Sabuurradii 53 ~ Salmos 53

picture

1 N acaskaa qalbigiisa iska yidhi, Ilaah ma jiro. Iyagu waa qudhun, oo waxay faleen xumaan karaahiyo ah, Oo mid wanaag falaa ma jiro.

El necio ha dicho en su corazón: “No hay Dios.” Se han corrompido, han cometido injusticias abominables; No hay quien haga el bien.

2 I laah wuxuu samada hoos uga soo fiiriyey binu-aadmiga, Bal inuu arko hadday kuwo wax garanaya oo Ilaah doondoonaa jiraan.

Dios ha mirado desde los cielos sobre los hijos de los hombres Para ver si hay alguien que entienda, Alguien que busque a Dios.

3 M idkood kastaaba dib buu u noqday, oo dhammaantood waxay wada noqdeen dad nijaas ah, Oo mid wanaag falaa ma jiro, midnaba.

Todos se han desviado, a una se han corrompido; No hay quien haga el bien, no hay ni siquiera uno.

4 M iyaanay aqoon lahayn xumaanfalayaasha dadkaygii u cuna siday kibista u cunaan, Oo aanay Ilaah baryin?

¿Acaso no tienen conocimiento los que hacen iniquidad, Que devoran a Mi pueblo como si comieran pan, Y no invocan a Dios?

5 I yagu halkaasay aad ugu cabsadeen meel aan cabsiyu jirin, Waayo, kii ku ag degay inuu kugu soo duulo Ilaah baa lafihiisii kala firdhiyey, Oo iyagaad ceebaysay, maxaa yeelay, Ilaah baa iyaga diiday.

Donde antes no había terror, allí tiemblan de espanto, Porque Dios esparció los huesos del que acampaba contra ti; Tú los avergonzaste, porque Dios los había rechazado.

6 B adbaadada reer binu Israa'iil bal may Siyoon ka timaado! Marka Ilaah dadkiisa maxaabiisnimada ka soo celiyo, Ayaa reer Yacquub rayrayn doonaa oo reer binu Israa'iilna farxi doonaa.

¡Oh, si de Sion saliera la salvación de Israel! Cuando Dios restaure a Su pueblo cautivo, Se regocijará Jacob y se alegrará Israel.