1 O o waxaa dhacday waagii Amraafel boqorka u ahaa Shincaar, Aryoogna boqorka u ahaa Ellaasaar, Kedorlaacomerna boqorka u ahaa Ceelaam, Tidcaalna boqorka u ahaa Goyiim,
В дните на Сенаарския цар Амарфал, Еласарският цар Ариох, Еламският цар Ходологомор и Гоимският цар Тидал,
2 i nay la dirireen Berac oo boqor u ahaa Sodom, iyo Birshac oo boqor u ahaa Gomora, iyo Shinaab oo boqor u ahaa Admah, iyo Shemeeber oo boqor u ahaa Seboyim, iyo boqorkii Belac (oo iyana ahayd Socar).
тия <царе> отвориха война против Содомския цар Вера, Гоморския цар Верса, Адманския цар Сенав, Цевоимския цар Симовор и царя на Вала, (която е Сигор).
3 K uwanu waxay kulligood isugu yimaadeen Dooxo Siddiim (oo iyana ahayd Baddii Cusbada).
Всички тия се събраха в Сидимската долина (дето е <сега> Соленото Море).
4 L aba iyo toban sannadood bay Kedorlaacomer u adeegeen, markaasay sannaddii saddex iyo tobnaad ku caasiyoobeen.
Дванадесет години бяха се подчинявали на Ходологомора, а в тринадесетата въстанаха.
5 S annaddii afar iyo tobnaadna waxaa yimid Kedorlaacomer, iyo boqorradii la jiray, oo waxay reer Refaa'iim ku dileen Cashterod Qarnayim, oo reer Suusiimna waxay ku dileen Haam, oo reer Eymiimna waxay ku dileen Shaweh Qiryaatayim,
В четиринадесетата година дойдоха Ходологомор и царете, които бяха с него, та поразиха рафаимите в Астарот-карнаим, зузимите в Хам, емимите в Сави-кириатаим
6 r eer Xorna waxay ku dileen buurtoodii Seciir, iyo ilaa Aylfaaraan oo u dhowayd cidlada.
и хорейците в поляната им Сиир, до Елфаран, който е при пустинята.
7 O o way soo noqdeen, oo waxay yimaadeen Ceyn Mishfaad (oo iyana ahayd Qaadeesh), oo waxay dileen dadkii dalkii reer Camaaleq oo dhan, waxaa kale oo ay dileen reer Amor oo degganaa Hasason Tamar.
А като се върнаха, дойдоха в Ен-мишнат, (който е Кадис), и поразиха цялата страна на амаликитяните, както и амореите, които живееха в Асасон-тамар.
8 O o waxaa soo baxay boqorkii Sodom, iyo boqorkii Gomora, iyo boqorkii Admah, iyo boqorkii Seboyim, iyo boqorkii Belac (oo iyana ahayd Socar); oo waxay Dooxo Siddiim ugu diyaargaroobeen inay la dagaallamaan
Тогава Содомският цар, Гоморският цар, Адманският цар, Цевоимският цар и царят на Вала, (която е Сигор), излязоха и се опълчиха против тях на бой в Сидимската долина:
9 K edorlaacomer oo ahaa boqorkii Ceelaam, iyo Tidcaal oo ahaa boqorkii Goyiim, iyo Amraafel oo ahaa boqorkii Shincaar, iyo Aryoog oo ahaa boqorkii Ellaasaar. Waxay ahaayeen afar boqor oo shantii boqor ka gees ah.
против Еламския цар Ходологомор, Гоимския цар Тидал, Сенаарския цар Амарфал и Еласарския цар Ариох. <Имаше> четирима царе против петимата.
10 H addaba Dooxo Siddiim waxaa ka buuxay boholo waaweyn oo dhoobo ah; oo boqorradii Gomora iyo Sodom way carareen, oo halkaasay ku dhaceen, intii kalena waxay u carareen xagga buurta.
А Сидимската долина беше пълна със смолни кладенци; и Содомският и Гоморският царе, като бягаха, паднаха в тях, а останалите избягаха на бърдото.
11 O o waxay qaateen alaabtii Sodom iyo Gomora oo dhan, iyo cuntadoodii oo dhan, wayna iska tageen.
И <победителите> задигнаха всичкия имот на Содома и Гомора и всичката им храна и си отидоха.
12 O o waxaa kaloo ay la tageen Luud, oo ahaa wiilkii Aabraam walaalkiis, oo Sodom degganaa, iyo alaabtiisii oo dhan, wayna iska tageen.
Взеха и Аврамовия братанец Лот, който живееше в Содом, заедно с имота му и си отидоха.
13 O o waxaa yimid mid soo baxsaday, oo wuxuu u warramay Aabraam kii ahaa Cibraaniga isagoo ag deggan dhirtii Mamre kii ahaa reer Amor, oo Eshkol iyo Caaneer walaalkood ahaa. Kuwaasu Aabraam bay gaashaanbuur la ahaayeen.
А един от избавилите се дойде и извести <това> на евреина Аврам; той живееше при дъбовете на Амореца Мамврий, брат на Есхола и брат на Анера, които бяха Аврамови съюзници.
14 O o Aabraam markuu maqlay in walaalkiis maxbuus ahaan loola tegey ayuu soo kaxaystay raggiisii la tababbaray oo gurigiisa ku dhashay, iyagoo ah saddex boqol iyo siddeed iyo toban nin, oo wuxuu raacdo ku jiray ilaa Daan.
А като чу Аврам, че брат му бил пленен, изведе своите триста и осемнадесет обучени мъже, родени в неговия дом и гони <неприятелите> до Дан.
15 O o habeennimo ayuu raggiisii u kala qaybiyey, isaga iyo addoommadiisiiba, oo waxay laayeen colkii, oo ay raacdaysteen ilaa Xoobah, oo Dimishaq xagga bidixda ka ah.
И през нощта, той и слугите му, като се разделиха против тях, поразиха ги и ги гониха до Хова, която е от ляво на Дамаск.
16 O o alaabtii oo dhan buu soo celiyey, oo waxaa kale oo uu soo celiyey walaalkiis Luud, iyo alaabtiisii, iyo naagihii, iyo dadkiiba.
И възвърна всичкия имот, върна и брата си Лота с имота му, както и жените и людете.
17 M arkuu ka soo noqday layntii Kedorlaacomer iyo boqorradii la jiray ka dib ayaa boqorkii Sodom Aabraam kaga hor tegey Dooxo Shaweh oo ahayd Dooxadii Boqorka.
И като се върна <Аврам> от поражението на Ходологомора и на царете, които бяха с него, Содомският цар излезе да го посрещне в Савинската долина, (която е Царевата долина).
18 O o Malkisadaq oo ahaa boqorkii Saalem baa keenay cunto iyo khamri: wuxuuna ahaa wadaadkii Ilaaha ugu sarreeya.
Така и Салимският цар Мелхиседек, който беше свещеник на Всевишния Бог, изнесе хляб и вино
19 O o Aabraam buu u duceeyay, oo yidhi, Ilaaha ugu sarreeya, ee leh samada iyo dhulkaba ha barakeeyo Aabraam.
та го благослови, казвайки: Благословен да бъде Аврам от Всевишния Бог, Създател на небето и на земята;
20 A mmaan waxaa leh Ilaaha ugu sarreeya, oo cadaawayaashaadii gacantaada geliyey. Markaasaa Aabraam wuxuu isagii wax kasta ka siiyey toban meelood oo meel.
благословен и Всевишният Бог, който предаде неприятелите ти в твоята ръка. И <Аврам> му даде десетък от всичко.
21 B oqorkii Sodom wuxuu Aabraam ku yidhi, Dadka uun i sii, alaabtana adigu iska qaado.
А Содомският цар рече на Аврама: Дай ми човеците, а имота задръж за себе си.
22 L aakiin Aabraam wuxuu boqorkii Sodom ku yidhi, Gacantaydaan kor u taagay oo waxaan ku dhaartay Rabbiga, kan ah Ilaaha ugu sarreeya, ee leh samada iyo dhulka,
Но Аврам каза на Содомския цар: Аз дигнах ръката си пред Господа, Всевишния Бог, Създател на небето и на земята,
23 i naanan qaadanin miiq ama kab yeelmeheed ama wax adigu aad leedahay, waayo, waaba intaasoo aad tidhaahdaa, Anaa Aabraam hodan ka dhigaye.
и <се заклех>, че няма да взема нищо от твоето, ни конец ни ремик за обуща, да не би да речеш: Аз обогатих Аврама.
24 W axba qaadan maayo wixii ay ragga dhallinyarada ahu cuneen mooyaane, iyo qaybtii raggii i raacay. Caaneer iyo Eshkol, iyo Mamre ha qaateen qaybtooda.
<Приемам> само онова, което изядоха момците; и дела на мъжете които отидоха с мене: Анер, Есхол и Мамври - те нека вземат дела си.