeen iyagoo leh, Iskutallaabta ku qodob, iskutallaabta ku qodob. Bilaatos ayaa ku yidhi, Idinku wata, oo iskutallaabta ku qodba, waayo, anigu eed kuma aan heline.
А като Го видяха главните свещеници и служители извикаха, казвайки: Разпни Го! разпни Го! Пилат им каза: Вземете Го вие и разпнете Го; защото аз не намирам вина в Него.
7 Y uhuuddii ayaa ugu jawaabtay, Sharci baannu leennahay, sharcigaas xaggiisana waa inuu dhinto, waayo, wuxuu iska dhigay Wiilka Ilaah.
Юдеите му отговориха: Ние си имаме закон и по тоя закон Той трябва да умре, защото направи Себе Си Божий Син.
8 H addaba Bilaatos markuu hadalkaas maqlay, aad buu u sii baqay,
А Пилат като чу тая дума още повече се уплаши.
9 o o haddana wuxuu galay guriga taliyaha oo ku yidhi Ciise, Xaggee baad ka timid? Laakiin Ciise jawaabna uma uu celinin.
И пак влезе в преторията и каза на Исуса: Ти от къде си? А Исус не му даде отговор.
10 S idaa daraaddeed Bilaatos ayaa ku yidhi, Miyaanad ila hadlayn? Miyaanad ogayn inaan leeyahay amar aan kugu sii daayo iyo amar aan iskutallaabta kugu qodbo?
Затова Пилат Му казва: На мене ли не говориш? Не знаеш ли че имам власт да Те пусна, и имам власт да Те разпна?
11 C iise ayaa ugu jawaabay, Amarna iguma aad lahaateen haddaan xagga sare lagaa siin. Sidaa daraaddeed kii ii soo kaa gacangeliyey ayaa kaa dembi weyn.
Исус му отговори: Ти не би имал никаква власт над Мене, ако не бе ти дадено от горе; затова, по-голям грях има оня, който Ме предаде на тебе.
12 T aas dabadeed Bilaatos wuxuu doonayay inuu sii daayo, laakiin Yuhuuddii ayaa qaylisay iyagoo leh, Haddaad ninkan sii daysid, Kaysar saaxiibkiis ma ihid. Nin kasta oo boqor iska dhigaba, wuxuu ku caasiyaa Kaysar.
Поради това Пилат търсеше начин да Го пусне; юдеите, обаче, викаха, казвайки: Ако пуснеш Тогова, не си Кесарев приятел; всеки, който прави себе си цар, е противник на Кесаря.
13 H addaba Bilaatos markuu hadalladaas maqlay, ayuu Ciise dibadda u soo saaray, oo wuxuu ku fadhiistay kursiga xukumaadda, meesha la yidhaahdo Sallaxa Dhagaxa ah oo af Cibraanigana lagu yidhaahdo Gabbata.
А Пилат, като чу тия думи, изведе Исуса вън и седна на съдийския стол, на мястото наречено Каменно настлание, а по еврейски, Гавата.
14 H addaba waxay ahayd Maalintii Diyaargarayskii Kormaridda, abbaaraha saacaddii lixaad. Oo wuxuu Yuhuudda ku yidhi, Bal eega boqorkiinna.
Беше денят на приготовление за пасхата, около шестия час; и той казва на юдеите: Ето вашият цар!
15 S idaa daraaddeed waxay ku qayliyeen, Kaxee, kaxee, iskutallaabta ku qodob. Markaasaa Bilaatos wuxuu ku yidhi, Boqorkiinna miyaan iskutallaabta ku qodbaa? Wadaaddadii sare ayaa ugu jawaabay, Boqor ma lihin Kaysar maahee. Ciise Waa Lagu Qodbay Iskutallaabta
А те извикаха: Махни <Го>! махни! разпни Го! Пилат им казва: Вашия цар ли да разпна? Главните свещеници отговориха: Нямаме друг цар освен Кесаря.
16 M arkaasuu haddaba u dhiibay in iskutallaabta lagu qodbo.
Затова той им Го предаде да бъде разпнат.
17 W ayna kaxeeyeen Ciise. Markaas isagoo sita iskutallaabta ayuu u kacay meeshii Dhakada la yidhaahdo, oo af Cibraaniga lagu odhan jiray Golgota,
И така, взеха Исуса; и Той сам носейки кръста Си излезе; и дойде на мястото наречено Лобно, което по еврейски се казва Голгота,
18 m eeshaasay iskutallaabaha ku qodbeen isaga iyo laba kale, midba gees, Ciisena dhexda.
гдето Го разпнаха, и с Него други двама, от едната и от другата страна, а Исус посред.
19 B ilaatosna wax buu qoray oo ku dhejiyey iskutallaabta dusheeda, waxaana ku qorraa, CIISIHII REER NAASARED, BOQORKA YUHUUDDA.
А Пилат написа и надпис, който постави над <Него> на кръста. А писаното бе: Исус Назарянин, юдейският цар.
20 H addaba Yuhuudda badideed ayaa qorniinkaas akhriday, waayo, meeshii Ciise iskutallaabta lagaga qodbay waa u dhowayd magaalada, oo qorniinkii wuxuu ku qorraa af Cibraaniga iyo af Roomaaniga iyo af Gariigga.
Тоя надпис прочетоха мнозина от юдеите, защото мястото гдето разпнаха Исуса беше близо до града, и написаното бе на еврейски, на латински и на гръцки.
21 S idaa daraaddeed wadaaddadii sare oo Yuhuudda waxay Bilaatos ku yidhaahdeen, Ha qorin, Boqorka Yuhuudda, laakiin qor, Kanaa yidhi, Waxaan ahay Boqorka Yuhuudda.
А юдейските главни свещеници казаха на Пилата: Недей писа: юдейски цар, но - Самозваният юдейски цар.
22 B ilaatos ayaa ugu jawaabay, Waxaan qoray ayaan qoray.
Пилат отговори: Каквото писах, писах.
23 H addaba askartii markay Ciise iskutallaabta ku qodbeen, dharkiisay qaateen oo ay afar meelood ka dhigeen, askari waliba meel buu qaatay, khamiiskiina way qaateen. Khamiiskii meella kama tollayn dusha iyo hoosta.
А войниците като разпнаха Исуса, взеха дрехите Му и ги разделиха на четири дяла, на всеки войник по един дял; взеха и дрехата. А дрехата не беше шита, а изтъкана цяла от горе <до долу>;
24 S idaa daraaddeed waxay isku yidhaahdeen, Yeynan kala jeexin, laakiin aan u saami ridanno kii heli doona, inuu noqdo Qorniinka oo leh, Iyagu waxay qaybsadeen dharkaygii. Khamiiskaygiina way u saami riteen. Haddaba waxyaalahaas askartii baa samaysay.
затова те рекоха помежду си: Да не я раздираме, а да хвърлим жребие за нея чия да бъде; за да се изпълни написаното, което казва: - "Разделиха си дрехите Ми, И за облеклото Ми хвърлиха жребие". Войниците, прочее, сториха това.
25 W axaa Ciise iskutallaabtiisa ag taagnaa hooyadiis, iyo habaryartiis, Maryan afadii Kaloobaas, iyo Maryan tii reer Magdala.
А при кръста на Исуса стояха майка Му, и сестрата на майка Му, Мария Клеопова и Мария Магдалина.
26 S idaa daraaddeed Ciise markuu arkay hooyadiis iyo kii xerta ahaa oo uu jeclaa oo ag taagan, ayuu hooyadiis ku yidhi, Islaan yahay, waa kaa wiilkaagii.
А Исус, като видя майка Си и ученика, когото обичаше, който стоеше близо, каза на майка Си: Жено, ето син ти!
27 M arkaasuu kii xerta ahaana ku yidhi, Waa taa hooyadaa. Oo saacaddaas dabadeed kii xerta ahaa ayaa gurigiisii u kaxeeyey. Ciise Waa Dhintay
После каза на ученика: Ето майка ти! И от онзи час ученикът я прибра у <дома си>.
28 M arkaas dabadeed Ciise isagoo garanaya wax kasta inay dhammaadeen, in Qorniinku ahaado, ayuu yidhi, Waan harraadsanahay.
След това, Исус, като знаеше, че всичко вече е свършено, за да се сбъдне писанието рече: Жаден съм.
29 M arkaas waxaa meeshaas yiil weel khal ka buuxo. Sidaa daraaddeed geed isbonji la yidhaahdo bay khalkii ka buuxiyeen, markaasay kor saareen geed husob la yidhaahdo oo afkiisa ku dhoweeyeen.
А като беше сложен там съд пълен с оцет, натъкнаха на исопова <тръст> една гъба натопена в оцет, и я поднесоха до устата Му.
30 H addaba markii Ciise khalkii qaatay ayuu yidhi, Waa dhammaatay, markaasuu madaxa foororshay oo ruuxii bixiyey. Ciise Waa La Wareemay; Dabadeedna Waa La Aasay
А Исус като прие оцета рече: Свърши се, и наведе глава, и предаде дух.
31 S idaa daraaddeed Yuhuuddii, inaan meydadku sabtida iskutallaabaha sii saarnaan, waxay Bilaatos ka baryeen in lugaha laga jebiyo oo meydadka la qaado, waayo, waxay ahayd Maalintii Diyaargarayska, oo maalinta sabtidaas waxay ahayd maalin weyn.
И понеже беше Приготвителният ден, то, за да не останат телата на кръста в съботата, (защото оная събота беше голям <ден>), юдеите помолиха Пилата да им се пребият пищялите, и да ги дигнат оттам.
32 H addaba askartii waa timid, oo ay lugaha ka jebiyeen kii hore iyo kii kale oo iskutallaabaha lagula qodbay isaga.
Затова дойдоха войниците и пребиха пищялите на единия и на другия, които бяха разпнати с <Исуса>.
33 L aakiin markay Ciise u yimaadeen oo ay arkeen inuu durba dhintay kama ay jebin lugihii.
Но когато дойдоха при Исуса и Го видяха вече умрял не Му пребиха пищялите.
34 L aakiin mid askartii ka mid ah ayaa dhinaca Ciise waran kaga wareemay, oo markiiba waxaa ka soo baxay dhiig iyo biyo.
Обаче, един от войниците прободе с копие ребрата Му; и веднага изтече кръв и вода.
35 O o kii arkayna wuu marag furay, maraggiisuna waa run, wuuna garanayaa inuu run sheegayo, inaad idinkuna rumaysataan.
И тоя, който видя, свидетелствува <за това>, и неговото свидетелство е вярно; и той знае, че говори истината, за да повярвате и вие.
36 W aayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo.
Защото това стана, за да се изпълни написаното: "Кост Негова няма да се строши";
37 O o Qorniin kale wuxuu leeyahay, Way arki doonaan kii ay wareemeen.
и пак на друго място писанието казва: "Ще погледнат на Него, Когото прободоха".
38 W axyaalahaas dabadeed, Yuusuf kii ahaa reer Arimataya, isagoo xer u ah Ciise laakiinse si qarsoon cabsidii uu ka cabsaday Yuhuudda aawadeed, wuxuu Bilaatos ka baryay inuu meydka Ciise qaado. Bilaatosna waa u fasaxay. Sidaa daraaddeed wuu yimid oo meydkiisii qaaday.
След това Иосиф от Ариматея, който беше Исусов ученик, но таен, поради страха от юдеите, помоли Пилата да <му позволи> да вземе Исусовото тяло; и Пилат позволи. Той, прочее, дойде та вдигна тялото Му.
39 O o waxaa kaloo yimid Nikodemos kii markii hore habeennimada u yimid, wuxuuna keenay malmal iyo cuud isku qasan oo qiyaastii boqol rodol ah.
Дойде и Никодим, който бе дохождал изпърво при Него нощем, и донесе около сто литри смес от смирна и алой.
40 H addaba waxay qaadeen meydkii Ciise oo ku duudduubeen maryo iyo dhir udgoon siday caadada aasniinta Yuhuuddu ahayd.
И тъй, взеха Исусовото тяло и Го обвиха в плащаница с ароматите, според юдейския обичай на погребване.
41 M eeshii isaga iskutallaabta lagu qodbay waxaa ku tiil beer, beerta dhexdeedana waxaa ku tiil xabaal cusub oo aan ninna weli la dhigin.
А на мястото, гдето бе разпнат, имаше градина, и в градината нов гроб, в който още никой не бе полаган.
42 H addaba Maalintii Diyaargarayska oo Yuhuudda aawadeed ayay meeshaas Ciise u dhigeen, waayo, xabaashii waa dhowayd.
Там, прочее, положиха Исуса поради юдейския Приготвителен ден; защото гробът беше наблизо.