Matayos 4 ~ Mateo 4

picture

1 G oortaasaa Ruuxu Ciise cidlada u kaxeeyey in Ibliisku jirrabo.

Entonces Jesús fue llevado por el Espíritu (Santo) al desierto para ser tentado (puesto a prueba) por el diablo.

2 O o goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa, ayuu dabadeed gaajooday.

Después de haber ayunado cuarenta días y cuarenta noches, entonces tuvo hambre.

3 M arkaasaa duufiyihii u yimid oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, dhagaxyadan ku dheh, Kibis noqda.

Y acercándose el tentador, Le dijo: “Si eres Hijo de Dios, ordena que estas piedras se conviertan en pan.”

4 L aakiin wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa qoran tahay, Dadku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan, laakiin waa inuu eray walba oo afka Ilaah ka soo baxa ku noolaado.

Pero Jesús le respondió: “Escrito está: ‘ No solo de pan vivira el hombre, sino de toda palabra que sale de la boca de Dios.’”

5 M arkaasaa Ibliisku magaaladii quduuska ahayd geeyey, wuxuuna saaray munaaraddii macbudka

Entonces el diablo Lo llevó a la ciudad santa, y Lo puso sobre el pináculo del templo,

6 o o ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, hoos isu tuur, waayo, waa qoran tahay, Malaa'igihiisa ayuu amri doonaa, Oo gacmahooda ayay sare kuugu qaban doonaan, Inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin.

y Le dijo: “Si eres Hijo de Dios, lánzate abajo, pues escrito está: ‘A Sus angeles Te encomendara,’ Y: ‘ En las manos Te llevaran, no sea que Tu pie tropiece en piedra.’”

7 C iise wuxuu ku yidhi, Haddana waa qoran tahay, Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin.

Jesús le contestó: “También está escrito: ‘ No tentaras (No pondras a prueba ) al Señor tu Dios.’”

8 H addana Ibliiskii ayaa buur aad u dheer geeyey, wuxuuna tusay boqortooyooyinka dunida oo dhan iyo ammaantooda.

Otra vez el diablo Lo llevó a un monte muy alto, y Le mostró todos los reinos del mundo y la gloria de ellos,

9 W uxuuna ku yidhi, Waxyaalahan oo dhan waan ku siinayaa haddaad sujuuddid oo i caabuddid.

y Le dijo: “Todo esto Te daré, si Te postras y me adoras.”

10 M arkaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Shayddaan yahow, bax, waayo, waa qoran tahay, Waa inaad caabuddo Rabbiga Ilaahaaga ah oo waa inaad isaga keliya u adeegto.

Entonces Jesús le dijo: “¡Vete, Satanás! Porque escrito está: ‘ Al Señor tu Dios adoraras, y solo a El serviras (rendirás culto).’”

11 M arkaasaa Ibliiskii ka tegey, oo waxaa u yimid malaa'igo, wayna u adeegeen. Ciise Wuxuu Degay Kafarna'umtii Galili

El diablo entonces Lo dejó; y al instante, unos ángeles vinieron y Le servían. Jesús Va a Galilea

12 M aarkuu maqlay in Yooxanaa la qabtay, ayuu Galili ku leexday,

Cuando Jesús oyó que Juan había sido encarcelado, regresó a Galilea.

13 o o intuu Naasared ka tegey, wuxuu yimid oo degay Kafarna'um, tan badda agteeda ahayd oo ku jirtay soohdimaha Sebulun iyo Naftaali,

Saliendo de Nazaret, fue a vivir en Capernaúm, que está junto al mar, en la región de Zabulón y de Neftalí;

14 i nay noqoto wixii nebi Isayos lagaga dhex hadlay, isagoo leh,

para que se cumpliera lo que fue dicho por medio del profeta Isaías, cuando dijo:

15 D hulka Sebulun iyo dhulka Naftaali, Xagga jidka badda, Webi Urdun shishadiisa, Galili quruumaha ka mid ah,

“¡ Tierra de Zabulon y tierra de Neftali, camino del mar, al otro lado del Jordan, Galilea de los gentiles (de las naciones)!

16 D adkii fadhiyi jiray gudcurka Ayaa iftiin weyn arkay, Kuwii fadhiyi jiray dalka iyo hooska dhimashadana, Iftiin baa u baxay. Bilowgii Wacdiga Ciise

El pueblo asentado en tinieblas vio una gran Luz, y a los que vivian en region y sombra de muerte, una Luz les resplandecio.”

17 M arkaas dabadeed Ciise wuxuu bilaabay inuu wax ku wacdiyo oo yidhaahdo, Toobadkeena, waayo, boqortooyadii jannadu waa dhow dahay. Ciise Wuxuu U Yeedhay Xertiisii U Horraysay

Desde entonces Jesús comenzó a predicar: “Arrepiéntanse, porque el reino de los cielos se ha acercado.” Llamamiento de los Primeros Discípulos

18 M arkuu badda Galili ag marayay wuxuu arkay laba walaalo ah, Simoon kii Butros la odhan jiray iyo Andaros oo ahaa walaalkiis, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kalluumaystayaal.

Andando Jesús junto al mar de Galilea, vio a dos hermanos, Simón, llamado Pedro, y Andrés su hermano, echando una red al mar, porque eran pescadores.

19 O o wuxuu ku yidhi, I soo raaca, waxaan idinka dhigayaa kuwa dadka jillaabta.

Y les dijo: “Vengan en pos de Mí, y Yo los haré pescadores de hombres.”

20 M arkiiba intay shabagyadii ka tageen, ayay raaceen isagii.

Entonces ellos, dejando al instante las redes, Lo siguieron.

21 M arkuu meeshaas hore uga socday wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah, Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa, iyagoo aabbahood doonnida kula jira oo shabagyadoodii hagaajinaya, wuuna u yeedhay.

Y pasando de allí, Jesús vio a otros dos hermanos, Jacobo (Santiago), hijo de Zebedeo, y Juan su hermano, en la barca con su padre Zebedeo, remendando sus redes, y los llamó.

22 M arkiiba doonnidii iyo aabbahood way ka soo tageen oo way raaceen. Ciise Wuxuu Ku Wareegay Oo Ka Shaqeeyey Galili

Y ellos, dejando al instante la barca y a su padre, Lo siguieron. La Fama de Jesús se Extiende

23 C iise ayaa Galili oo dhan ku wareegay, isagoo sunagogyadooda wax ku baraya oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyaya oo bukaan oo dhan iyo cudur oo dhan bogsiinaya dadka dhexdiisa.

Y Jesús iba por toda Galilea, enseñando en sus sinagogas, proclamando el evangelio (las buenas nuevas) del reino, y sanando toda enfermedad y toda dolencia en el pueblo.

24 W arkiisuna waa gaadhay Suuriya oo dhan, oo waxay u keeneen kuwii bukay oo dhan, oo cudurro kala cayncayn ah iyo silic qabay, iyo kuwo jinni qaba, iyo kuwo suuxdin qaba, iyo kuwa curyaan ah, wuuna bogsiiyey.

Se extendió Su fama por toda Siria; y traían a El todos los que estaban enfermos, afectados con diversas enfermedades y dolores, los endemoniados, epilépticos y paralíticos, y El los sanaba.

25 W axaana raacay dad badan oo ka yimid Galili iyo Dekabolis iyo Yeruusaalem iyo Yahuudiya iyo Webi Urdun shishadiisa.

Y Lo siguieron grandes multitudes de Galilea, Decápolis, Jerusalén y Judea, y del otro lado del Jordán.