1 Korintos 7 ~ 1 Коринтяни 7

picture

1 W axyaalahaad ii soo qorteen xaggooda, Waxaa nin u wanaagsan inuusan qof dumar ah taaban.

А относно това, що ми писахте: Добре е човек да се не докосва до жена.

2 L aakiin si aan loo sinaysan, nin kastaa afadiisa oo qudha ha haysto, naag kastaana ninkeeda oo qudha ha haysato.

Но, за <да се избягват> блудодеянията, нека всеки <мъж> има своя си жена, и всяка жена да има свой мъж.

3 N inku afada waxa ku qumman ha siiyo, sidaas oo kale afaduna ninka waxa ku qumman ha siiso.

Мъжът нека има с жената дължимото <към нея> сношение; подобно и жената с мъжа.

4 A fadu jidhkeeda uma taliso, laakiin ninkaa u taliya, sidaas oo kale ninku jidhkiisa uma taliyo, laakiin afadaa u talisa.

Жената не владее своето тяло, а мъжът; така и мъжът не владее своето тяло, а жената.

5 H a isdiidina, wakhti aad ku heshiisaan inaad soon iyo tukasho u goosataan mooyaane, oo aad haddana isu timaadaan, si aan Shayddaanku idiin duufin iscelinla'aantiinna aawadeed.

Не лишавайте един друг от <съпружеско сношение>, освен ако бъде по съгласие за малко време, за да се предавате на молитва, и пак бъдете заедно, да не би сатана да ви изкушава чрез вашата невъзможност да се въздържате.

6 L aakiin taas fasax ahaan ayaan u leeyahay ee amrise maayo.

Но, това казвам, като позволение, а не като заповед.

7 D e waxaan jeclaan lahaa in nimanka oo dhammu ay sidayda oo kale yihiin. Laakiin nin kastaaba hadiyad gooni ah ayuu Ilaah ka helaa, midkan sidan, kaasna sidaas.

Обаче, бих желал всичките човеци да бъдат какъвто съм аз. Но всеки има своя особен дар от Бога, един така, а друг инак.

8 L aakiin anigu waxaan kuwa aan guursan iyo carmallada laga dhintay ku leeyahay, Waa u roon tahay iyaga inay sidayda oo kale sii ahaadaan,

А на неженените и вдовиците казвам: Добро е за тях, ако си останат такива, какъвто съм и аз.

9 l aakiin hadday iscelin kari waayaan, ha guursadeen; waayo, waxaa dhaanta inay guursadaan intay guban lahaayeen.

Но, ако не могат да се въздържат, нека се женят, защото по-добре е да се женят, отколкото да се разжегват.

10 L aakiin kuwa guursaday waxaan ku amrayaa, kan amrayaa aniga ma aha laakiin waa Rabbiga, Afadu yaanay ninkeeda ka tegin.

А на жените заръчвам, и то не аз, но Господ: Жена да не оставя мъжа си;

11 L aakiin hadday ka tagto, ha iska guur la'aato ama ninkeedii ha la heshiiso; oo ninkuna yaanu afadiisa ka tegin.

(но, ако го остави, нека остане неомъжена, или нека се помири с мъжа си;) и мъж да не напуща жена си.

12 K uwa kale anigu waxaan ku leeyahay ee ma aha Rabbiga, Hadduu mid walaal ah qabo afo aan rumaysanayn, oo ayna raalli ka tahay inay la joogto, yaanu ka tegin.

А на другите казвам аз, не Господ: Ако някой брат има невярваща жена, и тя е съгласна да живее с него, да не я напуща.

13 O o afadii nin aan rumaysanayni qabo oo isna raalli ka yahay inuu la joogo, yaanay ninkeeda ka tegin.

И жена, която има невярващ мъж, и той е съгласен да живее с нея, да не напуща мъжа си.

14 W aayo, ninka aan rumaysanayni wuxuu quduus ku noqdaa xagga naagta, oo naagta aan rumaysanaynina waxay quduus ku noqotaa xagga ninka rumaysan, haddii kale carruurtiinna wasakh bay ahaan lahaayeen, laakiin haatan waa quduus.

Защото невярващият мъж се освещава чрез жената, и невярващата жена се освещава чрез брата, <своя мъж;> инак чадата ви щяха да бъдат нечисти, а сега са свети.

15 L aakiin haddii kan aan rumaysanayni tago, ha iska tago. Waxaas oo kale walaalka ama walaashu uma xidhxidhna. Ilaah wuxuu inoogu yeedhay nabad.

Но, ако невярващият напусне, нека напусне; в такива <случаи> братът или сестрата не са поробени <на брачния закон>. Бог, обаче, ни е призвал към мир.

16 W aayo, sidee baad ku garanaysaa, naag yahay, inaad ninkaaga badbaadin doonto iyo in kale? Ama sidee baad ku garanaysaa, nin yahow, inaad naagtaada badbaadin doonto iyo in kale?

Защото отгде знаеш жено, дали не ще спасиш мъжа си? или отгде знаеш мъжо, дали не ще спасиш жена си?

17 H ase ahaatee, mid kastaa ha u socdo sidii Rabbigu ugu qaybshay iyo sidii Ilaah mid kasta ugu yeedhay. Oo sidaasaan kiniisadaha oo dhan ku amraa.

Само нека всеки постъпва така, както Господ му е отделил <сили>, и всеки както Бог го е призовал; и така заръчвам по всичките църкви.

18 N in gudan ma loo yeedhay? Gudniinla'aan yaanu noqon. Nin aan gudnayn ma loo yeedhay? Yaan la gudin.

Обрязан ли е бил призован някой <във вярата>, да не крие обрязването. Необрязан ли е бил някой призован, да се не обрязва.

19 G udniintu waxba ma aha; gudniinla'aantuna waxba ma aha, laakiin waxaa waajib ah in la xajiyo qaynuunnada Ilaah.

Обрязването е нищо, и необрязването е нищо, но <важното е> пазенето на Божиите заповеди.

20 N in kastaa sidii loogu yeedhay, ha sii ahaado.

Всеки нека си остава в това звание, в което е бил призован <във вярата>.

21 M a laguu yeedhay adigoo addoon ah? Dan ha u gelin. Laakiin haddaad karayso inaad xorowdid, waa inaad aqbashid.

<В положение на> роб ли си бил призован? да те не е грижа, (но ако можеш и свободен да станеш, по-добре използувай <случая>);

22 W aayo, kii xagga Rabbiga loogu yeedhay isagoo addoon ah, wuxuu yahay ninka xorta ah ee Rabbiga, sidaas oo kalena kii isagoo xor ah loo yeedhay, wuxuu yahay addoonka Masiix.

защото, който е бил призован в Господа като роб, е свободен човек на Господа; така и който е бил призован като свободен човек, е роб на Христа.

23 Q iimo weyn baa laydinku soo iibsaday; addoommada dadka ha noqonina.

С цена сте били купени; не ставайте роби на човеци.

24 W alaalayaalow, nin kastaa sidii loogu yeedhay ha sii ahaado, isagoo Ilaah la jira.

Братя, всеки в каквото е бил призован във вярата, в него нека си остане с Бога.

25 A mar bikradaha ku saabsan kama haysto xagga Rabbiga, laakiin waxaan kula talinayaa sida mid Rabbiga naxariis ka helay inuu aamin ahaado.

Относно девиците нямам заповед от Господа; но давам мнение като един, който е получил милост от Господа да бъде верен.

26 S idaa daraaddeed waxay ila tahay dhibta haatan joogta aawadeed inay u roon tahay nin inuu sii ahaado siduu yahay.

И тъй, поради настоящата неволя, ето какво мисля за добро, че е добре за човека така да остане както си е.

27 M iyaad naag ku xidhan tahay? Ha doonin inaad ka furnaato. Miyaad naag ka furan tahay? Ha doonin naag.

Вързан ли си в жена? не търси развързване. Отвързан ли си от жена? не търси жена.

28 L aakiin haddaad guursatid ma aad dembaabin, bikraduna hadday guursato ma ay dembaabin, laakiin kuwaas oo kale xagga jidhka dhib bay ka heli doonaan, laakiin dhibtaasaan idinka celin lahaa.

Но, ако се и ожениш, не съгрешаваш; и девица, ако се омъжи, не съгрешава; но такива ще имат житейски скърби, а пък аз ви жаля.

29 L aakiin waxaan leeyahay, walaalayaalow, wakhtiga waa la soo gaabiyey, hadda kaddib kuwa naagaha qabaa ha ahaadeen sidii iyagoo aan qabin;

Това само казвам, братя, че останалото време е кратко; затова и тия, които имат жени, нека бъдат, като че нямат;

30 o o kuwa ooyaana sidii iyagoo aan ooyin, kuwa farxaana sidii iyagoo aan farxin, kuwa wax iibsadaana sidii iyagoo aan waxba lahayn;

и които плачат, като че не плачат; които се радват, като че не се радват; които купуват, като че <нищо> не притежават;

31 k uwa dunidan ku isticmaalaana, sidii iyagoo aan aad ugu isticmaalin, waayo, xaalka dunidan waa idlaanayaa.

и които си служат със света, като че не са предани на него; защото сегашното състояние {Гръцки: Образът.} на тоя свят преминава.

32 W axaan jeclaan lahaa inaad welwel la'aataan. Kii aan guursanin wuxuu u welwelaa waxyaalaha Rabbiga, siduu Rabbiga uga farxin lahaa.

А аз желая вие да бъдете безгрижни. Нежененият се грижи за това, което е Господно, как да угажда на Господа;

33 L aakiin kii guursaday wuxuu u welwelaa waxyaalaha dunida siduu afadiisa uga farxin lahaa.

а жененият се грижи за това, което е световно, как да угажда на жена си.

34 A fada iyo bikraddu waa kala duwan yihiin. Tii aan la qabinu waxay u welweshaa waxyaalaha Rabbiga si ay quduus uga ahaato xagga jidhka iyo xagga ruuxa. Tii guursatay waxay u welweshaa waxyaalaha dunida si ay ninkeeda uga farxiso.

Тъй също има разлика и между жена и девица. Неомъжената се грижи за това, което е Господно, за да бъде света и в тяло и в дух; а омъжената се грижи за това, което е световно, как да угажда на мъжа си.

35 T an waxaan idinku leeyahay waxtarkiinna aawadii ee ma aha inaan qool idin geliyo, laakiin in waxa roon la arko iyo inaad Rabbiga u adeegtaan kalajeedsadla'aan.

И това казвам за вашата собствена полза, не да ви държа с оглавник, но заради благоприличието, и за да служите на Господа без отвличане на ума.

36 N in uun hadduu u maleeyo inuu wax aan toosnayn ku falayo xagga bikraddiisa, hadday wakhtigii dhallinyaronimadeedii dhaafto oo sidaas loo baahnaado, ha sameeyo wuxuu dooni lahaa. Dembaabi maayo ee ha guursadeen.

Пак, ако някой мисли, че постъпва неприлично към <дъщеря> си девица, ако й е минала цветущата възраст, и ако трябва така да стане, нека прави каквото ще; не съгрешава, нека се женят.

37 K ii qalbigiisa ka adkaysta, isagoo aan la qasbin, laakiin nafsaddiisa u taliya, uuna qalbigiisa ka goostay inuu bikraddiisa iska sii hayo, si wanaagsan buu falaa.

Но който стои твърд в сърцето си, и не бива принуден, но има власт <да изпълни> волята си, и е решил в сърцето си да държи <дъщеря> си девицата <неомъжена>, ще направи добре.

38 S idaasna kii bikraddiisa u guuriyaa si wanaagsan ayuu falaa, iyo kii bikraddiisa aan u guurinin si ka wanaagsan ayuu falaa.

Така щото, който омъжи <дъщеря> си девицата добре прави; а който я не омъжи, ще направи по-добре.

39 N aag waxay ku xidhan tahay ninkeeda intuu nool yahay, laakiin haddii ninku dhinto, waa xor inay guursato kay doonto laakiin xagga Rabbiga oo keliya.

Жената е вързана до когато е жив мъжът й; но ако мъжът умре, свободна е да се омъжи за когото ще, само в Господа.

40 L aakiin way ka sii faraxsanaan lahayd hadday iska joogto, siday aniga ila tahay, oo anigu waxaan u malaynayaa inaan Ruuxa Ilaah leeyahay.

Но, по моето мнение, по-щастлива е, ако си остане така; а мисля, че и аз имам Божия Дух.