1 R abbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Whakawhetai ki a Ihowa, he pai hoki ia: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
2 K u mahadnaqa Ilaaha ilaahyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Whakawhetai ki te Atua o nga atua: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
3 K u mahadnaqa Sayidka sayidyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Whakawhetai ki te Ariki o nga ariki: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
4 K an keligiis sameeya yaabab waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
E mahi nei tona kotahi i nga merekara nunui: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
5 K an samada waxgarashada ku sameeyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I tohunga rawa nei ki te hanga i nga rangi: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
6 K an dhulka biyaha korkooda ku goglay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I whakatakoto nei i te whenua ki runga ki nga wai: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
7 K an sameeyey iftiimmo waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ki te kaihanga i nga whakamarama nunui: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
8 Q orraxdu inay maalinta xukunto, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I te ra hei tohutohu i te awatea: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
9 D ayaxa iyo xiddiguhuna inay habeenka xukumaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I te marama me nga whetu hei tohutohu i te po: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
10 K an Masar curadyadii ka laayay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ki te kaipatu i Ihipa, ara i a ratou matamua: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
11 O o reer binu Israa'iilna ka soo dhex saaray, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
A arahina mai ana a Iharaira i waenganui i a ratou: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
12 K an kaga soo bixiyey gacan xoog badan iyo cudud fidsan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Na te ringa kaha me te takakau maro: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
13 K an Badda Cas kala qaybiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I tapahi nei i te Moana Whero a motu rawa: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
14 O o reer binu Israa'iilna dhex marshay iyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
A meinga ana a Iharaira kia haere ra waenganui: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
15 L aakiinse Fircoon iyo ciidankiisiiba wuu ku afgembiyey Badda Cas dhexdeeda, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
A hurihia ana a Parao me ana mano ki te Moana Whero: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
16 K an dadkiisa cidlada dhex hoggaamiyey, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I arahi nei i tana iwi ra te koraha: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
17 K an boqorro waaweyn wax ku dhuftay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I patu nei i nga kingi nunui: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
18 O o laayay boqorro caan ah, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I whakamate nei i nga kingi rongo nui: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
19 K uwaas oo ahaa Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I a Hihona kingi o nga Amori: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
20 I yo Coog oo ahaa boqorkii Baashaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I a Oka kingi o Pahana: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
21 O o dalkoodiina u bixiyey dhaxal ahaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
A homai ana to ratou whenua hei kainga pumau: he mau tonu hoki tana mahi tohu;
22 K aasoo ahaa dhaxalkii uu siiyey addoonkiisii Israa'iil, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Hei kainga pumau mo Iharaira, mo tana pononga: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
23 K an ina soo xusuustay markaan gunta ahayn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
I mahara nei ki a tatou i to tatou itinga; he mau tonu hoki tana mahi tohu:
24 O o inaga soo samatabbixiyey cadaawayaasheennii, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
A whakaorangia ana tatou i o tatou hoariri: he mau tonu hoki tana mahi tohu.
25 K an cunto siiya wax kastoo jidh leh, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Ko ia te kaihomai i te kai ma nga kikokiko katoa: he mau tonu hoki tana inahi tohu.
26 K u mahadnaqa Ilaaha samada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.
Whakawhetai ki te Atua o te rangi: he mau tonu hoki tana mahi tohu.