1 O o Rexabcaam markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa si ay dadkii Israa'iil ula diriraan oo ay boqortooyadii mar kale ugu soo celiyaan Rexabcaam.
Тогава Ровоам, като дойде в Ерусалим, събра Юдовия и Вениаминовия дом, сто и осемдесет хиляди отборни войници, за да се бият против Израиля, та дано възвърнат царството пак на Ровоама.
2 L aakiinse Shemacyaah oo nin Ilaah ahaa waxaa u yimid eraygii Ilaah oo leh,
Но Господното слово дойде към Божия човек Самаия, и рече:
3 L a hadal Rexabcaam ina Sulaymaan oo reer Yahuudah boqor u ah, iyo reer binu Israa'iilka dalka reer Yahuudah iyo kan reer Benyaamiin deggan oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa,
Говори на Ровоама Соломоновия син, Юдовия цар, и на целия Израил в Юда и във Вениамин, като речеш:
4 R abbigu wuxuu leeyahay, Waa inaydnaan kor u bixin oo aydnaan walaalihiin la diririn. Nin waluba gurigiisii ha ku noqdo, waayo, waxanu aniguu iga yimid. Sidaas aawadeed way maqleen Eraygii Rabbiga, wayna ka noqdeen Yaaraabcaam kii ay ku kaceen. Rexabcaam Oo Yahuudah Xoogeeyey
Така казва Господ: Не възлизайте, нито се бийте против братята си; върнете се всеки у дома си, защото от Мене става това нещо. И те послушаха Господните думи та се върнаха, и не отидоха против Еровоама.
5 O o Rexabcaamna wuxuu iska degganaa Yeruusaalem oo dalka Yahuudah ayuu magaalooyin qalcado leh ka dhisay.
А Ровоам, като се установи, в Ерусалим, съгради укрепени градове в Юда;
6 O o kuwuu dhisay waxay ahaayeen Beytlaxam, iyo Ceetaam, iyo Teqooca,
съгради Витлеем, Итам, Текуе,
7 i yo Beytsuur, iyo Sookoo, iyo Cadullaam,
Ветсур, Сохо, Одолам,
8 i yo Gad, iyo Maareeshaah, iyo Siif,
Гет, Мариса, Зиф,
9 i yo Adoorayim, iyo Laakiish, iyo Caseeqaah,
Адораим, Лахис, Азика,
10 i yo Sorcaah, iyo Ayaaloon, iyo Xebroon, oo dhammaantood ku yaal dalka reer Yahuudah iyo kan reer Benyaamiin, waxayna wada ahaayeen magaalooyin deyr leh.
Сарая, Еалон и Хеврон, които са укрепени градове в Юда и във Вениамин,
11 O o isagu qalcadihii ayuu xoogeeyey oo wuxuu halkaas fadhiisiyey saraakiil, wuxuuna ku kaydiyey cunto iyo saliid iyo khamri.
Укрепи <тия> крепости, и тури в тях военачалници и запаси от храна, дървено масло и вино.
12 O o magaalo kasta wuxuu dhigay gaashaammo iyo warmo, kulligoodna aad buu u xoogeeyey. Oo dalka Yahuudah iyo dalka Benyaamiinna isagaa iska lahaa.
Още във всеки град <тури> щитове и копия, и укрепи ги твърде много. Така Юда и Вениамин останаха под него.
13 O o wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi oo reer binu Israa'iil dhex joogay oo dhammuna isagay uga yimaadeen meelahoodii oo dhan.
И всичките свещеници и левити, които бяха в Израил, се събраха при него от всичките си краища.
14 W aayo, reer Laawi way ka soo kaceen degmooyinkoodii iyo hantidoodiiba oo waxay yimaadeen dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalem, waayo, Yaaraabcaam iyo wiilashiisii ayaa iyaga eryay si ayan Rabbiga ugu samayn shuqulkii wadaadnimada.
Защото левитите оставиха пасбищата си и притежанията си та дойдоха в Юда и в Ерусалим; понеже Еровоам и синовете му бяха ги изпъдили, за да не свещенодействуват Господу,
15 O o isagu wuxuu wadaaddo u doortay meelihii sarsare iyo orgiyadii iyo weylihii uu isagii sameeyey.
и <Еровоам> беше си поставил жреци за високите места, за бесовете и за телетата, които бе направил.
16 O o dabadoodna qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan in alla intii qalbigooda ku qabata inay doondoonaan Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil waxay iman jireen Yeruusaalem inay allabari u bixiyaan Rabbiga ah Ilaaha awowayaashood.
И след тях, колкото души от всичките Израилеви племена утвърдиха сърцата си да търсят Господа Израилевия Бог, дойдоха в Ерусалим за да жертвуват на Господа Бога на бащите си.
17 M arkaasay xoogeeyeen boqortooyadii dalka Yahuudah, oo intii saddex sannadood ah ayay xoogeeyeen Rexabcaam ina Sulaymaan, waayo, saddex sannadood ayay ku socdeen jidkii Daa'uud iyo kii Sulaymaanba. Reerkii Rexabcaam
Така за три години те подкрепяха Юдовото царство и поддържаха Ровоама Соломоновия син; защото три години ходеха в пътя на Давида и на Соломона.
18 O o Rexabcaam wuxuu guursaday Maxalad oo ay dhaleen Yeriimood ina Daa'uud iyo Abiixayil oo ahayd ina Elii'aab ina Yesay,
И Ровоам си взе за жена Маелетя, дъщеря на Давидовия син Еримот, и Авихаила, дъщеря на Есеевия син Елиав,
19 o o iyana waxay isagii u dhashay wiilal, waana Yecuush, iyo Shemaryaah, iyo Saham.
която му роди синове: Еуса, Самария и Заама.
20 O o iyada dabadeedna wuxuu guursaday Macakaah oo ahayd ina Absaaloom, oo waxay isagii u dhashay Abiiyaah, iyo Catay, iyo Siisaa, iyo Shelomiid.
А подир нея взе Авия, Атай, Зиза и Селомита.
21 O o Rexabcaamna wuxuu naagihiisii iyo addoommihiisaba ka sii jeclaaday Macakaah oo ahayd ina Absaaloom, (waayo, wuxuu guursaday siddeed iyo toban naagood iyo lixdan addoommo ah, oo wuxuuna dhalay siddeed iyo labaatan wiil iyo lixdan gabdhood.)
И Ровоам възлюби Мааха Авесаломовата дъщеря повече от всичките си жени и наложници: (защото взе осемнадесет жени и шестдесет наложници, и роди двадесет и осем сина и шестдесет дъщери);
22 O o Rexabcaamna wuxuu madax ka dhigay Abiiyaah oo ay dhashay Macakaah, kaasoo walaalihiis amiir ka dhex ahaa, waayo, wuxuu damacsanaa inuu isaga boqor ka dhigo.
и Ровоам постави Маахиния син Авия за княз да началствува над братята си, защото <мислеше> да го направи цар.
23 O o wuxuu u macaamilooday si caqli ah, oo wiilashiisii oo dhanna wuu ku kala firdhiyey magaalooyinkii deyrka lahaa ee dalkii reer Yahuudah iyo kii reer Benyaamiin oo dhan, oo iyagii wuxuu siiyey cunto badan. Wuxuuna u doondoonay naago badan.
И постъпваше разумно, като разпръсна всичките си синове, <по неколцина> във всеки укрепен град, по всичките Юдови и Вениаминови земи, и даваше им изобилна храна. И <за тях> потърси много жени.